Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socda Baanka Horumarinta ee Jarmalka DAAWO

    Hargeysa, 26 March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasi oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Hargeysa iyo biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha….

    Read More

      Muuse Biixi Oo Ka Badheedhay Muddo Kordhin Loo sameeyo M. Siilaanyo Xukuumadda, Xisbiyadda Mucaaridkana

      Hargeysa, 26 March 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashada 26-ka June ku mudaysnayd, isla markaana wuxuu Mucaaradka u soo jeediyay inay dulqaad muujiyaan sidii horeba ay ugu dulqaadan jireen dib u dhacyada doorashada ku iman jiray. Gudoomiye Muuse Biixi oo shalay ka hadlayay Munaasibad Hargeysa lagu qabtay…

      Read More

        “Maal Mahan Waxaa Soo Baxay Qaar Maryo Cad-cad Oo Wixii KULMIYE ka Baxa weeraraya” Guddomiye Cirro

        Hargeysa 26.March 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdirxamaan Maxamed Cabbdilahi Cirro,ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Hoggaankii Hore ee ku meel Gaadhka ahaa ee Garabka Dhalinyarad xisbiga WADDANI Iyo Hoggaanka Cusub ee Garabka Dhalinyarada Xisbigaasi,Guddoomiye Cirro ayaa si adag u canbaareeyay falalkii xalay lagu weeraray laba masuul oo…

        Read More

          RW. Cumar ayaa maanta magacaabay gudiga dar-dar galinta shuruucda udub dhexaadka u ah higsiga 2016

          Muqdisho, March 26, 2015 (SDN/QJ)-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay Amniga dalka, Guddiga Dib u eegista Shuruucda saldhigga u ah higsiga 2016 iyo Arrimaha Warbarashada dalka. Ugu horeyn, Golaha ayaa warbixin ka dhageystay Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha…

          Read More

            Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Ehelkii uu Ka Baxay Marxuun Cilmi Kabaal

            Mogadishu, Maarso, 26, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Cilmi Rooble Furre oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga. “Geeridu waa xaqa, qof walbana waa dhimanayaa. waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid…

            Read More

              Jarmalka Oo Gacanta Ku Dhigay14-Qof Oo Kenya U Dhalatay, Dalkoodana Dib Ugu Soo Celinaya

              Munich:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Jarmalka, ayaa gacanta ku dhigtay ugu yaraan14-muwaadin oo u dhalatay dalka Kenya, kuwaas oo Waraaqo Been abuur ah Dalkaas ku gelayey. Dadkan ayaa la sheegay in ay adeegsanayeen baasa fooro faalso ah oo ay ku safrayeen, waxana haatan loo diyaarinayaa sidii waddankooda loogu soo celin lahaa. 2 ka mid ah dadkan ayey booliska…

              Read More

                Sucuudiga Oo Duqaymo Cirka ah Ka Bilaabay Dalka Yemen Iyo Diyaarado Xuutiyiintu Gacanta ku Hayeen Oo Uu Burburiyey

                Sanca:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Sucuudiga oo bilaabay Hawlgallo ay yemen ka fulinayso, taas oo jawaab u ah Dalab uu hore  u diray Madaxweynaha Dalkaas Cabdul Rabbah Mansuur. Qaraxyo iyo holac ayaa laga maqlayey Magaalada Sanca ee Dalkaas, waxana la Arkayey Gantaalo ku hoobanaya Xarumo saldhigyo u ah Maleeshiyada Xuutiyiinta. Safiirka Dalka Sucuudiga u fadhiya dalka Yemen Jubayri, ayaa arrintaas…

                Read More

                  Wasiirkii Gaashaandhigga Yemen iyo Walaal La Dhashay Madaxweynaha Dalkaas Oo Gacanta u Galay Fallaagada Yuutiyiinta

                  Houti:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii Gaashaandhigga Dawladda qalalaasuhu ku kacay ee Dalka Yemen Mahamud Al-subaihi iyo Nin ay walaalo yihiin Madaxweynaha dalkaasi ayaa gacanta u galay Maleeshiyada Shiicada  ee Xuuthiyiinta sida Kooxdaasi xaqiijisay. Wasiirka, ayaa waxaa lagu xidhay Magaalada Houti, sida laga baahiyay Telefishinka Qaranka oo gacanta ay ku hayaan Xoogaga Xuuthiyiinta. Afhayeen u hadlay Xoogaga Xuuthiyiinta oo lagu…

