86 qof Iyo 13 Shirkado Xawaaladeed oo ay ku eedaysay inay taageeraan Al-Shabaab oo Xukuumada Kenya Su’aalo Weydiinayso

    Nairobi 15.April 2015 (SDN/QJ)- Haya’daha Ammaanka iyo Daba-galka dawladda Kenya, ayaa bilaabay su’aalo baadhitaan oo ay weydiinayaan 13 Xawaaladood oo Soomaalidu leedahay oo ay xayirtay Arbacadii toddobaadkii hore weerarkii Jaamacadda Gaarisa Kooxda Al-Shabaab ku qaadday 2-dii bishan April iyo sidoo kale Shaqsiyaad Culimo u badan oo iyagana ay xayirtay Xasaabaadkooda gaarka ah. Dawladda Kenya, ayaa…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray Digreeto Wakhti badan Shaqayn Weyday dalkana ka Mamnuucay Bacaha

      Hargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3178/042015 uu dalka kaga Joojiyey Isticmaalka Bacaha iyo Fayo-dhawrka Deegaanka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobbada 90aad iyo 18aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobada 68aad iyo 75aad ee Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Xeer Lr.23/2007; Markuu…

      Read More

        Madaxweyne C.weli Gaas oo Qaabilay Madax ka socota Hay’ada Tis Dai oo Mashaariic ka wada Puntland

        Garowe 14.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda TIS-DAI Mr.Craig Davis iyo wefdi uu hogaaminayey. Mr.Craig Davis iyo wefdiga la socday ayaa markii ay soo gaareen Madaxtooyada dawladda Puntland  ee Garoowe waxaa kullan gaar ah la qaatay…

        Read More

          Wasiirka Shidaalka iyo macdanta oo ka hadlay Weerarkii maanta lagu soo qaaday dhismaha ay dagan yihiin

          Muqdisho, 14, April, 2015(SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Shidaalka iyo macdanta, Mudane Maxamed Mukhtar Ibrahimiyo ayaa ku tilmaamay weerarkii maanta ‘wuxushnimo’, kaasi argagixisada nabad-diidka ah ee Al-shabaab ay maanta ku qaadeen Wasaaradaha Shidaalka iyo Waxbarashada isla markaana ay ku guul dareysteen isku daygoodii ahaa in ay hakad galiyaan dib u dhiska qaranka. Waxaa uu ugu hambalyeeyay ciidanka geesinimada…

          Read More

            “Dib udhaca doorashada xukuumadda cidi lama wadaagto, madaxtooyadduna waxay u eegtahay maxbuus siyaasadeed oo wakhtigu garbaduub u xidhay”

            “Xukuumadda lalama wadaago dib u dhaca doorashadda, waana dembi qaranka laga galay. Qabashadda doorashadu waxay ahayd qodob dastuuri ah oo madaxweynuhu ku dhaartay fulintiisa. Xukuumaddu marna si daacad ah ugamay shaqayn in dalka doorasho ka dhacdo 2015. Waxaa muuqata in xukuumaddu si dadban iyo si toos ahba u hagratay qabashada doorashooyinka iyo dardar galinta shuruucdii…

            Read More

              SA is hell on earth, says Somali shopkeeper

              Durban – A Somali shopkeeper, protected by heavily armed riot police, loaded what remained of his stock into a bakkie in Lindelani, near KwaMashu, on Monday night. – Are you there? Send us your eyewitness accounts and photos. Bashir Mahmoud, 27, said he had not slept for six days fearing he may be killed and…

              Read More

                Somali students tell feds of bullying in St. Cloud schools

                The St. Cloud Area School District has once again caught the attention of the federal Department of Education over its treatment of Somali-American students. Civil rights officials with the U.S. Department of Education and the Justice Department are visiting the district this week to check its progress on a four-year-old agreement in which the district…

                Read More

                  Kenya begins constructing security wall along Somali border

                  The Kenyan government has begun constructing a security wall along its border with Somalia to curb cross-border incursions by Somali Al-Shabaab militants. Director of Immigration Services Gordon Kihalangwa, who officially broke the ground in Mandera late on Monday, urged the locals to support the project which he said would help prevent Al Shabaab militants from…

                  Read More

                    Somali Shabab storm ministry building to kill 15

                    MOGADISHU // Somalia’s Al Qaeda-linked Shabab militants killed 15 people and wounded 20 on Tuesday when they blasted their way into the higher education ministry with a car bomb before storming the building. Police and witnesses said the car bomb caused a huge explosion which allowed the gunmen to force their way shooting into the…

                    Read More

                      Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha: “Kooxda nabad-diidku waxay quus ka taagan yihiin nolosha, waxayna qaraxyo kusoo rakibeen caruur aan qaan gaar ahayn”

