Xisbiyada Mucaaridka oo Cod Dheer kaga digay aqbalaada Mudo Kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo DAAWO
Hargeysa:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Labada Xisbi-mucaarid ee Waddani iyo Ucid, ayaa ku dhawaaqay Guddiyo isku dhaf ah oo ay yagleeleen, kuwaas oo salka ku haya sidii loo dardargelin lahaa Arrimaha Doorashooyinka ee Dalka kusoo foolka leh, isla-markaana ay u abuuri lahaayeen Mucaaridad xooggan oo dalku yeesho. Shir Jaraa’id oo maanta Guddiyadan labada xisbi Ka Socotaa ku qabteen Magaalada Hargeysa,…
