Guddoomiyaha Madasha Wadda Tashiga Oo Soo Dhaweeyay Wadahadalada U Bilaabmay Xisbiyadda Siyaasada

    Hargeysa, 21 May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga Xasan Guure Jaamac, ayaa soo dhaweeyay kulankii shalay saddexda xisbi qaran ku dhexmaray hotel Ambasador, waxaanu sheegay in rejo fiican uu ka filayo in kulamadaasi ku soo dhamaadaan si niyad sami ah, isla markaana wuxuu sheegay in markii ugu horaysay taariikhadda Somaliland ay tahay in murankeena siyaasadeed…

    Read More

      Alshabaab oo Gashay Magaalada Gaarisa iyo Wacdi ay ka Jeediyeen Masjid Weyn oo Gaarisa ku yaal

      Gaarisa 21.May 2015 (SDN/QJ)- Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa muddo kooban ku sugnayd masaajid ku yaalla magaalada Gaarisa, odayaal ka tirsan deegaanka ayaa sheegay. Jihaadiyiinta ayaa la sheegay inay muddo labo saac ah u khudbeynayeen jamaacadii ku sugnayd masaajidka ka hor inta aanay ku noqon duurka oo ay markii hore ka yimaadeen. Waxay cambaareeyeen dowladda…

      Read More

        maansadii baga baga alaylehe

        maansadan la baxday baga baga alay lehe;waxay jawaab iyo baanis u ahayd maansadaydii hore ee burco,maansadan waxaan curiyey wax yar kadib dagalkii burco ee dhacay sanadki 27.5.1988kii xiligaas oo aan ku sugna magaalada hargaysa gaar ahaan dugsigii tababarka macalimiinta ee 1da jully loo yaqaanay waxaanay ahayd qiyaastii 29.5.88ki waxaanay ka mid tahay maansooyinka tirada yar…

        Read More

          Ka qayb qaado Ololaha dib u saxidda BBC da

          Sidii caadada ahayd waxa bishan 18 keeggii looga dabaal dagay daafaha caalamka sanadguradii 24 naad ee gooni isu taagii Somaliland. Dabaaldaga sanadkani waxa uu ahaa mid dhamaanba deeganada Somaliland intooda badan si wayn looga xusay. Dabaaldagyadaa waawayn ee shacabka reer Somaliland ay shucuurtoda ay ku muujinayeen ayaa waxa ay idaacada BBC du inta ay ka…

          Read More

            Yuhuudda Oo Meesha Ka Saartay Sharciyo Diidayey In Falastiiniyiinta iyo Yuhuudda ay Basas wada Raacaan

            Jerusalem:May,21,2015(SDN/QJ)-Maamulka Waddanka Yuhuudda, ayaa meesha ka saaray sharciyo cusub oo dhigayey inaan dadka yuhuuda ah iyo kuwa Falastiiniyiinta Muslimiinta ahi Hal bas wada raaci Karin. Wasiirka Maaliyadda Yuhuudda Israa’iil, ayaa subaxii Arbacada bilaabay saddex bilood oo tijaabo ah, laakiin saacado gudahood Rai’sal wasaaraha Israel ayaa ku tilmaamay wax aan la aqbali karin. Kooxo matalaya Yuhuuda…

            Read More

              “Xukuumaddu inaanay lahayn qorshe siyaasadeed iyo qorshe ictiraaf waxa inoo caddeeyey madaxweyneheenna, Khudbadiisiina kelmadda ictiraaf la yidhaahdo kuma uu soo darin,”Gudd. Cirro

              Hargeysa:May,21,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), ayaa jeediyey Khudbad dheer oo uu kaga hadlayo arrimaha waddanka iyo khilaafyada siyaasadeed ee  taagan. Guddoomiye Cirro oo ka Hadlayey Munaasibad uu xisbigiisu ugu dabaaldegayey Munaasibadda 18-ka May, ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxa kamid ahaa arrimaha khilaafku ka taagan yahay ee…

              Read More

                Maraykanka Oo Soo Bandhigay Dokument-yo Laga Soo Helay Aqalkii Lagu Dilay Hoggaamiye Usama Ben Laden

                Washington:May,21,2015(SDN/QJ)-Marayklanku waxay soo saareen Dokument-yo dhawr oo ah oo laga helay dhismihii hore ee uu deggenaa Hoggaamiyihii hore ee Ururka Alqacida Usama Ben Laden. Arrintan, ayaa timi markii hore loo sharciyeeyey sharci loo sameeyey hay’adaha sirdoonka iyo dambi baadhista, kuwaas oo bannaayey in waxyaabaha qaarkood la baahin karo. Waxyaabaha la soo bandhigay waxa kamid ah,…

                Read More

                  Ra’iizul wasaaraha Soomaaliya oo hab aan hore loo arag uga qeyb galay kulankii Golaha amaanka

                  Muqdisho May 20,2015(SDN/QJ)-Ra’iizul wazaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ka qeyb qaadanaye kulan ay lahaayeen golaha amaanka isagoo ku sugan magaalada muqdisho isla markaana si toos ah ugu qeyb galaye ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Soomaaliya. Ra’iizul wazaare Cumar ayaa si gaar ah ugu hadlay: Hormarka dowladda Soomaaliya, Hiigsiga sanadka Soo socda 2016-ka…

                  Read More

                    Tacsi ku socota Ehelkii uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile

                    Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Chief  Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile oo Maanta 20/05/2015 ku Geeriyooday, laguna Aasay Magaalada Hargeysa.   Aniga oo Ku Hadlaaya Magaca Caqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Waxgaradka Ardaaga Beesha Baha Duqsi ee Beelaha Daa’ud Ismaciil, Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii…

                    Read More

                      Madaxweynaha Turkiga oo Codsaday in Albaabada loo laabo Dugsiyo Waxbarasho ka dhisan Waddamo Somaliland ku jirto Iyo Asbaabaha Kelifay

                      Ankara, 20 May, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Dayib Erdogan, ayaa dhowaan soo saaray wareegto ugu baaqaysa Madaxda 140 waddan oo Shanta Qaaradood ee adduunka ku yaala inay albaabada u laabaan isla markaana dalalkooda ka madnuucaan Dugsiyo maamulkooda Urur-diimeed lagu magacaabo Gülen Movement oo ah dhaq-dhaqaaq uu hoggaamiyo Wadaad mucaarad ku ah dowladda Turkiga…

                      Read More

                        “Waxaanu ku Heshiinay in arrinta dib u dhaca doorashooyinka ee qolaba meel iska taagtay inaanu helno Xal Siyaasi ah oo lagu wada qanco” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                        Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimaha ay isla qaateen Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani ee ku aadan dib u dhaca ku yimid qabsoomida doorashooyinka iyo go’aankii golaha guurtida ee Mudo kordhinta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada oo labada Xisbi Mucaarid ku gacan…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dhaliilo u soo Jeediyay DAAWO

                          Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu wada hadal ku aadan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta xukumadda iyo golaha wakiilada uu uga furmay magaalada Hargeysa. Wada hadaladan ayaa waxey dhex marayaan xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE oo…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay Sadex Sarkaal oo ka Tirsan Ciidamada qalabka Sida

                            Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)–Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dalacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka iyo ciidanka asluubta. Ma jiro war saxaafadda loogu tallo galay oo lagu shaaciyay dalacsiinta saraakiishan, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiiyay in Madaxweynuhu uu shalay dalacsiiyay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo sarkaal ka tirsan ciidanka…

                            Read More