Samantha Lewthwaite Oo Hoggaamiyayaasha Al Shabaab ka Mid Noqotay
Haweeneyda carmasha cad ee Samantha Lewthwaite ayaa la sheegay in ay ka mid noqotay hogaamiyaasha ururka Alshabaab. Muqdisho 20.May 2015 (SDN/QJ)- Sida uu daabacay wargeyska Telegraph haweeneydan ayaa waxa ay ku lug lahayd dilka 400 oo ruux oo ay ka mid ahaayeen 148 lagu diley Jaamacada ku taal dalka Kenya. Wargeyska oo soo xiganayay sarkaal…
