Sarkaal Sare Oo Katirsanaa Madaxda Gobolka Banaadir Oo Saaka Toogasho Lagu Dilay

    Muqdisho:May,06,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii Dhinaca Siyaasadda Degmada wada-jir ee Gobolka Banaadir Cabdifataax Barre Guue, ayaa Maanta Kooxo Hubaysan Ku Dileen Gudaha Magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku xigeenka, ayaa la sheegay inay Kooxo Hubaysani Rasaaseeyeen xilli uu saarnaa Gaadhigiisa oo Marayey siligga Ameerikaanka ee Degmada Wada-jir. Waxaa la dhintay masuulkan mid ka mid ah ilaaladiisa sida ay xaqiijiyeen dad ka…

    Read More

      Guddoomiyihii Guddida Dibu-eegista Distoorka Oo Is Casilaad Ku Dhawaaqday Iyo Madaxweyne Gaas Oo La Sheegay Inuu Ka Dambeeyey

      Muqdisho:May,06,2015(SDN/QJ)-Marwo Xildhibaanad Caasha Geelle  Diiriye oo ahayd Guddoomiyihii Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka, ayaa shaacisay inay iska casishay Xubbin-nimadii Guddidaas ay ka ahayd. Caasha Geelle sheegtay in markii ay aragtay waqtiga hadhay aanay howshooda ku sii wadi karin, isla markaana shacabka aanay farxad gelin karin, waxaana ay xustay in aanay is casilin,…

      Read More

        Khilaafkii Warfaafinta Oo Markale Curtay, wariyayaal Xabsiga Lagu Guray iyo Haweenka Madaxtooyada Oo Wasiir Cukuse Amar Culus Duldhigay

        Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Khilaaf culus ayaa markale ka dhex aloosmay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somalinand Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, kaas oo gaadhay in xabsiga la dhigo ugu yaraan toban kamid ah shaqaalaha, ayaa xabsiga lagu dhigay amar kasoo baxay wasiirka wasaaradaas. Sida qurbejoog ku heshay xogo, waxa intii aan la garaacis iyo jidh-dil iyo garaacis lagula…

        Read More

          Wasiir Xirsi waa Dilaalka Colaada Qurulugud iyo Buuhodle

          Wasiir Xirsi waa Dilaalka Colaada Qurulugud iyo Buuhodle Ilaa intii uu xukunka somalilland la wareegay madaxwayne axmed silaanyo wax aka bilaabmay dagaalo u dhaxaysa degaanada qurlugud iyo buhoodle oo dhexmaray labada bilood ee walalaha oo isku ah habar wadaag ,ilmaabti , abti iyo awoowe ,seedi,sodog , ilmaabti,iyo dad ood wadaga isku yihiin ,Deganada Qurlugud iyo…

          Read More

            “Md. Madaxweyne Waa Inaad Ka Go’aan Qaadato Kuwa Siyaasadda Ku Saaqiday Ee Muraadka Guud Ee Beeshu Leedahay Qaldaya” W/Q: Eng. Abshir A. Maxamed

            Dhulka danta guuda ee GAS M-ta oo qorshe ahaan dhan 25 Block ayaa hore xukuumad ahaan iyo deegaan ahaan layskula gartay inay ahaato dan guud, taas oo sababta gacanta loogu gelinayay madaxweynaha Somaliland  ay ahayd inuu Ammaan noqdo waayo hore ayaa loo yidhi Madax meel ka saraysa oo la taabtaa ma jirto. Haddaba Maxaa dhacay?…

            Read More

              Ayey dani ugu jirtaa dib u dhaca doorashooyinka Somaliland? Qore Mire Aspirin

              Doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland ayaa la filaayay inay dhacdo  badhtamaha sanadkan 2015-ka ee aynu ku jirno. Laakiin duruufo farmsamo  oo ay sheegeen Gudida Doorashooyinka Qaran ee Somaliland inay dib uga dhacayso waqtigii la filayey , loona baahanyahay in dib loogu mudeeyo xiliga ay qabsoomi karto doorasho- taasoo ay xalaalayn karaan Golaha Guurtida Somaliland oo…

              Read More

                Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Wada-hadallo Hoose Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Hore u Sheegay Inay Labada Dhinac u socdaan

                Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa Jawaab ka bixisay Hadallo dhawaan kasoo yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Salka ku hayey inay jiraan Wada-hadallo hoose oo labada dhinac u socdaa, waxana ay beenisay  jiritaanka Wada-hadalladaas. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Wargeyska Himilo  khadka telefoonka kula xidhiidhay isagoo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, isla…

