Al-Shabaab Leader, Yusuf Dheeg, Killed in US Airstrike

    Mogadishu, 6th February 2015 – The Federal Government of Somalia (FGS) welcomes the death of al-Shabaab’s Chief of External Operations with responsibility for intelligence and security planning, Abdi Nur Mahdi, also known as Yusuf Dheeg, in an airstrike on January 31st, 2015. HE the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has on a number of…

    Read More

      Akhri War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Muqdisho Uga Socday Xasan Sheekh Iyo Madaxda Maamul-goboleedyada Somalia

      Muqdisho:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Shirkii saddexda Maalmood magaalada Muqisho uga socday Madaxweyne Xasan sheikh iyo Madaxweyneyaasha Maamul-goboleedyada Somalia, ayaa maanta lasoo afjaray, waxana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban saddex qoddob. Caasimadda Somalia, ayaa maanta lagu qabtay Xaflad lagu soo gunaanaday Shirkaas, waxana Aarkii dhinacyadii halkaas ku shirayey soo saareen War-murtiyeed ka kooban 12-Qodob. Halkan ka Akhri warmurtiyeedka. 1….

      Read More

        Xal u helida muranka Maamulka Hawada sare ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, wuxuu ku jiraa “wada hadalo farsamo” oo gooni ah, kana madax banaan “wada hadalka siyaasadeed” ee hadda socda.

        Tan iyo markii uu bilowday wadahadalka Siyaasadeed (Political dialogue) ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, Feb 2012ka ilaa maanta, waxa la qabtay kulano heerkoodu kala duwan yahay, kuwaas oo ka kala dhacay magaalooyinka London (February, 2012), Dubai (June, 2012), Istanbul (April, 2013, Jan, July, 2014) iyo Djibouti (Dec, 2014). Shirarkan waxa lagaga wada hadlay, laguna…

        Read More

          Somali PM unveils new cabinet lineup

          MOGADISHU (AA) – Somalia’s Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke on Thursday unveiled a 40-strong cabinet lineup. In a press conference in Mogadishu, Sharmarke said the new cabinet would include 26 ministers and deputy ministers as well as 14 state ministers. The new government, which featured many new faces, also included a new ministry for women….

          Read More

            Somali-American charged with lying in FBI probe

            MINNEAPOLIS — A Somali-American who traveled by bus from Minneapolis to New York City with three other men and then tried to board a flight for the Middle East was charged Thursday in St. Paul with lying to the FBI during a terrorism investigation. Hamza Ahmed was arrested Thursday morning in the Twin Cities by…

            Read More

              Cali Gurey oo soo jeediyay in la taageero Guddida Doorashooyinka Somaliland

              Hargeysa Feb 06,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa soo jeediyay in Guddida doorashooyinka Somaliland laga daayo hagardaaminta si ay howshooda u gutaan, Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidaa ku sheegay qoraal sidan u qornaa oo uu dhigay bogiisa Facebook: “Doorasho xiligeedii ku qabsoonta iyada tuur taa. Komishanka Doorashooyinka in kasta oon anigu ka…

              Read More

                Baqdaad Oo Sabtida Berri ah Laga Qaadi Doono Bandoo Sanado ahaa Oo Xilliga Habeenkii Saarnaa

                Baqdad:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Maalinta Berri ee Sabtida ah ayaa la shaaciyey in la qaadi doono Bandoo sanado badan soo taxnaa uu saarnaa Caasimadda Ciraaq ee Baqdaad. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha guddaha waxa uu sheegay in Rai’sal wasaare Haider Al Abadi uu amray in la soo afjaro bandawga sabtida, taas oo farxad gelisay shacabka caasimadda ku nool oo…

                Read More

                  “Ninka ugu daran ee Beelnimada wada ee muddo-kordhinta wada ee leh Guurtidii baan halkan ku hayaa waa Guddoomiye Saleebaan Gaal” Maxamed Yaasiin

                  London:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Dekedaha Somaliland Maxamed Yaasiin Xasan, ayaa Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee  dalka iyo Sida u noqon doono mustaqalka dhaw ee Dalku. Maxamed Yaasiin oo u warramayey TV-ga Royal, ayaa  si gaar ah uga Hadlay arrimaha doorashooyinka dalka kusoo foolka leh, waxana uu tilmaamay in haddii doorashada Madaxweynenimo…

                  Read More

                    Faraqa u dhexeeya Isbedel doonkii Kulmiye iyo Kan Laydhiisu dalka Ruxday 2015 Iyo Cali Sanyare(DHEGEYSO PRT2)

                    Geneva Feb 06,2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Wareysigan oo taxane noqon doona ayaad maqli doontaan maalin walba oo jimce ah dhawrka todobaad ee…

                    Read More

                      Qaramada Midoobay Oo Walaac Weyn Ka Muujisay Joojinta Lacagaha Soomaalida Looga Diro Dibadaha Oo Meelo Maraykanku Kamid Yahay Carqaladi Kaga Socoto

                      New York:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Kadib markii Baanka ugu weyn goobaha xawaaladaha Maraykanku lacagaha kasoo xawilaan ku dhawaaqay inuu xidhayo Akkoonadii soomaalidu ku lahayd, ayey qaramada Midoobay arrintaas walaac xoogan ka muujiysa. Nicklos Key oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, ayaa arrintaas ka digay, waxana uu carrabka ku adkeeyey in lacagaha soomaalidu ka hesho dhanka xawaaladuhu ay…

