Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Soo Dhaweeyey Taageerayaal Beelaha Gabooye Katirsan Oo Kusoo Biiray
Hargeysa:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Kulmiye, ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Taageerayaal kasoo jeeda Beelaha Gabooye oo kusoo Biiray, kuwaas oo loo qabtay Munaasibad heersare loo abaabulay. Munaasibadda Taageerayaashan lagu soo dhaweynayey oo lagu qabtay Hutel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa kasoo qaybgalay, Hoggaanka Xisbiga, Hormoodka Beelaha Gabooye, Salaadiin, Xildhibaanno, Taageerayaal iyo Marti-sharaf kale, waxana Halkaas Hadallo kasoo jeediyey…
