THE FIASCO OF SOMALILAND’S FORIEGN POLICY AND DIPLOMACY

    Introduction The key mainstream perspectives on Foreign Policy are the self-interest strategy and Diplomacy. The former, which is the self-interest strategy refers how states blueprint and cherry-pick to safeguard, defend and maintain their own national interests. Where the latter, which is Diplomacy refers how states achieve their goals within the International Arena. In this article,…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Warabe oo kulamo la qatay Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Uk

      London10April15(SDN/QJ)Gudoomiyaha  Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulamo  la qatay jaaliyada reer Somaliland ee Xafada Brent taas oo si xoog leh loogu soo dhaweyey gudoomiyaha oo  noqonaya Siyaasigii u horeyey ee reer Somaliland oo bulshada reer Somaliland ee ganacsiga ku leh xafada Wembey uu la fadhiisto goobahooda ganacsi kalana hadlay mustqbalka Somaliland iyo aragtidooda…

      Read More

        Akhri Liis ay Ku Taxan Yihiin Magacyada, Qabiilooyinka Iyo Qaddarka Lacagta ah Ee Lagu Doonayo Saraakiil Sarsare Oo Al-shabaab Katirsan

        Muqdisho:April,10,2015(SDN/QJ)-Toddobaad kadib Markii Kooxda Al-shabaab Weerar saamayn ballaadhan gobolka ka dhaliyey ku qaadday Deegaanno ku Yaalla Gudaha Dalka Kenya, ayey Xukuumadda Somalia soo Bandhigtay Liis ay qoran yihiin Magacyada Saraakiisha ugu sarraysa Al-shabaab oo ay sheegtay inay madaxooda lacago badan ku bixin doonto. Shir ay Golaha Wasiirradu shalay yeesheen ayaa waxa ay  kasoo saareen Liis…

        Read More

          RW Cumar ayaa tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole

          Muqdisho, 10, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid  xaaskii  Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib oo Maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray guud ahaan qoyskii,ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Aamino Abiib, wuxuna si gaar…

          Read More

            Somalia Offers Rewards for 11 Al-Shabab Leaders

            Somalia’s government has placed bounties on the heads of 11 al-Shabab leaders, including the militant group’s top leader and the alleged mastermind of last week’s massacre in Kenya. The bounties, announced Thursday, include a reward of $250,000 for the capture of al-Shabab chief Ahmed Omar Abu Ubyed, and amounts of between $100,000 and $150,000 for…

            Read More

              Aid agencies urge Kenya to let Somali remittances resume

              NEW YORK (Thomson Reuters Foundation) – Aid agencies urge Kenya to allow Somali money transfer firms to resume operations, expressing concern that halting remittances will hurt struggling families and relief operations in Somalia. On Wednesday, Kenya suspended the licenses of 13 Somali money transfer agencies in Nairobi in an effort to curb the financing of…

              Read More

                Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                Read More

                  “Umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaan ka codsan lahaa haday karayaan inay dibada u ii qaadaan, si lugtaasi la iigu toosiyo” Fanaanad Binti Cumar Gacal DAAWO

                  Muqdisho 10.April 2015 (SDN/QJ)- Fanaanada caanka ah ee Binti Cumar Gacal ayaa waxay dadweynaha Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ka codsatay inay dibada u dhoofiyaan,si loogu soo daweeyo xanuun lugta kaga dhacay oo dhibaato baddan, ku hayaya. Fanaanadan oo ka mid ahayd fanaaniinta caanka ah ee aadka loo jecel-yahay Heesaha ay ku luuqeyso, Fanaanada caanka…

                  Read More

                    Natiijada Qiimayn Shirkado Caalami ahi ku Sameeyeen Madaarka Hargaysa Iyo Heerka Halista amaan inta uu Gaadhsiisan yahay

                    Capetown, 10 April, 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda DHL oo ah shirkadda ugu weyn adduunka ee Alaabaha Kaargo ah ee Ganacsi isaga gudbisa waddamada adduunka iyada oo isticmaalaysa khadka diyaaradaha, ayaa soo bandhigtay qiimayn xagga ammaanka ah oo ay kula xisaabtanto waddamada qaaradda Afrika, taas oo ka dhalatay werwerka sii kordhaya ee laga qabo xagga ammaanka. Shirkaddu…

                    Read More

                      “Dabcan, samirka iyo dulqaadku wuu naga sii dhammaanayaa, waayo waxaannu suganay muddo 25 sanno ah,” Wasiirka Arrimaha Dibada

                      Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)-  Warbixin la soo saaray, ayaa lagu shaaciyey in samirka iyo dul-qaadku ka soo dhammaanayo dadweynaha iyo dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, kadib markii beesha caalamku iska indhitiraysay muddo ka badan 24 sanno ah oo ay ahaayeen dawlad si buuxda u shaqaysa. Warbixintan oo uu qoray suxufi kagaciisu yahay Simon Allison oo lagu faafiyey…

                      Read More

                        Dareenka ay Bulshada Ceerigaabo ku qaabishay Khudbado ay u Jeediyeen Hogaanka Xisbiga Kulmiye DAAWO

                        Ceerigaabo 10.April 2015 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo labadii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo ayaa Maalintii Shalay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye waxay kala hadleen Xarunta Xisbigaasi ee Magaaladda Ceerigaabo. https://www.youtube.com/watch?v=lQLXBCnxWro

                        Read More

                          Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo Dib u Soo Celinta Xidhiidhkii Turkigu la lahaa Masar Shardi uga Dhigay Maxamed Mursi Xukunada lagu riday laga qaado

                          Ankara 10.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa waxa uu sheegay in ay waajib tahay in la sii daayo madaxweynihii la casilay ee dalka Masar Maxamed Mursi iyo in meesha laga saaro xukunada dilka ah ee lagu riday taageerayaasha madaxweyne Mursi ka hor inta uusan ka fiirsan hagaajina xiriirka kala dhexeeya dawlada…

                          Read More

                            Guddoomiyaha Jimciyadda Mujaahidiinta Snm Ee Sooyaal Oo Beeniyey Eedeymo Loogu Jeediyey Inay Xuskii 6 April Xubno SNM Ka Ka Mid Ahaa Inay Ka Hadloon U Diideen

                            Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)- Jimiciyadda ururka Mujaahidiinta SNM ee SOOYAAL, ayaa waxba ka ma jiraan ku tilmaamay eedeymo dhawaan uga yimid Xubno ka mid ah Aasaasayaasha ururkaasi iyo SNM, kuwaasi oo cabasho ka muujiyeen inay marti qaad Munaasibadaasi ka qeybgalaan oo aan hadal loo golaanin ka soo horjeedaan, taasi oo masuuliyiinta SOOYAAL beeniyeen sheegeena inay…

                            Read More