Wasiirka Duulista oo Tafaasiil ka Bixiyay Xeerka Duulista Madaniga ah DAAWO

    Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka duulista Iyo hawada Oo Hortagay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, Sharaxaadna ka Bixiyey Xeerka Duulista madaniga ah ee Somaliland “ Wuxuu xeerkani caawinayaa Meeqaamkeena aynu ku doonayno in hawadeena aynu gaar u maamulano, Waxaan Golaha si xushmad leh ugu cosanaynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo qabyo tiro.” Wasiirka Duulista JSL Hargeysa…

    Read More

      “Dekedii Berbera Waxa La Hor Dhigtay Isbaaro Sharci Daro Ah……” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

      Hargeysa, 24 March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakiilada, kana soo jeeda deegaanka gobolka saaxil, ayaa ka hadlay cashuuro uu ku tilmaamay sharci-daro oo lagu soo rogay baabuurta ka soo dega dekeda Berbera, isla markaana wuxuu sheegay in aanu shacabku u hoggaansami Karin waxaan soo marin Golaha Wakiilada, Balse ilihii…

      Read More

        “Badhsaabka Gobolka Saaxil Waa Mooryaantii Xamar Oo Dib Loogu Casriyeeyay Somaliland….” Cali Guray

        Hargeysa, 24March 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Cali Guray, ayaa badhasaabka Gobolka Saaxil ku tilmaamay mooryaantii Xamar oo dib loogu casriyeeyay Somaliland, isla markaana wuxuu sheegay in Madaxtooyadu noqotay abeeso bakayle liq ah oo aan waxba ku marganayn. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u quusgooyay hankii Musharaxnimo ee Muuse Biixi

          Hargeysa Mar 23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxa uu madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo la hortgay qorshe uu ku xasilinayo hankiisa siyaasadeed ee uu mudada ku hamiyay. Md Muuse Biixi ayaa la sheegay in dhawaan uu ku guuleysay in uu marwada madaxweynaha ku qanciyo qorshe Kulmiye u suurtogelinaya mudo kordhis loo sameeyo Madaxweynaha isla…

          Read More

            Daawo:Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Oo Cod Dheer Ku Shegay Inaanay Tagero Siinayn Wadani Iyo Tagero Ay Ka Muuqato Buuxinta Booskii Barkhad Oo Xukuumada Siilanyo U Muujiyey

            Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)mid kamida siyaasiyinta beelaha gabboye oo shegay  inan beelaha uu ka soo jeeda  wax taagero ah u miijnayn xisbiga wadani  kuna biirayn isagoo baaq  u diray  raxnttii saladinta ,boqorada gabooye ee u barkhad jaamac batuun hor kacayey  isagoo taagero bladhan u muujiyey xikuumada silanyo https://www.youtube.com/watch?v=GeunF9H9fX4 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Hadii Xisbiga Wadani Wax Naga Siin Waayo Talada Dalka Anagu Ka Guurimayno Somaliland Gabooyena Waa Balaadhan Yahay Kii Ka Guurayaa Isagay Jirtaa Qabooyena Shakhsi Ma Matalo”Suldaan Abu Sufyaan

              Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)suldanka abu sufyaan oo ka mida saladinta somaliland  ahna sulaadn ka ida sladinta beelaha gabooye ayaa baaq ka soo saray  hadal ay qaar  ka mida sladiinta soo saren oo sheegay  inaan beelaha gaboye  hadii wadani  waxba ku soo kordhin waayo aanay dalka ka qixi doonin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Tacsi ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xuseen Maxamuud Cqwaale ( Gacmo.dheere )

                Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Xuseen Maxamuud Cqwaale ( Gacmo.dheere ) oo Galabta Makhribkii 22/03/2015 Gacan Mujim Ku Baxay Tuulada Qoton-Dabo ee Deg/ Saba Wanaag Gobolka Maroodi Jeex.  Aniga oo ku Hadlaaya Magaca Golaha Cuqaasha Beelaha Daa’ud Garxajis ( Cidagale ), Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii…

                Read More

                  Dhalin Bilaa Dhuuxa

                  xooga qaran kastaa ku dhaataa waa dhalintiisa, waxana taas feedh-yaala hadii xoogaas tubta toosan loo dhigi waayo, in xoogaasi noqon doono xaabadii qarankaas lagu gubi lahaa, waxa kale oo manta qarankeena hor-yaal weydiimo aad u badan kuwaas oo ah weydiimo hadii aan laga war-celin ay adag tahay in qarankani sii jiro, waxana weydiimahaas ugu weyn….

