Xukuumadda Somaliland oo Dhakhaatiir Ajaanibi ah Gaysay Degmada Qolujeed ee Gobolka Awdal
Qulujeed 22.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland Somaliland oo kaashanaysa Hay’ado kala duwan, ayaa deeganka Quljeed ee Galbeedka Gobolka Awdal, gaar ahaan dhinac xadka ay somaliland la wadaagto Dalka Itoobiya geysay Dhakhaatiir Ajaanid ah oo deegaankaasi ka fulin dona adeegyo Caafimaad oo bilaash ah. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil iyo Badhaabka Gobolka…
