Somaliland Oo Shaacisay Tallaabooyin ay Wax Kaga Qabanayso Ajaanibka Dalka Kusoo Badanaya Oo Fursadihii Shaqada Cidhiidhi Geliyey

    Hargeysa:April,13,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa shaacisay tallaabooyin wax ku ool ah oo ay sheegtay inay wax kagaga qabanayso Ajaanib waddanka kusoo badanaya oo Shaqooyinkii Muwaadiniinta ku fadhiya. Kulan ay iskugu yimaadeen Wasaarado dhawr ah oo uu ku jiro Madaxa Laanta Socaalka Somaliland, ayaa lagu lafoguray sidii meesha looga saari lahaa mashaakilka dhinaca shaqada ah ee Ajaanibka soo badanayaa…

    Read More

      Taliye Katirsanaa Ciidanka Qaranka Oo Lagu Dilay Gobolka Sanaag Iyo Dilka Saraakiisha Oo Tusbax Furtay Noqday

      Ceerigaabo:April,13,2015(SDN/QJ)-Taliyihii Guutadda 93-aad ee Ciidanka qaranka laba Xidigle Baashe Cali, ayaa waxa Toogasho ku dilay Askari ciidanka ka tirsanaa  xilli uu ku sugnaa Gudaha Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag. Askariga dilka gaystay ayaa ka tirsanaa guutada Ciidanka ee uu Sarkaalka dhintay Madaxda ka ahaa, waxase la sheegayaa in dhawaan Shaqada laga ruqseeyey. Ma jiro wax…

      Read More

        Shan Kamid ah Shaqaalaha Hay’adda Solidarity Oo Al-shabaab Afduub ahaan u Kaxaysteen

        Faafax-dhuun:April,13,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ururka Al Shabaab ay  galabnimadii shalay Afduubteen Shan kamid ahaa Shaqaalaha Ha’yadda Samafalka ee Solidarity xilli ay Hawl-maalmeedkooda ku gudo jireen. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Shabaabku dhexda u galeen Baabuur shaqaalahani la socdeen oo marayey Gudaha Gobolka Gedo, waxana loo kaxaystay Dhinaca Degmada Baardheere…

        Read More

          Tirada Dablay Hubaysan Oo Afduub Ku Kaxaysatay Baabuur Ay Wasaaradda Maaliyadda Borama Lahayd Iyo Meesha ay Geeyeen

          Borama:April,13,2015(SDN/QJ)-Dablay Hubaysan, ayaa xoog ku kaxaysatay Gaadhi Xaajiyad ahayd oo ay lahayd Wasaaradda Maaliyadda Xafiiskeeda Borama, waxana ay la galeen Dhinaca Deegaanka uu ku jiro Suldaan Wabarka Fallaagoobay. Qafaalashada Gaadhigan oo uu warbaahinta qaarkeed u xaqiijiyey Guddoomiyaha Gobolka Awdal Murane  Ramaax, ayaa waxa ay dhacday Shalay Subaxii Hore, waxana ay ka dhacday Gudaha Magaalada Borama….

          Read More

            Barnaamijka Bandhig Hibeedka Somaliland oo Meel Gebo Gabo ah Maraya Iyo Hormadii u danbaysay ee Soo Baxda DAAWO

            Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Barnaamijka Bandhig Hibeedka Somaliland oo ay ka qayb qaadanayeen dhallinyaro badan oo Hibooyin kala duwan leh Isla markaana Mudooyinkii u danbeeyay si Joogto ah uga baxayay Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa haatan soo gaadhay Meel Xaasaasi ah oo Gebo gabo ah . Dhallinyarada ka qayb qaadanayay ayaa ku soo bandhigay Arrimo door…

            Read More

              Taariikhda Iyo Raadkii Nolosha Ciidan-nimo ee Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Marxuun Cilmi Kabaal DAAWO

              Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa dhawaan ku Geeriyooday dalka Talyaaniga Taliyihii Hore ee Ciidamada Booliska General Cilmi Rooble Fure laguna Aasay Magaalada Boorama. Marxuun Cilmi Rooble Fure ka sokow inuu ahaa Ciidan hadana waxa uu dhanka kale ka hayay Xilka Suldaan dhaqan oo ay beeshiisu u Cumaamaday. https://www.youtube.com/watch?v=HqfNzqjvk1g&feature=share Waxaa kale oo…

              Read More

                ” Hadii Doorashada la iigaga Guulaysto waan aqbalayaa Natiijada” Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya

                Jigjiga, 13 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegay in Xisbiga talada hayaa aqbali doono haddii laga guulaysto doorashada deegaanka ka dhacaysa bisha soo socota.isla markaana Xisbigooda talada haya iyo asxaabta kaleba ku khasban yihiin inay aqbalaan natiijada ka soo baxda codaynta shacabka ee doorashada bisha May. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar…

