Somalia executes two MP assassins

    Two suspected members of the Islamist group al-Shabab have been executed by firing squad in the Somali capital. A military court in Mogadishu found them guilty of killing five people, including four members of parliament. One of the MPs was the popular female singer, Saado Ali Warsame, who was killed in a drive-by shooting in…

    Read More

      FAALLO: Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid iyo doorka ay ku leeyihiin dib u dhaca doorashooyinka Somaliland

      London May 13,2015(SDN/QJ)-Gudoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee Wadani iyo UCID Md Cabdiraxmaan Ciro iyo Md Faysal Cali Waraabe ayaa siyaabo kala duwan u leh qeyb ka mida masuuliyada dib u dhaca doorashooyinka Soomaaliland . Labada Guddoomiye ee xisbiyada mucaaridka oo hore rafiiq siyaasadeed u ahaa ayaa isku dhacoodii ka dib ay xukuumadu uga faaiideysatay kala dhantaalka…

      Read More

        Huteel Shiraaqle,Fashilkii Mashruuca Weji Ku Macaash,Gadoodkii dhallinyarada,Gooli baadhkii Ciidanka Iyo Qaybsigii Lacagta SAWIRO/DAAWO

        Hargaysa 13.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Waran cadde ayaa saaka soo abaabulay koox Cuqaal ah oo waji ku macaasha ah, kuwaas oo la iskugu keenay hotel Shiraaqle ee Bariga Magaalada Hargeysa si ay uga daba hadlaan Cuqaal, dhalinyaro, waxgarad shalay shir jaraa’id ku qabtay isla hotel-kaas oo diiday muddo kordhinta Golaha…

        Read More

          Daawo:Xisbiga MUcaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Taagerayshiisa Ugu Baaqay Inay Hakiyan Mudaharada Ay Kaga Soo Horjedan Mudo Kordhinta Xukumada Haatan Talisa Xuska 18may Awgeed

          Hargeisa  13/5/2015(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka wadani ayaa maanta shir jaraaid oo ay xafiiskooda ku qabteen waxay  taagerayashooda ugu baaqen inay hakiyaan mudaharad ay kaga soo hor jedan mudo kordhinta  golaha guurtidu  u sameyen xukumada haatan talisa https://www.youtube.com/watch?v=jFwoWFv_WPY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Somaliland: Dal Laga Leexiyay Jidkii Sharciga Iyo Is Doorashada Oo La Qaadsiiyay Dariiqii Sharci Darrada Iyo Geerida Mustaqbalka

            Hargeysa, 13 May 2015  (SDN/QJ)-Wefti ka socda beesha caalamka ee taageerta Somaliland oo socdaal ku yimi dalka ayaa wadahadalo kala duwan oo ku saabsan xaaladda aloosan ee mudda kordhinta la yeeshay Madaxweynaha, madaxda xisbiyada mucaaridka ah iyo dhinacyo kale, isla markaana weftigan oo xalay u hoyday Hargeysa waxa la filayaa inay maanta dib ugu laabtaan…

            Read More

              “Madaxda Caalamku Markay Fashilmaan Way Iscasilaan Ee Saleebaan Hay Is-casilo ..” Murashax Jamaal Cali Xuseen

              Washintong, 13 May 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa si adag u naqdiyay go’aanka guurtidu muddada labada sannadood ku dhaw ugu kordhisay Xukuumadda iyo Wakiilada. Isla markaana wuxuu dhaliil u jeediyay gudoomiyaha guurtida oo ku tilmaamay shaqsi adeecsan xukuumada Axmed Siilaanyo. “Guurtidii Cumaamada ayaa ka dhacday. Guurtida waxaa…

              Read More

                War Deg Deg ah:Xukuumada oo ku dhawaaqday inay Wada hadal la Galayso Xisbiyada Mucaaridka Gaar ahaan Qadiyada Doorashooyinka Iyo Mudo Kordhinta DHAGAYSO

