Shir ka Dhacay Aqalka Baarlamaanka ee Dalkan UK oo Arrimaha Jamhuuriyada Somaliland lagaga Hadlay!

    London Mar 19, 2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka torsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi, kulanka waxa qoraalkan ka diyaariyay Ambasador Kaysar Cabdilaahi: Waxaa Sharaf weyn ii ahayd in Galabta ay noo suurto gashay in Jaaliyadeena aan kala Qaybgalo Shir…

    Read More

      Al Shabaab cleric gives Daesh stamp of approval

      A top cleric affiliated with Somalia’s Al-Shabaab militant group has given Daesh and its leader, Abu Bakr al-Baghdadi, his stamp of approval. “Any emirate in the world that opposes it [Daesh] and opposes the caliphate under Abu Bakr al-Baghdadi is unlawful,” Sheikh Hassan Hussein Abu Salman said in an audio that has yet to be authenticated….

      Read More

        United States Kills Al-Shabaab Leader in Somalia

        The United States Defense Department confirmed on Wednesday that it has killed Adan Garar, a leader of the Somali terror group Al-Shabaab, the BBC reported. The Pentagon said Garar was hit by a drone equipped with Hellfire missiles in southern Somalia last Friday. Garar was a suspect in the 2013 Westgate Mall attack in Nairobi…

        Read More

          Somali students protest in St. Cloud

          More than 100 Somali teens walked out of Tech High School in St. Cloud on Wednesday in a protest, as administrators kept the rest of the students on lockdown inside. The students complained about racist taunting from classmates, while holding up a poster saying, “The people united will never be divided.” In recent days, a…

          Read More

            WADDANI: TORONTO –HAMBALYO HOGAANKA GARABKA DHALINYARADDA .

            Guddoomiyaha , Guddigga , Xubnaha iyo taageerayaasha  WADDANI ee Toronto iyo nawaaxigeedu waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan hogaanka Garabka dhalinyaradda  ee  dhawaan lagu doortay shirwaynaha dimuqraadiga ah . Waxaanu ilaahay ka baryaynaa  inuu xilgooda u fududeeyo, ayagana waxaanu ka filaynaa inay la  yimaadaan  dar-dar iyo dadaal dhalinyaranimo . Waa markii u horaysay  taariikhda…

            Read More

              Laba Maalmood oo Kala Duwan 2009 Iyo Dareenka Madaxweyne Siilaanyo iyo Mawqifka Maanta DAAWO

              Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira, Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 23 sanno oo go,doomin ah Somaliland weli way nooshahay, keligeed…

              Read More

                Xabaal Wadareedyo Hor leh oo laga Helay Deegaan ka Tirsan Gobolka Gebilay

                Gabiley 19.March 2015 (SDN/QJ)- Guddida baadhista xasuuqa ee Somaliland ayaa soo bandhigay laba xabaal- wadareed oo ay ka heleen magaagalada Gabiley, kuwaas oo mid ahaan ay ku bilaabayaan baadhitaan la xidhiidha qaabkii loo xasuuqay dadka halkaasi lagu aasay. Goobka ay gudidu ka heleen xabaal-wadareedyadani ayaa waxaa joobjoog ka ahaa Gudoomiyaha gudiga baadhista xasuuqa Somaliland, wasiir ku…

                Read More

                  “Shuruudda 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ee wadahadalka ONLF waa Dastuurka Siddeetanka Milyan leedahay markay sida Kiniinka u liqaan..” Madaxweyne Iley

                  Washington, 18 March, 2015 (Himilo)- Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Killalka Shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in guul ka gaadhista wadahadal dawladda dhexe la gasho Jabhadda ONLF ku xidhan yahay marka ay sida Kiniinka loo liqo oo kale u liqaan Dastuurka Federaalka Ethiopia ee ay si rasmi ah u sheegaan inay qaateen….

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Qatar oo Doha kulan ku yeeshay iyo Heshiisyo ay kala saxiixdeen labada dal.

