More than just Tech should respond to protest

    Another wave of ethnic tension crashed upon St. Cloud on Wednesday, this time at Technical High School, where more than 100 students and some parents protested how school officials handle their complaints about how they are being treated. Most people were of Somali descent, and their primary issues revolve around how they are treated by…

    Read More

      Prime Minister Sharmarke meets with Qatar’s Prime Minister in Doha as two nations ink co-operation agreements on Education and Aviation

      Doha, Thursday 19 March 2015 — H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke met with his Qatar counterpart H.E Abdullah Bin Nasser Khalifa al Thani in Doha today. The meeting centered on co-operation and the longstanding relationship between the two nations with the leaders agreeing on the need to forge closer ties on stabilisation, trade…

      Read More

        Xoghayaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Iyo Xubno Engera Ayaa Kormeer Indho Indhayna Ku tagay Deeganada Au Dhismaha Wadada Cad Ka Socdo (Sawiro)

        Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garo loogu jiro hirgalinta 5 Tii kilo mitir ee dawladuu  bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhuhu…

        Read More

          Daawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala Soo Degaan Tidhaa Shirkado Shisheyan Ku Wareenjinaynaa Umadani Taa Idinka Yeelimayso “Gudoomiye Ku Xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed

          Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka axmed muumin seed ayaa maanta  arinta dekada magaalada berbera  oo maalmihii ugu danbeeyey xukumada somaliland ku hawlanayd sidii dekadasi loogu wareejinlahaa s https://www.youtube.com/watch?v=b1QtuwuY1zQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Qatar Aiways Oo Duulmaadyo Ka Bilaabi Doonta Garoonka Muqdisho

            Doha:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Somalia, ayaa lagu  wadaa inay dhawaan hesho duulimaayadii labaad ee ay diyaarad caalami ahi ku timaaddo muddo 20-sano ah, kadib markii Diyaarada Qatar Airways  ay shaacisay inay duulimaadyo ka bilaabi doonto. Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Axmed jaamac Jengeli ayaa sheegay in heshiiska dhinaca duulista hawada ee ay kala saxiixdeen dhigiisa Qatar uu suura…

            Read More

              “Cali Khaliif hadii uu Maamul Doonayo inuu kan maamulo ayaa ka fiican inta uu tagayo meesha Hargaha lagu cuno……”Xil. Indho Indho

              Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Maxamed Xasan(indho indho) oo ah Mudane katirsan Golaaha Guurtida, lagana soo doorto Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay tabashada Gobollada Bariga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in arrintaas wax laga qabto. Xildhibaan Indho indho oo maanta warbaahinta la Hadlay, ayaa  sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo wax badan ka qabatay tabashooyinka Deegaanada Darafyada,…

              Read More

                Xoghayaha Guddida Ee Dhismaha Waddda Cad Iyo Qaar Ka Mid ah Engineerrada Waddadaas Oo Kormeer Ku Tegey Deegaanka Qoolcaday

                Hargaysa 19March15(SDN/QJ) Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garow loogu jiro hirealinta 5-tii kiiloo mitir ee dawladdu bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhu…

                Read More

                  Guddoomiyihii Hay’adda Muslim Aid Somalia u Qaabilsanaa Oo Maalintii Saddexaad Ku Jira Xabsiga Godka Jinicaw Iyo Sababaha Xadhigiisa Lala Xidhiidhiyey

                  Muqdisho:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Madaxii Hay’adda Muslim Aid Somalia u qaabilsanaa Maxamed Muumin, ayaa maalintii saddexaad ku jira Xabsiga Godka Jinicow oo ay ku xidheen Hay’adda Nabad Suggida Gobolka Banaadir. Guddoomiye Maxamed Muumin ayey Saraakiil katirsan Hay’adda Nabadsugidda Somalia kasoo qabteen Gurigiisa oo ku yaalla Degmada Xamar-weyne, waxana isla markiiba loo dhaadhiciyey Xabsiga Godka Jinicow, iyadoo xadhigiisana la sheegayo…

                  Read More

                    Sawirrada Sarkaal Hore Uga Tirsanaan Jirey Ciidamada Maraykanka, Haatanna Ku Biirayey Xoogagga Daacisho Oo Lasoo Bandhigay

                    New York:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Maraykanka, ayaa shaacisay Sawirrada iyo magaca Sarkaal hore uga tirsanaan jirey ciidamada Cirka waddanka Maraykanka oo Haatan ku Biirayey Xoogagga Daacish ee ka dagaallamaya Dalalka Syria iyo Ciraaq. Sawarrada iyo magaca ninkan, ayaa waxa haatan baahiyey Wargeyska The independent oo soo xiganaya New York Times, waxana qoraalkaan lagu sheegay in sirdoonka Maraykanku…

                    Read More

                      Ciidanka Kenya Oo Duqaymo ay Sameeyeen Ku Dilay Hooyo Soomaaliyeed Iyo 3-Carruur ah Oo ay Dhashay

                      Garbahaarey:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Duqaymo ay geysteen Ciidamada keyanka ah ee Gudaha somalia ku sugan, ayaa wax aka dhashay khasaare ku habsaday Qoys Soomaaliyeed oo ku   Gedo, ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida dadka deegaanku warbaahinta u sheegeen, goobaha ciidankau duqeeyeen, waxaa kamid ah   Qayla-Dhaawe, Toblow iyo Garba-joog oo ku yaalla Duleedka Magaalada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, waxana Madaafiicdaas ridayey…

                      Read More

                        Maraykanka Oo Arrimo Ammaan u Xidhay Safaaraddii Uu Ku Lahaa Dalka Djibouti Iyo Mudadda La Furi Doono

                        Djibouti:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Safaaraddii Maraykanku ku lahaa Magaalada Djibouti, ayaa sababo ammaanka la xidhiidha loo xidhay, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay  isla safaaradaasi. Qoraalka kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in arinta ugu weyn ee Safaarada loo xidhay ay tahay in dib u eegis lagu sameeyo ammaanka xarunta Safaarada. Shalay oo…

                        Read More