“Ma Istaagi-doonaan Muddaharaadku, Waanan Wadaynaa Ilaa Go’aankaa Laga Noqonayo” Cabdirashiid Riyo-raac DAAWO

    Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xohayaha qorshaynta Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabdirashiid-Riyoraac) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Ciidamo tiro badan oo Xukuumadda soo amartay ay xoog kula wareegeen Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in Muddaharaadka ay hore Xisbi ahaan ugu baaqeen inuu istaagayn oo qaabkii ay…

    Read More

      “Wixii SNM Ah Ee Mujaahidiintii Dalka U Soo Halgantay ee Aan Shaashoobin Waxay U Ballansan Yihiin Kulan” Cali Guray

      Hargeysa, 12 May 2015 (SDN/QJ)-Guddomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa sheegay in maalinta beri ah isku imin doonaan Mujaahidiintii SNM oo gadhwadeen ka yahay Xasan Ciise Jaamac, taasoo lagag shiri doono xaaladda siyaasadeed ee dalku galay. Kadib markii Golaha guurtidu maanta ku dhawaaqay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo loo kordhiyay sannad iyo toban…

      Read More

        “26 Jun Marka Ay Gaadho Bal Kursiga Ha Kugu Soo Celiyo, Saleebaan, Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Indho-indho” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

        Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu ku dhawaaqday maanta ee labada sano ee labada bilood ka dhiman yihiin ah, isla markaana waxa uu Guddoomiyaha UCID sheegay sidii uu shalay-ba ballanqaaday inay dib ugu noqonayaan heshiiskii hore ee Guddiga doorashooyinka ee halka sano ahaa haddii ay Guurtidu dhaafto heshiiskii…

        Read More

          “Cukusow Meeshani Waa Beertayadii”,Maxaa ka Qaldan W/Warfaafinta Q.1aad

          Somaliland waxay qaranimadeedii la soo noqotay 1991,dhacdooyinkii hubinta qaranimada iyo xaqiijinta dowladnimo ee aynu sida wacan  u wada xusuusano waxaa ka mid ahaa talaabooyinkii dhamaan reer somaliland miyo iyo magaalo gacmaha ay isku qabsadeen haday tahay qarameenta ciidamada,xarumaha kastamada soo xareeya dakhliga iyo cashuuraha,wakaaladaha iyo wasaaradaha iyo qarameentii dhamaan shaqaalaha dawlada waax kasta ay ka…

          Read More

            SADEXDA XISBI QARAN EE S/LAND HOGAAMIYAASHOODU MA KU DAYAN DOONAAN HOGAAMIYAYAASHA XISBIYADA UK EE IS CASILAY HADII AY KU GUULDARAYSTAAN DOORASHADA WADANKA KA QABSOOMI DOONTA

            Shacabka S/land & saxaafadaba waxaan ku salamayaa salaanta  Islaamka ASCW. Intaa Ka dib waxaan qalinka u holoday in wax Ka idhaahdo fikirkayga Doorashadii Ka dhacday Wadankan UK oo aan is leeyahay waxay tusaale fiican u noqon doontaa hogaamiyaasha sadexda Xisbi Qaran ee Jamhuuriyada S/land.sida aad kawada warqabtaan waxa maalmahanba socday doorashadii Wadanka UK iyadaoo ay…

            Read More

              Saameynta Dagaalka Yaman uu Soomaliya Ku Yeelan Karo

              Kacdoonkii ka dhacay dalka Yaman 2011 kii xukunkana looga tuuray Cali Cabdalla saalax waxuu soo dadajiyaya in ay awood dareyso dowladii dhexe ee yaman taasi uu udub dhexaad u ahaay Cali Cabdalla Salaax. Ka dib la wareegidii xuuthiyiinta Sanca sanadkii hore,  Yaman waxa ay gashay waji cusub oo dagaal wajiyo badan leh  kaasi oo markii…

              Read More

                SIYAASI! 18 MAY BAAN XUSAYAA EE DHIMASHAYDA XIL HA KU RAADSAN. Qore: Mire aspirin?

