Akhri Afar Qodob Oo Al-shabaab Sheegatay Inay Dawladda Somalia Isku Diiddan yihiin
Muqdisho:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Mintidiinta Al-shabaab, ayaa faahfaahin ka Bixiyey sababaha keenay inay iyaga iyo Dawladda Federel-ka Somalia kala fikir duwanaadaan, waxana at taataabteen qoddobo dhawr ah oo keenay in la kala fogaado. Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Hogaanka sare ee Kooxda Alshabaab, ayaa si gaar ah u magacaabay Qoddobo Afar ah oo labada dhinac ku kala irdhoobeen,…
