Daawo:Wasiir Sacad Cali Shire Oo Wax Laga Weydiiyay Qalalaasaha Maamul Ee Hadheeyey Jaamcada Hargeisa Iyo Wixii Uu Kaga Jawaabay
Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)wasiirka qorshaynta somaliland sacad cali shire ayaa maanta wax laga waydiiyey Qalalaasaha aafeeyey maamulka jaamacada hareisa oo uu Xubnaha Hogaankeeda ka Mid yahay. Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com