                Hargaysa 13.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka  JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici  oo saaka shir jaraaid ku qabtay  Xafiiskiisa ayaa sheegay inay  Xisbiyada qaranka  u fidinayaan shir wadahadal  oo lagaga arinsanaayo khilaafka siyaaseed ee ka taagan mudo kordhintii ay sameeyeen golaha guurtidu, waxaana uu  xusay Madaxweyne  ku xigeenku  in 20-bishan laysugu iman doono shirkaasi wada…

                Read More

                  Wasiirkii Gaashaandhigga Waqooyiga Kuriya Oo Loo Toogtay Ficil Uu Ka Sameeyey Goob Hoggaamiyaha Waddankaasi Ku Sugnaa

                  Byongyang:May,13,2015(SDN/QJ)-Dunida waxa si weyn looga Hadal hayaa Fal lagu dilay Wasiirkii Difaaca Waddanka Waqooyiga Kuriya Hyong Yong, kaas oo la  sheegay inuu Amray Hoggaamiyaha dalkaasi Hogaamiyaha Kuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Waxa xiiso yeelatay, isla-markaana indhaha, dhegaha iyo dareenka caalamiga ah si weyn usoo jiidatay Sababta  wasiirkaas loo dilay, taas oo noqotay inuu Wasiirku si kedis …

                  Read More

                    Nuxurka Kulan Natiijo Xumaystay Oo Madaxweyne Siilaanyo Shalay La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub Iyo Hadallo Dhiif Leh Labada Dhinac Isweydaarsadeen

                    Hargeysa:May,13,2015(SDN/QJ)-Kulan Albaabadu u xidhnaayeen ayaa maalintii shalay Madaxweyne Siilaanyo la qaatay Wakiilka Midowga Yurub Mudane Michael Cervone, waxana labada Dhinac isweydaarsadeen Hadallo kulkulul oo ka turjumaya sida Xaaladdu uxun tahay. Nuxurka Kulankaas labada dhinac dhex maray, ayaa gebi ahaanba ku saabsanaa Muranka ka taagan arrimaha Doorashooyinka iyo Mordhinta Golaha Guurtida oo ay ka dhalatay Mucaarad…

                    Read More

                      Rag Hore u Qirtay Inay Dileen Xildhibaanno Marxuumad Saado Cali Kamid ahayd Oo Goor Dhaweyd Toogasho Lagu Fuliyey

                      Muqdisho:May,13,2015(SDN/QJ)-Laba nin oo hore uqirtay inay Kooxda Al-shabaab katirsanaayeen, isla-markaana gacantooda ku dileen Xildhibaanno ay kamid ahayd Marxuumad Saado Cali Warsame, ayaa goor dhaweyd lagu fuliyey dil toogasho ah oo lagu xukumay. Labadaan nin ee maxkamada xukunka dilka ah ku fulisay ayaa kala ah Shuceyb  Ibraahin Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi, kuwaasi oo sheegay inay…

                      Read More

                        Akhri Magacyada 3-Dhallinyaro Soomaaliyeed ah Oo Maxkamad Maraykanka Ku Taallaa Ku Ridday Xukunno Wakhti Dheer ah

                        New York:May,13,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Waddanka maraykanka, ayaa xukunno dheer ku ridday Saddex dhallinyaro soomaaliyeed oo muddo ku jiray Gacanta ciidamada booliska. Dhallinyaradan oo laba kamid ahi haystaan Dhalashada waddanka Sweden, ayaa la sheegayaa inay qirteen dambiyada loo haysto,kuwaas oo ay kamid ahaayeen inay taageerayaal u ahaayeen kooxda Al-shabaab oo Reer Galbeedku dagaal kula jiraan. Xeer…

                        Read More

                          Magacyada Xubno Xukuumadda iyo Guurtida Katirsan Oo Beeshu Caalamku Ku Hawllan tahay Sidii ay Cuno-qabatayn U Saari Lahayd

