Itoobiya oo Qodobaysay Ahmiyadii uu lahaa Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaare Hailemariam Dessalegn
Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay kulan Isniintii ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee Itoobiya hoggaamiyayaasha Somaliland iyo Itoobiya Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Hailemariam Dessalegn. Wakaaladda wararka ee Itoobiya ayaa shalay baahisay inay labada hoggaamiye ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya danaha labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya. Wakaaladu…
