Gaadiid Xambaarsan Saanado Militeri Oo Xalay Hargeysa Ka Gudbay, Afkana Saaray Dhinaca Ethiopia

    Hargeysa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Tiro Gaadiid ah oo ay Saaran yihiin Agabka Kontinnarada iyo Qaarka mid ah Gaadiidka Dagaalka,   ayaa Xalay saqdii dhexe  dhexmaray Jidweynaha Magaalada Hargeysa, waxana ay u jihaysnaayeen Dhinaca Dalka Ethiopia. Gaadiidkan oo ay dadweynaha intoodii soo jeedday xalay isha ku hayeen, ayaa waxa ay kasoo jiraacdeen dhinaca Dekedda Berbera, waxana Gaadiidkaasi ay lahaayeen Taarikada Waddanka…

    Read More

      Tirada Dad Reer Kenya Ee Gacanta Shabaabka Ku Jira Oo La Shaaciyey

      Nairobi:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Dagaalka iyo Cadaawadda dhextaalla ee waddanka Kenya laga leeyahay warbixin uu sii daayey lagu sheegay in muwaadiniin Kenyaan ah oo tiradooda lagu sheegay 8 qof ay kujiraan gacanta Alshabaab. Laba ka mid ah dadka kujira gacanta Alshabaab ayaa la sheegay in la afduubay iyagoo ku sii jeeda garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo. Hooyadii dhashay muwadiniinkii…

      Read More

        Ciidankii Commandooska ahaa Ee Maraykanka Ka Joogay Dalka Yemen Oo Halkaas Iskaga Baxay

        Sana’:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Boqol kamid ahaa Ciidamada Sida gaar ah u tababar ee Maraykanka ka joogay Dalka Yemen, ayaa Halkaas iskaga Baxay, Kadib Markii uu soo xoogaystay qalalaasaha dalkaas ka aloosani. Ciidamada Mareykanka, ayaa laga daad gureeyay xerada Al Anad oo ku taala duleedka Magaalada Al-Houta, xilli Xoogaga Al Qaacidada Yemen ay  si buuxdo ula wareegeen gacan ku…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Inay Toddobaadkan Safar ugu Baxaan Dalka Kuwait Xilli Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka Aanay Meelna Saldhiganin

          Hargeisa:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Ilo wareedyo ku dhaw Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Qurbejoog.com, Madaxweyne Siilaanyo iyo Wafti sare oo uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay Toddobaadyada soo socda ama midkan aynu ku jirnoba u amba baxaan Dalka Kuwait. Madaxweynaha, ayaa la sheegayaa inay Safarkiisa ku wehelin doonaan Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirrada iyo Waliba…

          Read More

            Markaad aragto Muuqaalka Rasmiga ah ee Tahriibka Waad ka Quusan doontaa Nolosha Hadii aad ka Mid tahay Kuwa Tahriibaya DAAWO

            Libiya 22.March 2015 (SDN/QJ)- Wadanka Liibiya ayaa waxaa ka Jira Qalalaase Siyaasadeed oo Colaado ku dhisan,ma Jirto Nabadgalyo Taam ah Meel walba waxaa ka taliya qabqable dagaal. Sidaas oo ay tahay Waxaa dalkaas sii mara Muhaajiriin badan oo ka Talaabaya bada Mediterranean si ay u beegsadaan Qaarada Yurub iyagoo sii maraya Dalka Liibiya Waxay sii raacaan…

            Read More

              “Annagu hadda Dawlad ma metelno laakiin, shacabka ayaanu Metelnaa” Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan DAAWO

              Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, kana soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay Dawladda Somaliland ku metelin xilka ay iyada iyo Xildhibaanada kale ee Somaliland ka soo jeedaa Somalia ka hayaan. Foosiya oo lagu waraystay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV, ayaa la waydiiyay inay Xildhibaanada ama…

              Read More

                Hargaysa oo ay ku soo badanayaan Garoomada Goglan iyo Xiisaha dhallinyarta oo Kordhay DAAWO

                Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xuseen Axmed, ayaa furay Garoon cusub oo casri ah oo kuwa Kubadda Cagta loo diyaariyey in lagu ciyaaro ah, isla markaana laga hirgeliyey magaalada Hargeysa, waxaanu Agaasimuhu Baaq u diray Ganacsatada kala duwan ee reer Somaliland. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaruhu,…

                Read More

                  Gabadh Luuqdii Fanaanad Magool kaga qayb gashay Barnaamij Hibeedka Somaliland DAAWO

                  Hargaysa 22 March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay ka socda Telefishanka Qaranka Somaliland Barnaamij Hibeed ay ka qayb qaadanayaan dhallinyaro la timid Hibooyin kala duwan . Hadaba Ayaan Maxamed Aadan oo ka socotay Gobolka Gebilay ayaa Waxay qaaday Mid ka Mid ah Suugaanta ay ku Luuqayso Fanaanada Xaliimo Khaliif Magool Ilaahay ha u naxariistee iyo…

                  Read More

                    Go’aamo laga soo saaray Xal u helida Muranada Dhulka Somaliland iyo Gudiyo ka Hawl galaya

