“Xukuumadda cid iskama aanu arag, telefoonna Xataa Kuma aanu wada Hadal, go’aankii ay gaadheenna aniga waxa iisoo sheegay Beesha Caalamka…..,”Guddoomiye Cirro

    Hargeysa:May,15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Ka Hadlay Aragtida Xisbigiisu ku qaabili doono Gogosha Xukuumaddu u fidisay Labada Xisbi-qaran, taas oo salka ku Haysa Suulinta Khilaafka ka miir-dillaacay Muddo-kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey. Guddoomiye Cirro oo u warramay Hadhwanaagnews, ayaa sheegay in Wada-hadalkaasi suurtogeli karo haddii laga Wada-hadlayo Go’aankii dhawaan…

    Read More

      Tiro Kamid ahayd Saraakiishii Isku Dayday Inqilaabka Dalka Burundi Oo Xabsiyada Lagu Guray

      Bujunbura:May,15,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo waddanka Burundi, ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex kamid ah Saraakiishii hoggaaminaysay Inqilaabkii Fashilmay ee Dalkaasi  ka dhacay Xasbiyada loo taxaabay. Hogaamiyihii ku dhawaaqay Afgambiga Jeneraal Godefroid Niyombare ayaa la sheegay inuu baxsad ka yahay Ciidamada, isla-markaana si weyn loo raadinayo. Afhayeen u hadlay Madaxweynaha ayaa sheegay in saraakiisha la qabtay la…

      Read More

        Meydka Wariyihii TV-ga Royal Ujoogay Dalka Masar Oo La Helay Iyo Sababta Geeridiisa

        Qahira:May,15,2015(SDN/QJ)-Wariyihii Tv-ga Royal ee Xaruntiisu tahay Dalka Britain Cabdicasiis Al-caddaala, ayaa la sheegay in laga helay Xeebaha dalkaasi, kadib markii uu ku dhintay Shil ay gashay dooni uu doonayey inuu ku tahriibaa. Cabdicasiis Al-caddaala, ayaa la sheegayaa in shilkaas ay sidoo kale kula dhinteen Laba qof oo kale, kuwaas uu dhashay waddanka Sudan. Mas’uuliyiinta safaaradda…

        Read More

          Hablo Somaliyeed Oo Ka Fakaday Gacanta Kooxda Daacish Iyo Soo Qabashadooda Oo La Amray

          Mousil:May,15,2015(SDN/QJ)-Wargeyska Dailly Mail ee kasoo baxa Magaalada London, ayaa daabacay in Laba Gabdhood oo Somali-british ah, isla-markaana hore ugu biiray Kooxda Daacish, ayaa Haatan u suurtogashay inay Gacanta kooxdaas kasoo fakato. Hablahan oo  markii hore kasoo amba baxay Magaalada Manchester ee Dalka UK,ayaa xaasas u noqday Hoggaamiyayaal kooxda Daacish ka tirsan, kuwaas oo la sheegay…

          Read More

            DAAWO:Siyaasi aad u culus oo reer Jabuuti ah oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka madaxweynenimo ee dalkaas

            London May 15,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Maxamad Muuse TourTour oo ah siyaasi la taliye mar u noqday madaxweynihii u horeeyay ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa noqday Siyaasigii u horeeyay ee shaaciya in uu u taagan yahay doorashada tartanka madaxweynenimo ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ee sanada 2016ka. Siyaasi Maxamad Muuse TourTour ayaa fariin uu ku shaaciyay boga Internetka ee fecebook waxa…

            Read More

              Nigeria:Hutel Hilibka Dadka Lagu Iibiyo Oo Albaabada La Iskugu Dhuftay

              Anambara:May,15,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Boliska Dalka Nigeria, ayaa albaabada ulaabay Hotel ku yaalay gobolka Anambra ee dalkasi ka dib markii lagu helay in Hotelkaasi lagu iibiyo Hilibka dadka bini-adamka. Booliska ayaa talaabadan qaaday ka dib markii Hotelka dhexdiisa ay ku arkeen Laba madaxa dadka bini-adamka ah oo dhiigaya,kuwaasi oo u muuqday kuwo dhawaan la qalay. Booliska ayaa xidhay…

              Read More

                Madaxtooyada Oo Ku Hawllan Qorshe ay Dalka Kaga Mamnuucayso Wakiilka Midowga Yurub, Wasiir Biixi Iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Isku dayo Wadeen Fashil Ku Dhamaadeen

                Hargeysa:May,15,2015(SDN/QJ)-Dayaanka Cadhadii Madaxtooyadu ka qaadday Jawaabtii Beesha caalamku ka bixisay Muddo-kordhintii Guurtida, ayaa wali laga sii maqlayaa Aqalka  dalka looga taliye dhexdiisa, waxana  la dejiyey qorsheyaal loo arko in Beesha caalamka lagaga aargudan karo. Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Qoyskiisa kamid ah ayaa la sheegayaa inay damacsan yihiin qorshe waddanka lagaga Mamnuucayo Wakiilka Midowga Yurub u…

                Read More

                  Wasiir Cukuse Oo Laga Horistaagay Iscasilaad Uu Dalbaday, Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalayna Iskaga Baxay