                Read More

                  Somaliland oo uu ku Soo Kordhay Dhaqanka Dilalka Ciidamada iyo asbaabta dhiirigelisay

                  Hargeysa  13.April 2015 (SDN/QJ) Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Shalay Galab  toogasho ku dilay ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka qaranka guutadda 93-aad laba Xidigle Baashe Cali. Askariga dilka gaystay ayaa isna ka tirsanaa guutada uu Taliyaha dhinay maamulayay oo fadhigeedu yahay jiida hore ee bariga sanaag.   Ilaa hadda ma jiro war…

                  Read More

                    Baqo Carar Sababay Dhaawaca Boqol Arday oo Jaamacada Nairobi Dabaqyada Sare ka soo booday iyo Hal arday oo Ku naf waayay

                    Nairobi 13.April 2015 (SDN/QJ)- Hal arday ayaa ku naf waayay in ka badan  100 arday oo kalena waxaa ka soo gaadhay dhaawacyo kadib markii uu Qarax dhinaca Korontada ahi ka dhacay Jaamacada Magaalada Nairobi faraceeda Kukuya iyadoo arday badani ay iska soo Tuureen dabaqa 5aad ee dhismaha Jaamacada. Ardayda, ayaa ka soo booday dabaqyada ay…

                    Read More

                      Xadlad balaaran oo lagu soo dhaweynayo RW Cumar oo xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Puntland

                      Garoowe, 13, April, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdi Rashid Cali Sharmarke iyo waftigiisa ayaa xalay  ka qayb galay xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayey, taas oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Puntland, waxaana xaflada ka soo qayb galay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Ku xigeenka Madaxweynaha, wasiiro,…

                      Read More

                        DAAWO:Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha?

                        Ottawa April 13,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Diiniga ahaa ee uu aalaaba idiin soo gudbin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Siciid Cali Axmed. Todobaadkana waxa muwduucu ku saabsan yahay Suaal ka dhalatay barnaamijkii u danbeeyay ee Sheekh inoo soo jeediyo oo ka hadlayay duruusta caruurta lagu baro dugsiyada Ontario ee ku taxaluqa Galmada(SEX). Suaashaas oo aheyd “Diinta…

                        Read More

                          “Waxaan ka soo dhex qabtay khudbaddii madaxweynaha 164 gef qoraal oo dhinaca higggaadda u badan!”

                          ” Riyadii gorfeynta gef qoraalka khudbaddii madaxweyne Axmed Siilaanyo!” “Waxaan ka soo dhex qabtay khudbaddii madaxweynaha 164 gef qoraal oo dhinaca higggaadda u badan!” (Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim, E-mail: Somaliland_author@yahoo.com, facebook: Cabdinaasir Axmed Abraham, phone: 4034688s) Wuxuu ahaa habeen hurdadiisu habeennada kale ka macaan badnayd, fiid hore ayaan seexday, wayso qabna waan ku seexday,…

                          Read More

                            Gudoomiye Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Isugu Jira Wasiiro,Agaasimayaal Guud iyo Xildhibaano u Kicitimay Addis ababa Sawiro

                            Hargeysa 12.April 2015 (SDN/QJ):- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiillaahi (Cirro), kaasoo isugu jiray Mudanayaal ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka, Wasiirro Xukuumadda ka tirsan iyo Agaasimayaal guud oo Wasaaradaha ka tirsan, ayaa Axaddii maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta waddanka Ethiopia. Ujeeddada Socdaalka Weftigani u tegay dalka Itoobiya, ayaa la xidhiidha…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Mudeeyay Xiliga ay Bilaabmayso Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

                              Hargaysa 12.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3164/042015 ku go’aamiyey in Diiwaangelinta Cod-bixiyayaashu ka bilaabanto Gobollada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                     Qodobka 18aad ee Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Xeer Lr. 37/2007;   Markuu…

                              Read More

                                RW Cumar ayaa hambalyo ku aadan xuska 12 April udiraya Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya

                                Garoowe, 12, April, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 55aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed u diraya Taliska guud ee Ciidanka, Hogaamada kala duwan, Abaanduulayaasha Ciidamadda, Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeenada, Alifleyda iyo Dablayda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed, “Waa maalin taariikhi ah,…

                                Read More

                                  KENYA NGOs CRITICISED CLOSURE OF MONEY TRANSFER FIRMS

                                    NGOs have raised concerns about the disruption of a vital humanitarian lifeline after Kenya ordered the closure of 13 remittance companies specialising in money transfers to Somalia. The closures, a response to allegations that the firms have links with al-Shabaab, follow the Islimist group’s deadliest attack on Kenyan soil, the Garissa University shootings that…

                                  Read More