                  Read More

                    WASIIR SHUCAYB BALAAYO MAAHEE, BASHIIR TUKAALE AYAA BALAAYO AH

                    Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan bah waynta saxaafada S/land gaar ahaan shaqaalaha iyo hawlwadeenada  qurbejoog.com. Sidaynu wada ogsoonahay dawlada uu madaxwaynaha ka yahay                     Axmed Maxamed Maxamuud silaanyo waa dawladii ugu wax qabadka badnayd ee  soo marta dalka waxaana hubaal ah inay doorashada soo socota ku guulaysan doonto (INSHA- ALLAH) Wasiir Shucaybna intii uu…

                    Read More

                      St. Cloud officials meet with Somali students over treatment

                      ST. CLOUD, Minn. (AP) — St. Cloud school officials have met with Somali parents, community elders and students after Somali-American students walked out to protest their treatment. The meeting happened Thursday, a day after students, including 18-year-old Nasteho Dini, walked out of St. Cloud Tech High School, according to Minnesota Public Radio News (http://bit.ly/1C04YQ2 ). Dini…

                      Read More

                        Daawo:Maayarkii Gabilay Oo Codkii Dadwaynaha Ku Doorsaday Xukuumada Cimrigedu Gabogabo Yahay Iyo Wasaarad Shaqayn

                        Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)munaasibad  uu xilka kula waregayey  wasiirka dhawaan looso magacabay wasarda warshdaha somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay  wasiirki xigeenkiisa  oo hore xilka ugu wareejiyey wasiirkii iska casilay wasaradsi abiib diiriye nuur https://www.youtube.com/watch?v=pSdVWs7VwsY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Xisbiga Waddani UK oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay DR Mustafe C/laahi Kaydsane oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Heer Qaran.

                          London23Mar15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani UK ayaa Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay, Dr Mustafe C/laahi Jaamac Kaydsane oo dhawaan ka yimi Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, kana mid ah Xubnaha Sarsare ee Xisbiga Waddani. Kulan kan oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiga Waddani UK ayaa waxa kasoo qayb galay, Masuulin ka mid ah Xisbiga waddani  Qaaradda Yurub,Gudida UK iyo…

                          Read More

                            Diiwaangelintii Muwaadiniinta Burco Laga Waday Oo Istaagtay, Lacagtii Shaqaalaha Oo La Lunsaday Iyo Shacabka Oo Meehanaabaya Goobihii Xidhmay

                            Burco:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Gebi ahaanba waxa istaagtay Diiwaangelintii Muwaadiniinta oo haatan laga waday Gobolka Saaxil, waxana Suuqa iska galay Shaqaalihii Hawsha waday, kadib markii ay waayeen Lacagihii ay qaadan jireen ee mushaharka ahaa. Sidoo kale waxa la sheegayaa inay Go’een Waraaqihi iyo dhamaanba agabkii diiwaangelinta lagu waday ee shaqaalahaasi gacanta ku hayeen. “Waxaan doonayay inaan iska diwaan-geliyo goobtan…

                            Read More

                              Kala Shaki Ka Dhex Jira Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Keenay In Dhaawacyo Soo Gaadhaan Saraakiil Sarsare

                              Garowe:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Kala shaki  ka dhashay Weerarrada qorshaysan ee Kooxda Al-shabaab ku hayaan Deegaanada Puntland, ayaa keenay in ciidanku toogtaan saraakiil iyaga katirsan oo Hawlo amni ku gudo jirey. Ciidamo ku sugnaa Bar Kantarool oo ku taalla Gudaha Garowe, ayaa Rasaas ku furay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Puntland, waxana Halkaas ku dhaawacmay Sarkaalkii iyo Askari kale…

                              Read More

                                Xasan Sheekh Oo Amar Ku Bixiyey In Ciidanka Nabadsugiddu Xoog Kula Wareegaan Tiro Gaadiidka Aan Xabaddu Karin ah Oo Uu Ra’isal Wasaarihii Hore Gacanta Ku Hayey

                                Muqdisho:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Tiro kamid ah Gaadiidka aan Xabaddu Karin oo uu gacanta ku hayey Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia, ayaa Ciidanka Nabad-sugiddu  si xoog ah ugala soo wareegeen Aqalka uu deggenaa Cabdiweli sheikh Axmed. Ciidanka Nabad Suggida oo watay dhowr ka mid ah gaadiidka dagaalka, ayaa Jimcihii gudaha u galay hoyga Ra’iisal Wasaarihii hore. Waxayna ka soo…

                                Read More

                                  Askari Ganacsade Caan ahaa Toogasho Ugu Geystay Degmada Qotton iyo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hoggaanka Mucaaridka Oo Tacsi u Diray

                                  Hargeysa:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Askari katirsan Ciidanka Ilaalada Bar Kontarool oo ku taalla Gudaha Magaalada Qotton ee Gobolka Daad-madheedh, ayaa Toogasho ku dialy Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada xoolaha dhoofisa dalka, isla-markaana caan ka ah Somaliland. Marxuumka oo ka mid ahaa wafti uu hogaaminayay Wasiirka Caafimaadka jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan…

                                  Read More

                                    “Marna ma suurawdo in cid gaari qaranka qalin shubataysto” Gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha G/Wakiilada SAWIRO

                                    Hargaysa 23.March 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha GudidA Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada JSL mudane Cumar Axmed Saleebaan (Cumar Sanweyne) ayaa kulan la qaatay ganacsatada soo dejisa Baabuurta. Ganacsatadan oo gudida u soo gudbiyey Cabashada ay ka qabaan lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay marka ay baabuurta dekeda kala soo degaan. Waxay gudida Ganacsatada soo…

                                    Read More