                  Hargeysa:May,15(SDN/QJ)-Sida qaarkamid ah Asxaabta Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse), warbaahinta qaar u sheegeen, waxa oodaha Jabsaday Khilaaf u dhexeeya Wasiirkaas iyo Kooxda Naakhuudayaasha ka ah Doonida sii degaysa ee Xukuumadda Madaxweyne Saaran. Warkani waxa uu sheegayaa in Wasiir Cukuse shalay Madaxtooyada ku wargeliyey inaanu diyaar u ahayn kasii mid ahaanshiyaha Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana…

                  Read More

                    Hooyadii Dhashay Al-fannaan Cumar Dhuulle Oo Xalay Muqdisho Ku Geeriyootay

                    Muqdisho:May,15,2015(SDN/QJ)-Eebe ha u naxariistee waxa habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Hadii Dhashay Fannaankii caanka ahaa Marxuum Cumar Dhuulle Cali. Hooyadan oo lagu magacaabi Jirey  Faadumo Cabdi Jaamac Roobe, ayaa in muddo ah ku xanuunsanaysay Halkaas ay Haatan ku geeriyootay. Hooyo Faadumo ayaa sida la sheegay waxa ay jirtay da`da 95,iyadoo aan Meelna uga Bixin…

                    Read More

                      Abwaan Cabdiwaxid xoriyadiisa ha loo soo celiyo

                      Waxaan salaamayaa saxaafada madaxa banaan. Waxaa muddo afar bilood ah ku xidhnaa jeelka Boosaaso ee Puntland muwaadin Somaliland ka soo jeeda oo magaciisa la yidhaa Abwaan Cabdiwaxid Cali Gamadiid. Muwaadinkaas waxaa laga qabtay Garowe isaga oo hawlo shaksi ah u tagay. Iyada oo dadka Somalida ahi is dhex maraan oo gaar ahaan dadyowga ka soo…

                      Read More

                        maansada samiira w/c abwaan maxamed yaasiin maxamed ilkacase

                        waa maanso soo baxday 07.11.1990kii kana hadlaysa xukunkii jiray markaa samiirina waxay eray bixin u tahay dawladnimada waana inan aad u qiimo badan oon la talinaayey wakhtigaa iyo aragtidayda   samiiraay waxaan kugu soorayaa sarbeeb maanso liyo murti soohan iyo tix saadaal wadiyo gabay samo hor kaca hees kugu saliman iyo weliba sowd sooyaal runtii…

                        Read More

                          Qalab Lagu Ogaanayo Dadka Dambiilayaasha ah Oo Dhawaan Muqdisho La Keeni Doono Iyo Hadal-hayntiisa Oo Oo Socota

                          Muqdisho:May,15,2015(SDN/QJ)-Agab la sheegay inuu awood u leeyahay ogaanshaha cidda dambiyada gasha, ayaa dhawaan la keeni doonaa Magaalada Muqdisho, sida Xukuumadda Federalka Somaliya ay Xaqiijisay. Ridwaan Xaaji C/weli, Afhayeenka Xukuumadda Somaliya, ayaa daaha ka rogay in qalabkaasi uu laamaha ammaanka ka caawin doono ogaanshaha dadka eedeymaha loo heysto. Afhayeenka oo galabnimadii shalay shir jaraa’id ku qabtay…

                          Read More

                            Xaaji Cabdi-waraabe Oo Sababeeyey Muddoda 22-ka Bilood ah Ee ay U Kordhiyeen Xukuumadda, Mucaaridkana Farriin U Diray

                            Hargeysa:May,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo kamid ah Xildhibaanada Guurtida Somaliland, xubinna ka ahaa Guddidii Golaha Guurtida ee Go’aamisay Muddo-kordhinta Xukuumadd loo sameeyey, ayaa ka Hadlay Sababaha ku kallifay inay Go’aankaas Qaataan. Xaajiga oo la Hadlay Warbaahinta Dawladda, ayaa sheegay inay Go’aankooda ku saleeyeen Soo jeedintii ay xisbiyada qaranku markii hore soo jeediyeen…

                            Read More

                              Kormeer uu Madaxweyne Siilaanyo Galabta ku maray Qaybo ka tirsan Caasimada Hargaysa iyo Diyaar Garowga Xuska 18 May SAWIRO

                              Hargaysa 14.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Axmed Maxamd Silanyo waxa uu galabta markay saacadu ahayd 4:00 PM ilaa 6:15 PM uu kormeer ku soo maray suuqyada caasimada Somaliland ee Hargeysa, hotel Ambassador, iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Kormeerkan Madaxweynuhu ku soo maray goobaha ugu muhiimsan caasimada ayaa daarnaa xogogaal u noqoshada xaalada guud…

                              Read More

                                DAAWO:Duqa Magaalada Hargeysa oo laga hor joogsaday in uu saxaafada kula hadlo gudaha Garoonka Duyuuradaha Hargeysa

                                Hargeysa May 14,2015(SDN/QJ)-Waxaa manta magaalada Hargeysa dib uGu soo noqday Duqa magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo mudo dalka uga maqnaa safar. Taageereyaal faro badan uu doonayay in ay Duqa Hargeysa soo dhaweeyaan ayaa ciidamada amaanka ee Madaarku iska hor taageen. Sidoo kalena waxa Duqa magaalada Hargeysa loo diiday in uu saxaafada kula hadlo qolka nasashada…

                                Read More