Madaxweynihii Dalka Yemen Oo Iscasilay Iyo Khalkhal Siyaasadeed Oo Dalkaasi Foodda La Galay
Sanca:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Cabdurabbah Mansur oo ahaa madaxweynihii dalka Yemen iyo xukuumaddiisii ayaa istiqaaladooda gudbiyey maalmo kadib markii ay Maleeshiyada Xuutiyiintu la wareegeen Madaxtooyada Dalkaasi iyo Goobo kale oo muhiim ahaa. Iscasilaada madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, ayaa horseedi karta in Yemen ay gasho xaalad siyaasadeed oo khatar ah, waxana maalintii shalay uun la sheegay in labada dhinac ay gaadheen…
