Madaxweyne Gaas iyo Ku Xigeenkiisa Cabdi Camey oo Khilaaf soo Kala dhex galay uu Sababay Jidh dil Taliye loo gaystay

    Garowe 10.April 2015 (SDN/QJ)- Ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Puntland Cabdi-weli Gaas ayaa jidh dil xoogan u geystay taliye ku xigeenka Bilayska Maamulka Puntland.Waxaanay wararku sheegayaan in taliye xigeenka ilkaha qaar laga daadshay, feedhna laga jebshay, isla markaana uu koomo ama xaalad miyir-daboolan ah uu galay. Taliye xigeenka ayaa daqiiqado ka hor intaanu falkaasi dhicin…

    Read More

      Qodobo ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Punt land

      Garowe 10.April 2015 (SDN/QJ)- Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas  ayaa waxaa  looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhoweynta Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mowqifka Puntland ee Arrimaha Gobolada Dhexe, Xiritaanka Xawaaladaha Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Todobaadka Soo Bandhigidda Dhaqanka iyo Farshaxanka Puntland.

      Read More

        Khamri Tiro badan oo Hargaysa lagu qabtay Iyo Xukuno lagu riday Dadkii sitay DAAWO

        Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)- Maandooriyaha Khamriga ayaa Noqday Mid ku Soo badanaya Deegaamada Somaliland kaas oo inta badan ka soo gala dhinaca Xuduuda Somaliland ay la Wadaagto Itoobiya. Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada qaranka Gaashaanle sare Yuusuf Cali Sharmaarke ayaa ka warbixiyay dad lagu soo qabtay maandooriyaha khamriga. https://www.youtube.com/watch?v=l52s7geTSV8&feature=youtu.be

        Read More

          “Waa lasoo afjaray khilaafka gobollada dhexe,Waxayna Caasimadu noqon doontaa Magaalada DhuusaMareeb” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

          Dhuusa Mareeb 10.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud kula kulmay odayaasha dhaqanka, isagoo kala hadlay soo xulidda ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameyn gobollada Mudug iyo Galgauud. Sidoo kale madaxweynaha wuxuu kala hadlay odayaasha sidii loo xaqiijin lahaa in shirka…

          Read More

            Al qaacidada Yemen oo Hogaamiyaha Jabhada Xuutiyiinta Madaxiisa Dahab dul dhigay

            Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)-  Xoogagga Al-qaacidada Yemen, ayaa Madaxa Hoggaamiyaha Xuutiyiinta ku dhawaaqay inay Dahab ugu miisaami doonaan cidkasta oo u keenta.   Dowlada Sucuudiga iyo xulafadeeda ayaa dagaal adag kula jira kooxda Xuthiyiinta, go’aanka kasoo baxay Al Qacida Yemen ayaa lagu soo beegay xili kooxda Al Qacida ay dhankeedana wado dagaal ka dhan ah shiicada…

            Read More

              Marwadii uu Qabay Madaxweynihii Hore ee Punt land oo Wiilkeedu Dilay oo Garowe lagu aasay

              Garowe 09.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas-qaran oo qabuuraha magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland loogu sameeyey Alle ha unaxariiste marwadii Dr.Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynihihii hore ee Puntland Marxuumad Aamino Abiib. Aaska qaran ayaa waxaa sidookale ka soo qeyb-galay…

              Read More

                Maxaa ka Jira in Weftigii Maraykanka ka socday ay Samaale iyo Abiib timo cad Wax ka Weydiiyeen Cida Talada dalka haysa

                Hargeysa, 09 April 2015 (SDN/QJ)-Weftigii Maraynkanka ah, ee socdaalka ku yimi Somaliland, ayaa shalay kulmo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xisbiyadda Mucaaridka ah, ayaa sidoo kale kulmo shaqsi shaqsi ah la yeeshay Wasiirkii hore Maaliyadda Cabdicasiis Samaale iyo Wasiirkii Hore ee Warshadaha Abiib Timacade. Ma jiraan warar madaxbannaan oo si toos ah uga…

                Read More

                  Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In Salaada Jimce Ee Beri Masaajidada Laga Akhriyo Duco Roob Doon Ah

                  Hargeysa, 09 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Khamiista maanta amray in guud ahaan dalka Khudbadda Salaadda Jimcaha Bari lagu akhriyo ducada Roob doonta. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Bulshada u soo bandhigay Amarka Madaxweynaha kadib shirkii golaha Wasiirada ee Khamiista. Akhrinta Ducada Roob doonta ayaa imanaysa kadib markii Roobka gugu dib…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay

                    Muqdisho, Aprili 9, 2015 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray Amniga guud ee dalka, xaaladaha dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Yaman iyo Kenya, waxana ay Xukuumaddu madaxooda dul-dhigtay…

                    Read More

                      Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kulan Gaar ah La Qaatay Hoggaanka Labada Xisbi-mucaarid

                      Hargeysa:April,09,2015(SDN/QJ)-Hogaanka sare ee Labada Xisbi-mucarid Waddani iyo Ucid, ayaa maanta Kulan gaar ah oo Albaabadu u xidhnaayeen La Qaatay Guddida Doorashooyinka Somaliland. Hogaankii Labada xisbi metelayey ee Kulankaas ka qaybgalay, ayaa saxaafadda u sheegay in kulankoodu daarranaa sidii ay xogo dheeri ah uga heli lahaayeen halka ay marayaan Hawlihii Loo igmaday Guddida Doorashooyinku. Cabdirashiid xasan…

