“Weli qorshihii wuu socdaa in dib looga furo Xafiiskii UNSOM ee Hargeysa,Waxaase ka Warwarsanahay Burburka ku Yimid Wada hadalkii Somaliland Vs Somalia” Ban Ki Moon
New York 17.May 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Qaramadda Midoobay Ban ki-Moon, ayaa sheegay inay socoto qorshihii Xafiis UNSOM leedahay looga furi lahaa Hargeysa, isla markaana qoraal dhinacyada ugu muhiimsan ee ay kala shaqeyn doonaan Somaliland u gudbiyeen. Mr. ki-Moon oo Warbixinta afartii bilood ee sannadkan ka dhacay Somaliland iyo Soomaaliya u gudbiyey Golaha Ammaanka, ayaa sheegay…