                      Muqdisho, 14, April, 2015 (SDN/QJ)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii Argagixiso ee kooxda Al-shabaab ay maanta duhurkii ku qaadeen Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare, halkaas oo ay dagan yihiin Wasaarado ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka ayaa…

                      Read More

                        A word to say on #Cadaanstudies

                        I have been closely looking into the tweets, articles and sayings on #Cadaanstudies for the past couple of days, and it tenderly captured my attention. I have several points to say here; The notion of the current Somali Scholarship in the Social Studies. The absence of the Local people from the discussion The debate of…

                        Read More

                          Khasaaraha Weerar Al-shabaab Ku Qaadeen Xarunta Wasaaradda Tacliinta Sare ee Muqdisho

                          Muqdisho:April,14,2015(SDN/QJ)-Weerar khasaare Ballaadhan geystay oo Kooxda Al-shabaab sheegatay, ayaa maanta lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta sare, waxana Kooxo Hubaysani Gudaha u galeen Xaruntaas. Wararkii ugu dambeeyey ee weerarkaas la xidhiidha, ayaa sheegaya in ciidamo kala duwan oo kuwa AMISOM ku jiraan soo afmeereen Weerarkaas, isla-markaana xaaladda gacanta lagu soo celiyey. Ciidamada Dowlada iyo…

                          Read More

                            Halkan ka Daawo Shirkii Jaraaid ee u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Warabe si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada Jamhuuriyada Somaliland iyo ciidamo la sheegay in Puntland dalbadtay in lagu soo kordhiyo kuweeda.

                            London April15(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xusbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo shir-jaraa’id ku qabtay  ayaa si adag uga hadlay dib u dhaca doorashada Jamhuuriyada Somaliland iyo ciidamo la sheegay in Puntland dalbadtay in lagu soo kordhiyo kuweeda. Halkan hoose ka daawo video oo dhan.    

                            Read More

                              Wasaaradda Waxbarashada iyo Daladaha oo isku Waafaqay in la qaado Imtixaan Qaran

                              Muqdishu April 14, 2015(SDN/QJ) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya (Foomka Diiwaan gelinta Ardayda) kaas oo ay wada meel mariyeen Wasaaradda iyo Dalladaha Ahliga ah ee inta badan gacanta ku haya  Iskuulada Privet-ka. Agaasimaha Guud…

                              Read More

                                Dalka Ruushka Oo Hub Casri ah Ka Iibinaya Waddanka Iran

                                Moscow:April,14,2015(SDN/QJ)-Waddanka, ayaa la sheegayaa inuu qalinka ku duugay qorshe uu hub casri ah uga iibinayo Dalka Iran, waxana la caddeeyey in hubkaas ay kamid yihiin Gantaalaha Casriga ah ah ee loo yaqaanno S-300 2007- dii. Ruushka ayaa ka qaaday cuno qabataynta inuu siiyo iran gantaalo casri ah ee difaaca cirka, waana go’aan isaga gaar u…

                                Read More

                                  “Mid ayaan umadda u Cadaynayaa Xisbiga Waddani Beesha Gudoomiye Cirro Waxba uma Jaangoyso Laakiin Qolada Madaxtooyada haa oo Musdanbeed ayay lahayd ” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                                  Hargaysa 14.April 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada uga soo baxay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye haatanse u digo rogtay Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa soo qufay Gal daloolada iyo Gol jilicda Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo . Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo u Waramayay barnaamijka hal adayg ee…

                                  Read More

                                    Sadex ka Mid ah Ciidanka Somaliland oo Dil lagu Xukumay iyo Amaanka Maxkamada oo la Xoojiyay DAAWO

                                    Laascaanood 14.April 2015 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka Sool, ayaa Xukun dil ah ku ridday Saddex Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka, kuwaasoo dilal geystay hore geystay, sida Maxkamadda horteeda kaga caddaatay. Waxaana si weyn loo adkeeyey ammaanka Maxkamadda gobolka Sool ee magaalada Laascanaood. Gaashaanle Sare Maxamuud Xirsi Faarax, ayaa Warbaahinta faahfaahin ka siiyey sida Xukunkaasi u…

                                    Read More

                                      Wasiirka Madaxtooyada oo Xadhiga Ka Jaray Jid laga Hirgaliyay Gobolka Awdal,Iyo Deeq ay Gudoonsiiyeen Naafada & Dhagoolayaasha Boorama DAAWO

                                      Boorama 14.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada oo ay Weheliyaan Wasiiradda Waxbarashada,Xannaanada Xoolaha iyo Xidhiidhka Golayaasha oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Awdal ayaa Xadhiga ka Jaray Wadada Xeego oo isku xidha Boorama,Baki iyo Lughaya. Boorama SDN/QJ contact@qurbejoog.com    

                                      Read More