“Safarka Madaxweynuhu Waa Kaambayn Aan Xilligiisii Gaadhin Iyo Indha Sarcaad Ay Dadka Ku Madadaalinayaan” Xisbiga Ucid
Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer Ahna Xoghayaha-War-Faafinta ee xisbiga ee gobolkaa Mukhtaar Mahamed Jama X Diiriye(M Nadaara), ayaa war uu soo saaray, ku sheegay safarka madaxweynaha kaambayn aan xilligiisii la gaadhin. Qoraalkaa uu soo saarayna wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaay Bulshadda Soomaliland Wadda Ogsoontahay Socdaalka Uu Madaxweynuhu Ku maraayaay Goboladda soomaliland…
