Madaxweyne Siilaanyo iyo Shacbi Tiro badan oo ka qayb galay Aaska Alle ha u naxariistee Ganacsade Xuseen Gacmo dheere Iyo Weedhihii laga Yidhi DAAWO
Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxda kale ee Qaranka sida Gudoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada, madaxda axsaabta Qaranka, xubno ka tirsan glolaha wasiirada, salaadiin,culima’udiin iyo dadweyne faro badan ayaa maanta ka qayb galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Xuseen Gacmo-dheere oo ka mid ahaa odayaashii…