                Read More

                  Islaamiyiinta Daacish Oo Sheegtay Weerarkii Texas, Magacyada Iyo Sawirrada Raggii Qaadayna Soo Bandhigay

                  Mousil:May,06,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarkii lagu qaaday Goobtii lagu dhiirigelinayey Samaynta Sawir-gacmeedya lagu aflegaadaynayo Nebi Muxamed N.N.K.H ee ku taallay Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka. Sida ay sheegtey Idaacadda Al-Bayaan ee ku hadasha afka dowladda Islaamiga ah, labo Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Islaamiga ah ayaa…

                  Read More

                    Akhriso Dalalka Adduunka ee Haboon In Carruur Lagu Dhalo Iyo Kuwa Ugu Liita Ee In Lagu Dhalo Laga Taxadarro

                    Washington:May,06,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Caalamiga ah ee Badbaadada Carruurta ee Save The Children, ayaa soo saartay Warbixin dheer oo ay kaga Hadashay dalalka dunida ee ku haboon in carruur lagu dhalo iyo kuwo aan ku Haboonayn in ubad lagu dhalo. Warbixintan oo aad dheer waxaa lagu sheegay in dalalka Poland Belarus, Israel  iyo Slovenia ay yihiin wamada dunnida…

                    Read More

                      25-Qof Oo La Ildaran Dhaawacyo Kasoo Gaadhay Qaraxyo Hore Muqdisho uga Dhacay Oo Loo Diray Dalka Qatar

                      Muqdisho:May,06,2015(SDN/QJ)-Tiro shacab ah oo hore ugu dhaawacmay Weerarro Muqdisho  uga dhacay, ayaa loo qaaday Magaalada Doxa ee Dalka Qatar si xaaladooda wax looga qabto. Dadkan oo xaaladooda waxba looga qaban waayay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa loo baahday in caafimaad dibadeed loo raadiyo, iyadoo Dowladda Qatar ay Dowladda Somaliya ku soo wargelisay, in dadkaasi ay dalkeeda…

                      Read More

                        Wasiir Khaliil Oo Degreeto Sababaysan Ku Mamnuucay Khudbadihii Uu Sheekh Aadan-sunne Ka Jeedin Jirey Masaajid Ku yaalla Magaalada Hargeysa

                        Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Sida ku cad Degreeto ay warbaahinta Somaliland heshay, waxa uu Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed Joojiyey dhammaanba Khudbadihii uu Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Aadan Sunne) ka jeedin jirey Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan Sunne oo ah Wadaad si weyn looga yaqaanno Caasimadda, isla-markaana  haybad u leh inuu soo…

                        Read More

                          “Wixii Sadexda Xisbi Iyo Komiishanku isla qaateen Waa Halkeeda laakiin Go’aanka u danbeeya Golaha Guurtidaa leh” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

                          Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Suladaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdi qaadir  oo ay wehelinayeen qaar kamida salaadinta kale Somaliland ayaa dhicayada siyaasada Somaliland u soo jeediyay in golaha guurtida lagu tixgaliyo shaqada ay qaranka masuulka uga yihiin iyagoo sidoo kalana ka hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka dalka.

                          Read More

                            Somaliland oo ka tashanaysa ka hortagga Xaalufka deegaanka DAAWO

                            Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Shir ku saabsanaa sidii looga tashan lahaa xaalufka lagu hayo deegaanka iyo isbedelada cilmiada oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay Wasiirada deegaanka,Xanaanada Xoolaha, Beeraha Guddoomiyayaasha gobolada, xubno ka socday hay’adaha madaxbanaan iyo qaybaha bulshada rayidka ah. Wasiirka Wasaarada deegaanka iyo horumarinta…

                            Read More

                            DAAWO Chelsea oo Hantidey Horyaalka Ingiriiska(Premier League) Iyada oo Kulumo Hadhsanyihiin.By Jaahuur

                            London-May 05-2015-(SDN/QJ) Akhyaarta qormadeena ciyaarha waxaynu bidhaamineynaa horyaalkii Ingiriiska (Premier League) oo lagu kala faraxashey. Naadiga faraha lagaga gubtey ee Chelsea oo markii 4-aad horyaalka Ingiriiska taas oo u suurtagaleysey iney soo iibsadaan xiddigaha ugu caansan aduunka sida Coasto,Doropa,Febre Gaas iyo qaar kale oo farabadan, haddaba daawasho wacan damaashaadka. W/Q Jaahuur SDN/QJ

                            Read More