                Tan iyo markii aynu qaadanay nidaamka xisbiyada badan, waxa shacabka Somaliland la kulmayeen dhibaatooyin badan.   siiba marka  doorashooyin soo  dhawaadaan. Xisbiyada mucaaradka ah waxay dadka ugu baaqaan inay mudaharaadaan. Mudaharaad salmi ah waa xuquuq  muwaadinku leeyahay, haddii u raaco sifaha iyo bisaylnimada looga baahan yahay ee aynu ka aragno wadamada hore maray. Laakiin su’aashu waxa…

                Read More

                  WADDANI TORONTO : ISNIIN MADOW “BLACK MONDAY” 11TH MAY,2015

                  Maanta oo taariikhdu tahay 11th May,2015, waxay ku astaysantahay  ISNIIN  MADOW “BLACK MONAY “ .Waa maalin loogu tallo galay in god madow lagu rido nidaamkii dimuqraadiga ahaa  , laguna bedello hab beeleed.  Waa maalin loogu tallo galay in Somaliland  la geliyo khal-khal siyaasadeed , burbur dhaqaale iyo xasilooni daro.  Maanta waxa la laalay go’aanki  Guddiga…

                  Read More

                    House Of Elders Or Orphange Center?

                    Dear reader, I am lost. I need somebody to help me. Last week , rotten eggs and poisoned Tidbits of sick gossip has dropped around the previous Traditional Leaders House. Because since the arrival of Mr.Silanyo to the Throne. It turned in to An Orphanage Center and Mental Hospital for the Elderly People. Nowadays that…

                    Read More

                      U.S. Attorney greeted with skepticism at Somali forum

                      U.S. Attorney Andrew Luger asked Somali-Americans Saturday to trust him as he works to improve conditions in their community that might help prevent young people from being radicalized. A town hall meeting at the Phillips Community Center in south Minneapolis was the first between Luger and the Somali community since federal authorities charged six men…

                      Read More

                        Kenya, Somalia exit Olympics qualifiers

                        Kenya exited the 2016 Olympic Games football qualifying competition at the weekend despite scoring four goals against Botswana in Nairobi. A 4-1 win at Nyayo Stadium levelled the first-round tie at 4-4 on aggregate, but the visitors squeezed through on away goals having won the first leg 3-0 two weeks ago. Botswana play Zambia in…

                        Read More

                          “Go’aankaasi Waa Mid Aanu WADDANI Aqbali-karin, Xalkuna Waxa Weeyaan In Madaxweynuhu Ka Shaqeeyo Sidii Loogu Noqon…” Gudoomiye Cirro DAAWO

                          Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay aqbali doonin muddo kordhinta Golaha Guurtidu maanta u samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay ka dib go’aankii muddo kordhinta ahaa ee Guurtudu gaadhay waxa kale oo uu sheegay in xalku…

                          Read More

                            Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo dib ugu Noqday Go’aankii Gudoomiye Cirro,Ganafkana ku dhuftay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

                            Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ku tilmaamay Maalin Ku Madow Shacabka Somaliland waxaanu Xaaraan ku tilmaamay Go’aankii ay Mudada ugu Kordhiyeen Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay in kadib markii la iska indho tiray soo Jeedintoodii ahayd in doorashadu aanay dhaafin sannadka soo…

                            Read More

                              “Xukuumadu Waxay Taageersan tahay Go’aanka Mudo kordhineed ee Golaha Guurtidu ku dhawaaqay” Cukuse DAAWO

                              Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay aad u soo dhawaynayso Mudo Kordhinta ay Golaha Guurtidu ku soo afjareen Murankii Mudooyinkii ugu danbeeyay ka taagnaa Mudada Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna afhayeenka Xukuumada Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Golaha Guurtidu uu sameeyay Talaabo soo afjartay hadal hayntii…

                              Read More