                      Read More

                        Wiil Uu Madaxweynihii Hore Ee Puntland Dhalay Oo Maanta Toogasho Ku Dilay Hooyadii

                        Garowe:April,09,2015(SDN/QJ)-Xaaska Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa waxa maanta toogasho ku dilay Wiil ay dhashay sida ay xaqiijiyeen Ehelladeeda iyo laamaha ammaanka ee Magaalada Garowe. Marxuumadda Geeriyootay, ayaa lagu magacaabi jirey Aamina Abiib, waxana Haleeshay Rasaas ka dhacday Qori wiilkeeda oo lagu magacaabo Cumar uu  ku dhex sifaynayey Aqalkooda dhexdiisa. Wiilka Dilka geystay,…

                        Read More

                          Wiil Uu Madaxweynihii Hore Ee Puntland Dhalay Oo Maanta Toogasho Ku Dilay Hooyadii

                          Garowe:April,09,2015(SDN/QJ)-Xaaska Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa waxa maanta toogasho ku dilay Wiil ay dhashay sida ay xaqiijiyeen Ehelladeeda iyo laamaha ammaanka ee Magaalada Garowe. Marxuumadda Geeriyootay, ayaa lagu magacaabi jirey Aamina Abiib, waxana Haleeshay Rasaas ka dhacday Qori wiilkeeda oo lagu magacaabo Cumar uu  ku dhex sifaynayey Aqalkooda dhexdiisa. Wiilka Dilka geystay,…

                          Read More

                            Magaca Sheekh Caan ah Oo Xalay Ciidanka RRU-du Ugu Daateen Aqalkiisa Oo Hargeysa Ku Yaalla

                            Hargeysa:April,09,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame(aadan sunne)oo kamid ah Culimada waaweyn ee Magaalada Hargeysa, ayey Xalay Ciidanka La dagaalanka Argagixisada ee RRU-du ugu dhaceen Aqalkiisa, waxana ay u taxaabeen Xabsiga. Ciidamada oo goor danbe oo xalay ah qabashada sheekha fulisay ayaanay suura galin In laga helo xogo dheeraad ah oo la xidhiidha xadhigiisa, balse sheekh Aadan Sune…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyadda Dalka Kenya Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyey Soomaali Badan Oo Sabab u Noqday Xayiraadda Xaawaladaha

                              Nairobi:Apirl,09,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Dalka Kenya Kamau Thuge, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Xayiraadda ay saareen Xawaaladaha Soomaalidu dalkaas ku lahayd iyo hantida shakhsiyaad kale iska lahaayeen oo la xannibay. Kamau Thuge, ayaa oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi, waxa uu sheegay in sababta ka dambeysay xidhista Xawaaladahaasi ay tahay mid la xidhiidha xogo rasmi…

                              Read More

                                Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Maamulka Puntland Oo Ciidanka Qaranku Gacanta Ku Dhigeen Iyo Khasaare Dhimasho Oo Ka Dhashay Soo Qabashadiisa

                                Carro-weyn:April,09,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegay in ciidanka qaranka saaka aroortii hore gacanta kusoo dhigeen wasiir hore uga tirsanaan jirey Maamulka Puntland, kaas oo arrimo macdan baadhiseed ka waday Deegaanka Carro-weyn oo ah Gudaha somaliland. Wasiirka oo lagu magacaabo Maxamed Faarax  Aadan, ayaa waxa weheliyey 5 nin oo kale waxaana uu…

                                Read More

                                  Ciidamada Ammaanka Uganda Oo Xabsiga Dhigay Nin Afar Sano Kusoo Qaatay Jeelka Guantanamo Iyo Sababaha Qabashadiisa

                                  Kampala:April,09,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Dalka Uganda, ayaa gacanta ku dhigay Nin lagu magacaabo Jamal Kiyemba oo Muddo dheer kusoo qaatay Xabsiga Guantanamo ee Lagu xidho Maxaabiista Arrimaha Argagixisada lalal xidhiidhiyo. Sababta Xadhiga Ninkan, ayaa lagu sheegay shaki laga qabo inuu lug ku lahaa Dil dhawaan Magaalada Kampalal loogu geystay Dacwad Ooge lagu magacaabi jirey Joan Kagezi. Jamal…

                                  Read More

                                    Wasiir Waran-cadde Oo Sabab La Yaable Xilalkii Ugaga Qaaday Dhammaanba Madaxdii Degmada Wajaale, Qaar Cusubna Magacaabay

                                    Hargeysa:April,09,2015(SDN/QJ)-Degreeto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa xilalkii ay Hayeen lagaga qaaday Dhammaanba Saddexdii Masuul ee dhinaca Dawladdaa u kala hooseeyey Degmada wajaale, iyadoo qaar cusubna beddelkooda la magacaabay. Waxa xilalkoodii waayey guddoomiyihii degmada Wajaale, Xaashi Maxamed, Cabdi, Guddoomiye-ku-xigeenkiisii Maxamuud Sheekh Muuse Bookh iyo Xogyahihii Dawladda Hoose, Cabdinaasir Xasan Cabdillaahi, kuwaasoo xilalka hayay in…

                                    Read More