Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda uga qayb galay Dalka Kuwait

    Muqdisho, Aprili 8, 2015…Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa  gaaray Magaalada Kuwait ee Dalka Kuwait, halkaas oo uga qeyb galay shirka  sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda wadamada  Carabta, kaas oo soconayay  muddo labo cisho ah.  Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa waxaa  Garoonka  ku soo dhoweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya…

    Read More

      Maamulka iyo Shaqaalaha Xafiiska R.Wasaaraha oo Tacsi u diraya Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/W oo hooyadiis ku geeriyootay Muqdisho

      Muqdisho, Aprili 8, 2015…Maamulka iyo Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Hooyo Xaliimo Afrax Maxamuud oo dhashay Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. “Geeridu waa xaq, qof kastana waa dhimanayaa, waxaan la qaybsanaynaa murugada qoyska reer Cali Nuur gaar ahaan…

      Read More

      Sanetors-ku Ma u Soo Bixidoonaan (Playoff-ka?) Iyo Ciyaar Aan Waxba La Isu Reeban Sanetors vs Penquins (DAAWO) By Jaahuur.

      OTTAWA-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka Stanley Cup oo si habsami ah ugu socda North America,waxaa soo afjarmaya xili ciyaareedkii xagaaga. Haddaba iyada oo aay ka hadhsantahay laba-laba ciyaarood u gudbiditaanka Playoff-ka ayaa ciyaartii ugu xiisaha badned waxay dhexmartay Sanetors-ka iyo Penquins natiijada adaa arki doona ee daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ

      Read More

        Qadhaadhka Geerida Oo Ay Dhadhamiyeen Askarta Dalka Sucuudigu U Diray Waddanka Yemen Iyo Qoysas Dhimashadu Taabatay Oo Dheeraad Loo Sameeyey

        Cadan:April,08,2015(SDN/QJ)-Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Dagaalka Sucuudigu Hoggaaminayo ee lagu qaaday Waddanka Yemen, waxana haatan lasoo calaamadiyey in Qadhaadhka Geerida ay dhadhamiyeen Askarta Sucuudigu halkaas u diray. Weerar ay qaadeen Kooxo Xuutiyiin ahi, ayaa la sheegayaa inuu ku dhintay Askari Sucuudi ahi, waxana uu noqday Askarigii ugu horeyey oo ka tirsan ciidamada dalka Sacuud…

        Read More

          Xawaaladihii Soomaalidu Ku Lahayd Kenya Oo La Joojiyey Iyo Sharraxaad Laga Bixiyey Hakinta Shaqadooda

          Nairobi:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib weerar ay ku dhinteen ku dhawaad 150-Qof oo Arday u  badnaa oo ka dhacay Jaamacadda Garisa, ayey Dawladda Kenay soo saartay Amar lagu xayirayo Xawaaladihii Soomaalidu ku lahayd dalkaas. Xukuumadda, ayaa sheegtay inay hakisay shaqadii lacag xawileed iyo dhaqdhaqaaqyadii Maaliyadeed ee ay  ku mashquulsanayeen ugu Yaraan 86-Shirkadood oo Soomaalidu leedahay iyo waliba shakhsiyaad la…

          Read More

            “Taasaa idiinku dambaysa Xus dambe oo aad Been ka sheegtaan, waana inoo 35-guurada iyo cid dambe oo timaadda.”Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale

            Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si damqasho leh uga Hadlay Munaasibad heerkeedu hooseeyo oo xukuumaddu ku kaliyeysatay, taas oo lagu xusayay Sanad-guuradii 34-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Dhaqdhaqaaqii soomaaliyeed ee SNM oo isagu xubin muhiim ah ka ahaa. Mujaahid Boobe oo  aragtidiisa gaarka ah ka Hadlay, ayaa warbaahinta u sheegay  in…

            Read More

              Madaxweyne Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Mudug, Mid Cusubna Magacaabay

              Garowe:Arpil,08,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Hore ee Gobbolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey, ayuu Madaxweyne Gaas Xilkii Ka Qaaday, waxana uu xilkaas u magacaabay C/qaadir Shire Faarax Ereg. Xil-ka-qaadistan, ayaa ka dambaysay markii uu  ay soo noqnoqdeen Tallaabooyin ammaandarro ah oo ay ugu dambaysay Qarax aan Guulaysan oo shalay lala eegtay Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee Gobolkaas, kaas oo ay ka…

              Read More

                “Mas’uuliyada Doorashadu Madaxweynaha ayay Saaran Tahay,Su’aashu Waxa Weeye Madaxweynuhu Ma Gutay Mise Ma Gudan” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Mucaaridka Somaliland ayaa eeda dib u dhaca doorashooyinka ku Mudaysan 26 Bisha June Waxay dusha u saareen Xukuumada Gaar ahaan Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay Sheegaan inay Waajib ku tahay inuu Agaasimo Saaxadii ay doorashadu ku qabsoomi lahayd. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Wuxuu Khudbadii u danbaysay ee uu labada…

