Muran ka dhashay lows dartiis oo diyaarad loo dejiyay
Belfast,June,23,2015(SDN/QJ)- Maxkamad ku taalla waqooyiga Ireland ayaa dacwad ku soo oogtay nin Maraykan ah, kaas oo loo haysto in uu halis galiyay diyaaradii uu saarnaa iyo dambiyo kale. Ninkaasi oo lagu magacaabo Jeremiah Mathias Thede ayaa dagaal u galay in loo kordhiyo lows diyaarada laga qaybinayay intii ay hawada ku jirtay. Diyaaradda waxay ku socotay…
