Suxufi ka Mid ahaa Tiirarka Warbaahinta Somaliland oo Geeriyooday
Hargaysa 18.May 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistii waxa saxaafada Somaliland ka geeriyooday suxufi weyn oo kaalin muuqata ka soo qaatay warbaahinta Somaliland mid gaar ah iyo mid dawladeedba. Waxa uu ahaa Maxamed Axmed Ciise oo loo yaqiin (Maxamed Case), waxa ay hedu ku heshay magaalada Addisababa Sabtidii , halkaasi oo uu u joogay xaalad…