                          Hargeysa, May,13, 2015(SDN/QJ)-Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageerta Arrimaha Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa ku Hawllan qorshe cuno-qabatayn lagu saarayo xubno Xukuumadda iyo Golaha Guurtida katirsan oo lagu calaamadiyey inay wadaan nidaamyo lagu fashilanayo samaynta Muddo-kordhin loo midaysan yahay. Sida wararku sheegayaan xubnaha la calaamadiyey ee Beesha caalamku isla garteen inay Muddo-kordhinta khilaafka abuurtay wadaan, ayaa…

                          Read More

                            After protests, changes set for Minneapolis apartment towers

                            Managers and residents of one of Minneapolis’ most recognizable affordable housing developments have struck a tentative deal to improve problems ranging from lengthy elevator shutdowns to concerns over discrimination. Residents of Riverside Plaza, one of the largest housing complexes in Minnesota with more than 4,000 residents, most of them Somali-Americans, have been increasingly vocal about…

                            Read More

                              Xurguf Ka Dhalatay Ethiopia Oo Faro-gelisay Diyaarad Uu La Socday Madaxweyne Uhuru Kenyata Oo Hawada Somalia Soo Gashay

                              Nairobi:May,13,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta Caalamka, ayaa si weyn uga Hadlaysa Xurguf siyaasadeed oo soo kala dhexgashay Dawladaha Kenya iyo Ethiopia, taas oo salka ku haysa kadib markii ay Ethiopia dalbatay in dhinaceeda loo leexiyo diyaarad uu saarnaa Madaxweynaha Kenya oo Hawada Somalia soo gashay. Wargeyska The Standard Media ayaa qoray in la ogaaday inay Hay’adda Duulista hawada ee…

                              Read More

                                Akhri Magacyada XubnoMaamulka Puntland Ku Sheegay Saraakiil Al-shabaab Katirsan Iyo Qaarkood Oo Somaliland Kasoo Jeeda

                                Garowe:May,13,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa soo bandhigay Magacyada iyo Sawirrada Saddex Nin oo ay ku sheegeen Saraakiil katirsan Ururka Al-shabaab, kuwaas oo ay in muddo ah Cabsiyada ku hayeen. Xubnahan, ayey ku sheegeen inay si qarsoodi ah iyagoo dhuumasho ugu jira ay gacanta kusoo dhigeen, waxana ay intaas raaciyeen in Baadhitaanno badan oo lagu sameeyey lagu ogaaday…

                                Read More

                                  Mudo kordhintan Xukuumada Siilaanyo waa Qiyaamo Qaran oo Qiil loo sameystay taas oo lagu buruburinaayo Hanaankii geedi socodka Somaliland

                                  Mudo kordhinta xukuumada loo kordhiyey waa Fadeexad iyo Fashilaad qaran, taas oo ku saleysan khariidada dhoobo-qaadka boobka hantida maguuraanka ee ummaddan baahan ee tawsta iyo tabaalaha la tiiraanyeysan.waxay aheyd in ay Golaha Guurtidu ansixiyaan waqtigii xisbiyada qaranka, komishanka qaranka, madaxweynaha iyo daneeyayaasha Somaliland ee caalamku ay isku wada raaceen oo ahaa 26/6/16. Waxay aheyd in…

                                  Read More

                                    Mid Keebaa Dhiiran Doona?

                                    Go’aamada siyaasiga ah qaadashadoodu waa kuwo dhib badan oo u baahan ku dhac iyo dhiiraanaansho leh dhabar adayg , isla markaana waa kuwo u baahan in laga baaraan dago qaabka iyo qiilka loo qaadanayo go’aanka  iyadoo maskaxda lagu hayo in tusmada aad qaadataa bulshada badhna ka qoslinayso bandhana ku qaracmayaan. Balse mar walba xisaabtaadu waa…

                                    Read More