                  Read More

                    Xuduudaha Badda iyo Berriga ee Dalka Nigeria Oo La Xidhay Xilli Doorashooyin Maalinta Sabtida Ka Qorshaysan yihiin

                    Lagos:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Xilli lagu wado in Maalinta Sabtida ee foodda inagu soo haysa ay doorasho ka dhacdo waddanka Nigeria, ayaa lasoo saaray amar lagu xidhayo xuduudaha badda iyo Berriga ee dalkaasi la leeyahay Dalalka kale. War saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in xuduuda la xidhi doono saqdii dhexe ee  habeenimada Arbacada xalay  ilaa saqda…

                    Read More

                      Kooxo Bakoorado iyo Budhadh Ku Hubaysan Oo Xalay Weeraray La Taliyihii Hore ee Madaxweyne Siilaanyo, Waxyeellana Gaadhsiiyey Gaadhigiisa

                      Hargeysa:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Kooxo Budhadh iyo Bakoorado ku Hubaysan, ayaa Xalay Weerar kusoo qaaday la taliyihii Madaxweynaha ee Beelaha La Haybsooco Haldoor Barkhad Jaamac oo dhawaan xilkaas iskii isaga casilay. Sida uu Haldoor Barkhad ku sheegay Qoraal uu Bartiisa Facebook-gga soo dhigay, waxa ay kooxdani wadatay Gaadhi Nooca yaryar ee lagu raaxaysto ee Crown-ka loo yaqaan ah, waxana…

                      Read More

                        ” 8 Dal oo Basaboorka Somaliland lagu Tagi jiray Xiligii Rayaale Waxay Maanta isugu soo Urureen Laba Dal oo Qudha” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle

                        Hargeysa 26.March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka mid ah Xildhibaanaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyskan Geeska Afrika waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaanna dib-u-dhaca doorashooyinka, wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, kala duwanaanshiyaha siyaasaddeed ee…

                        Read More

                          Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Safar ugu Kicitimay Maraykanka iyo Canada DAAWO

                          Hargaysa 26.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimay Wadamada Maraykanka iyo Canada . Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ka hor intii aanay ka dhoofin Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airpote warbaahinta la hadlay ayaa ka…

                          Read More

                            Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Askarigii dhawaan Dilay Ganacsade Gacmo dheere iyo Taliyihiisii oo lagu Xukumay 10 Sano oo Xadhig ah DAAWO

                            Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada Ciidamada ayaa Fadhi ay Maanta ku yeelatay Magaalada Hargaysa Waxay Dil toogasho ah ku Xukuntay Askari Boolis Maxamed Cabdilaahi Cabdi oo ahaa Askarigii dhawaan Tuulada Qoton dabo ku dilay Marxuun Xuseen Gacmo dheere oo ka mid ahaa Ganacsatada Waaweyn ee Somaliland Sidoo kale Waxay Maxkamadu 10 Sanno oo Xadhig ah…

                            Read More

                            Asxaabtay (DAAWO) Ciyaarta Xeegada Ama Hockey-da Laga Ciyaaro Waqooyiga Ameerika Feedhadhka Aay Isku Adeegsadaan,Ilkaha Finiinaya,Sanka Jaban,Wajiyada Wada dhiigga ah,Darbiyada La Isla Eeganayo Iyo wax Yaaba Kale oo Xiisa Leh. By Jaahuur.

                            Hockey(NHL)25-Mar-2015-(SDN-QJ) Saaiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa ciyaarta xeegada ama Hokida (NHL) oo aalaba laga ciyaaro waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaartan oo loogu tartamo koobka (Stanley Cup) ayeynu maanta ku eegeynaa feedhadhka aay isku adeegtaan,Hirdida,Sanka jaban,Ilkaha finiinaya,Wajiyada dhiigu qariyey iyo waxyaaba kale oo xiiso leh ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN-QJ.

                            Read More