“Waxaan Gudoomiyaha Waddani ugu Baaqayaa inuu Raaligelin siiyo Shacabka Somaliland” Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibada

    Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed-rashiid Xasan, ayaa ka dalbay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) inuu raalligelin degdeg ah ka bixiyo baaqiisa ku wajahan in caalamku soo farogeliyo khilaafka ka dhashay muddo-kordhinta ee u dhexeeya xukuumadda KULMIYE…

    Read More

      “Qoyskayaga ayaaba ka kooban 26 ruux markaas ayaa 5 Laga soo qaadanaya Tira koobku waa been” Axmed Madoobe

      Kismaayo 29.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dawladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo xalay ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa waxba kama jiraan kusifeeyey Qiyaastii tiro koob ee ay soo bandhigtay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan jirin cid tirisay Shacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in tirade meelaha qaar lagu qoray ay tahay mid laga been…

      Read More

        20 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya

        Guriceel 29.May 2015 (SDN/QJ)- Dagaalka oo mas’uuliyiinta ku tilmaameen in uu u dhexeeyo ciidamo daacad u ah maamulka Deegaanka Soomaalida iyo dad reer miyi ah ayaa ka dhacay tuulooyinka Qeydo iyo Isma-Dhaqdo oo xadka ku yaalla. Guddoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud, Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) ayaa sheegay in ciidamadu ku soo duuleen deegaannadaas, dagaalkuna uu socday…

        Read More

          “Baqashu ma Dhasho Wixii dhalana ma Jecla ” Mujaahid Cali Guray & Jawaabta Gudoomiye Saleebaan Gaal

          Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Ma aqaan lakiin Saleebaan Gaal nin yaqaan baa ii laqimay maalin aan maanta ahayn. Ilayn ninku waa ninkii berigii halganka hadii lala soo qaado SNM samboorku ku kici jiray. Isaga iyo Jaamac Maxamed Qaalib ba waxay ahaayeen laba wasiir oo ku wada jiray xukuumadii Siyaad Barre wakhti uu Madaxwayne Silanyo isaguna…

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe Oo Magaacabay Xoghayaha Maaliyada Qaarada Yurub Ee Xisbiga UCID Faysa Cawil Xasan

            London29May15(SDN/QJ)Gudoomiye Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magaacabay Xoghayaha Maaliyada Qaaradda Yurub, Marwo Faysa oo xubin ka mida xisbiga ucid oo karti iyo Firfircooni Xisbiga cadalada io Daryeelka ka qatay laanta Uk ,iyada oo ka mida xubnaha ugu firfircoon  marwo Faysa oo qurbejoog ka waraysatay xilkan loo magacabay ayaa waxay sheegatay inay ku faraxsan…

            Read More

              Muuse Biixi oo ka hadlay Dareenkii ay kala Kulmeen Gudoomiyaha Guurtida Iyo Sida uu ku dhaqan geli karo Heshiiskii 3 Xisbi

              Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Jawaab ka bixiyay fasiraado ay qaybo ka mid ah Warbaahintu ku sameeyeen heshiiskii ay wada gaadheen Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland . Warsaxaafadeed uu Gudoomiyaha Kulmiye soo Saaray ayuu kaga hadlay geedi socodkii Wada xaajoodka Xisbiyada Qaranka,Arrimihii ay isku Maandhaafeen…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa DAAWO

                Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray afar mashruuc oo laga hirgaliyay Madaarka Caalamiga ah ee Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu ugu horayn xadhiga ka jaray Xarunta kaydka Dab-damiska ee Garoonka diyaaradaha, sidoo kale waxa uu kormeer iyo xadhig ka jaris ku sameeyey xayn-daab dheer oo lagu wareejiyey…

                Read More

                  DAKAYGU HADDU TASHADAY MAXAA LOO DABA SOCDA

                  SCWW, Waxaan is weydiiya bulshada reer somaliland maka dheregsan tahay waxan qolooyinka beesha caalamka isku magacaaba ay ka raban waxan is weydiiya 24 sano beesha caalamku maxay idiin qabatay  waxaan is weydiiya oo kale waqtigan aynu joogno 2 dal oo afrikan ah aya doorashooyin laga qalanqaalinaya midna beesha caalamku ma isku taxalujiyeen inay la socdan…