                    Doha, Arbaco 19 March 2015(SDN/QJ) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar, Mudane Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani, waxa ayna labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka dheer ee…

                    Read More

                      THE EXISTING SOCIAL PROBLEMS IN SOMALILAND

                      Hargeisa- Though Somaliland is a new nation recovering from the civil wars which destroyed the basic infrastructures such as education institutions , justice centers ,as well as police and security centers during civil wars, the people in Somaliland took up the challenge to rebuild their country and restore the country’s peace, law and order, never the less although Somaliland…

                      Read More

                        Dawlada Kenya oo shaacisay Noocyada Iskaashi Dawladdeedu danaynayso oo Dhexmara Somaliland DAAWO

                        Nairobi 18.March 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Kenya ayaa faahfaahin ka bixisay danayntooda iskaashi dhexmara Somaliland iyo dhinacyada ay xiisaha weyn u qabaan, isla markaana dhismaha wadooyinka ka caawin karaan. Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Amina Maxamed ayaa sheegtay in loo baahan yahay heshiis dhexmara Somaliland, inkastoo kaabayaasha dhaqaale ee Somaliland badnayn, si loo bilaabo hawlahaa. Wasiir Aamina…

                        Read More

                          Netenyaahu oo Guul lama filaan ah Gaadhay iyo Markii afaraad oo uu ku Guulaystay Hogaaminta Yuhuuda

                          Israeli 18.March 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Lukut ee uu Hogaamiyo Mr.Binyamiin Natanyahu ee Dalka Isra’il  ayaa Markii Afaraad Soo Dhisaya Dawlad Wadaag ah Dalkaasi ka Talisa kadib Markii uu ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada ee Dalkaasi. Doorashadan oo uu ku Guulaystay Xisbiga Lukutka ee Hogaamiyo Binyamin Natanyaho ayaa Dadka Faaleeya Siyaasada Isar’el ay Sheegeen inay Tahay Mid…

                          Read More

                            Xisbiga Waddani oo ka fal celiyay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka doodaha Telefishanka Qaranka Somaliland DAAWO

                            Hargeysa:Mar,18,2015(SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Jawaabay Sababta ay ku qaadaceen ka qayb galka Dood uu Habeenkii Xalay qabanayay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee SLNTV Kaas oo u baaqday Maqnaanshahooda. Doodaas oo la rabay in lagaga hadlo Xaalada uu haatan dalku ku Sugan yahay iyo dhawaqii dhawaan ka soo yeedhay Komiishanka Doorashooyinka qaranka…

                            Read More

                              Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo Qaabilay Wefti ka Socda Urur Taageera Saxaafada Soomalida DAAWO

                              Hargaysa 18.March 2015 (SDN/QJ)- Wafdigii ka socday Ururada iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee ku bahoobay Ururka loo yaqaanno Somali Media Support Group (SMSG) ee Taageeridda Saxaafadda Soomaalida ee Somaliland iyo Somalia ayaa saaka booqsho ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee Somaliland, waxayna kulan balladhan la qaateen masuuliinta wasaaradda.   Wafdigaasi oo ka koobnaa ilaa 17…

                              Read More

                                Turkiga Oo Madaxweyne Bashar Al Asad Ku Tilmaamay Hitler-ka Wakhtigan

                                Stanbul:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Turkiga, ayaa  muujisay sida ay uga soo horjeeddo baaqii dhawaan maraykanka kasoo baxay ee sheegayey in heshiis lala galo Madaxweyne Bashaar Al Asad. Ra’isal wasaaraha Waddanka Turkiga, ayaa sheegay in Heshiis maanta lala galo madaxweyne Bashaar aanu waxba ka duwanayn mid lala galo Hitler-kii jarmalka ee Xasuuqa ba’an geystay. “Kadib waxaas oo xasuuq…

                                Read More

                                  Badhashaabka Gobolka Buuhoodle Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Gardarro Ciidamo Ethiopian Ahi Dhawaan Ku Galalafeen Magaaladaas

                                  Buuhoodle:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Cismaan Yuusuf Maxamed , ayaa faahfaahin ka Bixiyey weerar Habeen hore Ciidamo Ethiopian ahi kusoo galeeen Gudaha Magaalada Buuhoodle oo shacabku iska caabin kala hortegeen. Hawlgalkaas oo keenay dhaawac soo gaadhay Haweenay Macallimad ahay, ayaa la sheegayaa in ciidanka Ethiopia ku doonayeen inay kusoo qabtaan Wadaad halkaas madarasad ka dhigi jirey, kaas…

                                  Read More