Qurbejooga Hargeysa oo Canbaareeyay damaca ciidamada ee Dhulka Masalaha iyo isku duubnida shacabka ka soo horjeestay
London Jan 26, 2015(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee qurbaha, khaasatan Beelaha Bartamaha,Bariga iyo Konfurta Hargeysa ayaa baaq ay soo saareen waxa ay uga hadleen dhacdadii ciidamada Somaliland ay isugu dayeen in ay ku boobaan dhul kuyaal xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa, Baaqa oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Beesha ayaa sidaan u dhignaa: Ka:Muwaadiniinta reer Somaliland ee…