                  Read More

                    xaflad ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweeyey London Musharax Jamal ali xuseen iyo Marwadiisa marwo Farduus Ahmed Warsame + Sawiro badan

                    Xafladaa oo si aad ah loo soo abaabulay ayaa musharaxa xisbiga ucid Jamal Ali Xuseen, Marwadiisa Fardusa Ahmed iyo Madaxda xisbiga ucid ee Laamaha Gobolada UK ay si diiran oo sharaf badan ugu soo dhaweeyeen Taageerayaal tiro badan oo xisbiga Ucid ku soo biiray.Waxaa Musharax Jamal iyo Marwadiisu ay gudoon siiyeen Shahaadado hawl-karnimo Xubno ka…

                    Read More

                      Iska hor imaad ciidamada dawlada ku dhexmaray xaafada Hodan

                      Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Iska hor imaad muddo kooban degmada hodan ku dhexmaray Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Booliiska iyo dad shacabka ah oo la sheegay in ay hubeysnaayeen ayaa wararka iminka kasoo baxaya degmadaasi ay sheegayaan in qaar kamid ah dadkii hubeysnaa gacanta lagu dhigay. Iska hor imaadkaani ayaa dhacay waxyar kahor markii ciidmada dowladda Soomaaliya…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo Nigeria u boqoolay

                        Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaye ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda Wadanka Nigeria. Wafdi madaxweynaha ayaa kamid ah madax lagu Cazuumay ka qeyb galka Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dalkaasi Mahamadu Buhari oo dhawaan ku guuleystay doorashii dalkaasi ka dhacday. Socdaalka…

                        Read More

                          Sheekh Xasan Turki Oo Xalay Geeriyooday Iyo Afhayeenka Al-shabaab Oo Taariikhdiisii Ka Sheekeeyey

                          Hargeysa-yarey:May,28,2015(SDN/QJ)-Sheekh Xasan Cabdilaahi Xirsi(xasan-turki) oo kamid ahaa saraakiisha sare ee Kooxda Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inuu xalay geeriyooday kadib uu in muddo ah xanuun u jiifay. Geerida sheekh Xasan Turki Waxa xaqiijiyey Ururka Al-shabaab, waxana uu sheekhu ka mid ahaa saraakiishii ciidanka Somalia ee dagaallada qadhaadh kasoo qayb qaatay xilliyadii Dawladdii dhexe ay jirtey. Afhayeenka…

                          Read More

                            Akhri Magacyada Shanta Haween Ee Dunida Ugu Awoodda Badan Iyo Dalalka Ay Kasoo Jeedaan

                            London:May,28,2015(SDN/QJ)-Wargeyska Cilmi-baadhista iyo dabagalka ku caanka ah ee Forbes Magazine, ayaa soo daabacay Warbixin xiiso badan oo uu ku lafo guray Haweenka Adduunka iyo sida ay u kala awood badan yihiin. Wargeyska oo sameeyay daraaseyn dhan waliba ah, ayaa waxa uu Haweeneyda Koowaad u aqoonsaday Haweeneyda lagu magacaabo Angela Merkel oo ah Ra’isul-wasaaraha dalka Jarmalka….

                            Read More

                              “Murankii wuu inoo dhammaadaye sidaas ku seexda, Haddana waxa la gelayaa ilaa 11-arrimood oo tani fure u tahay oo ay tahay in la dhammeeyo inta aanay doorashadu dhicin,”Guddoomiye Faysal Cali-waraabe.

                              Hargeysa:May,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha    Xisbiga Caddaalada iy Daryeelka Ucid En.g Faysal Cali-waraabe oo xalay ka Hadlay Munaasibaddii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee dalka ka taagnaa, ayaa sheegay Somaliland qaadday dariiq horumar leh oo muujinaya qaan-gaadhnimada siyaasadeed  iyo bisaylka Dalku ku tallaabsaday. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in Go’aankaasi yahay mid qaran, isla-markaana uga Baahan yahay Beesha…

                              Read More