                    Hargaysa 22March 2015 (SDN/QJ)-  Wasiirro ka tirsan xukuumadda, Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka iyo hay’adda UN-HABITAT, ayaa isla qaatay in si midaysan looga wada shaqeeyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhasha arrimaha dhulka ee degaannada Somaliland. Warsaxaafadeed ka soo baxay Akadamiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa lagu sheegay in kulan ka dhacay xaruntooda Ayaa…

                    Read More

                      ” Doorashooyinku Somalia kama dhacayaan Sannadka 2016″ Warbixin uu soo Saaray Machadka Heritage Institute

                      Muqdisho, 22 March, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Soomaaliya ayaa la sheegay inaanay ku guulaysan doonin Qorshe beesha Caalamku taageerayso oo la doonayo in markii u horeysay muddo 24 sanno doorashooyin dimuqraaddi ahi ka qabsoomaan sannadka 2016-ka. Hadalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee laga baahiyo dib-u-dhaca doorashooyinka la qorsheeyey inay ka dhacaan Soomaaliya sannadka soo socda…

                      Read More

                        Jarmalka oo Xidh Xidhay Lix Ruux oo Looga shakisan yahay inay Xidhiidh la leeyihiin Alshabaab

                        Munich:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Jarmalka, ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Lix qof oo looga shakiyey inay xidhiidh hoose la lahaayeen Kooxda Al-shabaab. Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Jarmalka ayaa sheegay in lixda ruux ee gacanta lagu dhigay shan ka mid ah dalka Soomaaliya ay tababar ku soo qaateen sanadkii 2012-ka. Lixdan nin ayaa laga kala qabtay meelo…

                        Read More

                          Isku shaandheyntii Xukuumada Siilaanyo kuma fadhido Dawlad wadaag iyo talooyin ku saleysan dhaxalkii Awoowyaasheen

                          ” Timo Xiirista waxaa lagu bar-bartaa madaxyada kala duwan ee caruurta baariga ah  ee aan dhaq-dhaqaaqin marka loo xiiraayo”  Waxaanu hadaba la yaabay waxa uu Madaxweyne Siilaanyo u taaban waayey ee uu u saafi  waayey Madaxyada ku qal-qaaliyoobay shacabka Somaliland iyo Xukuumadiisaba.  Waxaa wax garadka fogaan araga ahi ay  isku raaceen in isku shaandheynta xukuumada…

                          Read More

                            Ergeyga mucaaridka Jabuuti USN ee Canada iyo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo kulan la qaatay Wasaarada Arrimaha Dibedda Canada

                            Ottawa Mar 21, 2015(SDN/QJ)-Wakiilka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole oo uu weheliyo Sheekha Reer Jabuuti ee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan waxa ay la yeesheen Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalkan Canada. Kulanka oo looga hadlay arrimo khuseeya Jaaliyada reer Jabuuti ee dalkan Canada iyo sidii dawlada Canada ay gacan uga…

                            Read More

                              Ninka Labaad ee Dunnida ugu Dheer oo Hargaysa Meherkiisu ka Dhacay Iyo Malxiiskiisa oo Noqday Kii ugu Gaabnaa DAAWO

                              Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)-  Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo Maanta Xafladda Farxadda meherkiisu Ka dhacay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa ayaa Dadweynaha Caasimadda oo aad u xiisanaynayay dhacdani Waxay Goobta Kula Kulmeen mid kale oo kasii xiiso badan arintii la filayay . Xuseen Maxamed Axmed iyo Marwadiisa Cusub ee Yasmiin Xasan…

                              Read More

                                Shan Sanno ka Hor Iyo Isbarbar dhiga Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Sadex Jibaarka Maanta

                                Hargaysa 21 March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu muddooyinkii u dambeeyay marba marka ka dambaysa sii kordhinayey tirada golihiisa xukuumada ee wasiirada, wasiirul dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada, waxaana muuqata inuu ka tiro badanyahay golihii wasiirada ee Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo markii uu talada wareejiyay ay tirada xukuumadiisu ahayd 56 xubnood…

                                Read More

                                  Qorshaha Ka Bixidda Soomaaliya ee Ciidamada Itoobiya iyo Dareenka Raysal Wasaare Haila Maryam Deselegn

                                  Addis ababa, 21 March 2015 SDN/QJ)- Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Haila Maryam Deselegn ayaa sheegay, in dawladdiisu kala soo bixi doonto ciiddamadeeda dalka Soomaaliya marka maamulka Soomaaliya uu hanto amaanka dalkaa, isla markaana wuxuu xusay muhimada ciidankiisu u leeyahay waqtigan nabad ilaalinta amaanka. Raysal Wasaare Haila Maryam waraysi uu siiyay telefishanka CCTV wuxuu ku sheegay, in haatan…

                                  Read More

                                    Daawo:Ma Geeyan Shacbiga Reer Somaliland Baryada Intaa Leeg Imikana Halagu Soo Celiyo Talada Shacbiga Somaliland Ayaanu Ugun Baaqayna Xukumada Axmed Siilanyo”Xubbno Ka Mida Golaha Wakilada

                                    Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)qaar ka mida xilshibanada golaha wakiilada xisbiga kulmiye ayaa maanta xukuumada madaxwayne siilanyo ku dhaliilay qaabka ay wado hadalada somaliland iyo somalia u gashay  iyagoo maanta ugu baaqay  inan shacabka somaliland meel laga dhicin https://www.youtube.com/watch?v=Ia8HOB47GuY Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

                                    Read More