                Read More

                  “15 Heesood ayuu ka sameeyey Jacaylka dhex-maray Isaga iyo iyada!’ Qiso Xiiso leh Hal-abuur dhalinyaro ah qiso jacayl oo wakhti soo martay DHAGAYSO

                  Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ):- Muddo ku siman toddoba sannadood ah oo ay xidhiidh lahaayeen Gabadh ay is-jeclaayeen illaaa 15 Heesood ayuu u sameeyey Jacaylkooda iyo hadba heerka ama xaaladda uu marayey. Hees weliba heesta ay ka horreyso ayay ka jewi fiicnayd, heesiba heesta ay ka horreyso ayay ka farxad, kalgacal, ammaan iyo rejo fiicnayd. Heesiba…

                  Read More

                    Komiishanka Doorashooyinka Iyo Golaha Wakiilada oo Is Weydaarsaday Qoraalo Iyo Balan ka soo dhex baxday

                    Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ)-Golaha wakilada Somaliland iyo Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa is dhaafsaday   qoraalo kala duwan,waxaan ugu horayn fariinta qoraal ah diray Golaha wakilada Somaliland ,taas oo nuxurkeedu ahaa inay 6 bishan afraad oo  komishanka Qaranku horyimadaan Golaha wakilada Somaliland si ay uga warbixiyaan halka ay wax u marayaan, isla markan su’aalo lagu weydiiyo….

                    Read More

                      Hanjabaaddii Badhasaab Ramaax, Gacan Ka Hadalkii Xildhibaanada, Burburkii Seminaar Iyo Gar-naqsigii ka dambeeyey

                      Boorama, 08.April , 2015 (SDN/QJ)- Kulan uu ka qayb-galay badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo tabobar loogu furayey mudaneyaasha Golaha deegaanka Boorama, ayaa sababtay inay gadoodaan xildhibaannada Golahaas, kaddib markii uu badhasaabku ku cannaantay xildhibaannada in is-jiid-jiidadkoodu fadhiid ka dhigay isla markaana magaalada Boorama ka reebay caasimadda gobollada kale ee dalka. Kulan-howleedka oo…

                      Read More

                        Mujaahid Cali Guray oo Golaha Wakiilada ku Sifeeyay kuwo Burburinaya Dimuqraadiyadda Somaliland,Eedayna u Jeediyay Shirgudoonka Mucaarid & Muxaafid

                        Hargaysa 08.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Golaha Wakiilada ku Sifeeyay Gole Ujeedadiisu tahay Burburinta Hanaanka dimuquraadiyadeed ee Somaliland Isagoo ku eedeeyay in Mudo Toban Sanno ah oo ay Kuraasta ku fadhiyeen aanay Diyaarin Xeerkii lagu soo dooran lahaa kuwa iyaga ka danbeeya. Cali…

                        Read More

                          Mujaahid Xasan Ciise oo Sababeeyay Ka Maqnaanshihii Xuskii Aasaaskii SNM,Goormaa Isugu danbaysay Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo

                          Hargeysa 08.April 2015 (SDN/QJ) Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Muddane Xasan Ciise Jaamac, ahna Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii Xaqsoor, kana tirsan Madasha Wada-tashiga, isla markaana ka mid ah aasaasayaashii Ururkii SNM, ayaa sheegay in munaasibada Sannad-guuradii 34-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM, ayaa ka hadlay sababta ay isaga iyo mujaahidiin badan oo magac…

                          Read More

                            Mooshin Ka Dhan ah Lacagta Lagu Soo Rogay Gaadiidka Waddanka Kasoo Degaya Oo Golaha Wakiillada La Horkeeni Doono

                            Hargeysa:April,08,2015(SDN/QJ)-Kadib Cabasho xadhkaha Goosatay oo shacabku ka muujiyeen lacago aan sharciga loo marin oo Koox gaar ah xukuumaddu ugu ogolaatay inay lacago ka qaadaan Gaadiidka waddanka  kasoo degaya, ayaa waxa arrintaas ka gilgishay Xubno ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada, waxana ay ku dhiirradeen inay mooshin ka abaabulaan. Sida xubno katirsan Aqalka Golaha wakiilladu noo xaqiijiyeen,…

                            Read More

                              “Doorasho Haddii Ay Dhici Waydo, Madaxwaynuhu Wuu Fadhiyayaa, Mucaaradkana Ka Yeeli Mayno Sharcigaanu ……..” Gudoomiye Muuse Biixi

                              Burco, 08 April 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Haatan ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco ka hor intii aany ka Ambo bixin Waxa uu u Jeediyay Khudbad uu Si Indho adayg ku Jiro u Cadeeyay in hadii doorashadu dhici weydo aanay jirin sabab uu Madaxweynuhu ku baneeyo Xilka . Ugu horeyn…

                              Read More