                      Read More

                        Ifafaale Muuqda oo Ku Wajahan Mudo Kordhinta Madaxweynaha iyo Wacad furka Balan uu Shacabka u qaaday 2 Sanno ka Hor

                        Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)-Muddooyinkan dambe waxa soo baxaya hadalo iyo calaamado tilmaamaya in Madaxweynaha loo samayn doono muddo kordhin, iyadoo ay shantii  sano ee loo doortay hoggaaminta Somaliland ku eegtahay bisha June ee sannadkan. Xisbiyada mucaaradka ayaa aad uga diga muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo, waxaanay ku baaqaan in doorashada madaxtooyada iyo Baarlamaanka lagu…

                        Read More

                          Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Gaadhi Galay

                          Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)-Gaadhi noociisu uu yahay kuwa raaxada ayaa shalay galab duqeeyay gidaarka xarunta Xisbiga Kulmiye ee Magaaladda Hargeysa. Gaadhigan oo uu noociisu ahaa Cressida ayaa ka soo taraaray  dalcada dhinaca waqooyi ka marta xisbiga Kulmiye oo uu sii fananayay, waxaanu umiyay dayrka Xarunta Xisbiga Kulmiye. Ma jiro cid wax ku noqotay gidaarkaasi,. Haseyeeshee…

                          Read More

                            “Deeqbixiyayaashu Waxay Xisaabiyeen In Doorashooyinku Ay Dhacayaan Badhtamaha Sanadkan” Gudoomiye Cirro

                            Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo waraysi siiyay Telefisnanka HCTV, ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka iyo deeq bixiyeyaashu ay doonayaan in doorashooyinka Somaliland ay dhacaan badhtamaha sanadkan aynu ku jirno,waxaana uu guddoomiye Ciiro ka dhawaajiyay in dib u dhaca hawlaha…

                            Read More

                              Wasaarada Caafimaadka oo Joojisay Xayaysiisyada Caafimaad ee Warbaahinta lagu soo bandhigo

                              Hargeysa, 06. Feb 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye), ayaa shalay qoraal uu soo saaray wuxuu ku mamnuucay xayaysiisyadda loo sameeyo caafimaadka, waxaanu warbaahinta iyo shirkadaha telefoonada uga digay  xayaysiis u samaynta arrimaha caafimaadka karin.Sidaana wuxuu wasiirku ku sheegay qoraal wareegto ah  uu soo saaray, taasoo u dhignayd sidan; “Waxaanu ku wargelinaynaa…

                              Read More

                                Faraqa u dhexeeya Isbedel doonkii Kulmiye iyo Kan Laydhiisu dalka Ruxday 2015 Iyo Cali Sanyare

                                Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)-Akhristayaal waxaanu hore idiinku soo gudbinay waraysi ay shabakadda wararka ee qurbejoog ay la yeelatay wasiirkii qorshaynta ee xukuumadii hore Md. Cali Ibrahim Maxamed (Sanyare) kaas oo uu kaga hadlay xaaladaha siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalka ka taagan. Maanta waxa Md. Cali-Sanyare la su’aalay inuu sharaxo faraqa u dhexeeya isbedelkii doonkii KULMIYE…

                                Read More

                                  Somaliland oo daboolka ka qaaday inay Fulin doonto Gacan ku dhiiglayaasha ku Xukuman falalka Qisaasta ah

                                  Hargeysa 06.Feb 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa cadaysay inay fulin doonto kiisaska dilka ah ee ay gacanta ku hayaan, iyadoo ku hanjabtay in sida ugu dhaqsaha badan loo bilaabi doono fulinta qisaaskaas. Wasiir ku xigeenka Amniga Cali Maxamed Cilmi ayaa mar uu ka hadlaayey Munaasibad loo qabtay Habeen hore saraakiil Boolis ah oo tababar dhamaystay sheegay…

                                  Read More

                                    Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

                                    Muqdisho, Feb,6,2015(SDN/QJ)Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya. Magacyada Golaha Wasiirrada , Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiirro ku-xigeenda 05/02/2015 Magacyada Wasiirrada   1.Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen 2. Cabdulqaadir Shiikh Cali…

                                    Read More

                                    Xulka Ivory Coast oo Final u Soo Baxdey Markii Aay 3-1 Ku Sasabtey Congo Iyo Ghana oo Wadnaha Farta Ku Haysa (Ila Daawada Goolashii Macaanaa ee Ivory Coast) By Jaahuur.

                                    Equatorial Guinea-Feb-05-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna xagaayo iyo Equatorial Guinea oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Afrika (Cup of Nation). Haddaba walow la gudagaley (Semi Finals) ayaa shaley Feb-04 waxaa final u soo baxay xulka ivory Coast markii 3-1 ku macasalaameeyeen xulka R,D of Congo,maanta Feb-05 waxaa madaxa isla galidoona…

                                    Read More

                                      Daawo:Xoghayaha Arimaha Dibada Dalka Maraykanka Oo Maanta Gaadhay magaalada Kiyeef Ee Dalka Ukrine Isagoo La Kulmi Doona Madaxwaynaha Dalkaasi

                                        Hargeisa 05/2/2015(SDN/QJ)xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka ayaa maanta gaadhay magaalada keiev  ee dalka ukrine isagoo la kulmi doona madaxwaynaha dalka ukrine iyagoo ka wada hadli doona sidii loo xalin lahaa xaalada adeg ee gooni u goosatada ruushku taagero http://www.youtube.com/watch?v=cQ8GL_wT2xg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                      Read More