(IMF) ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhanka maareynta maamulka maaliyadda

    Muqdisho June 21,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibaraahim Fargeeti, Wasiir ku xigeenka Qorshaynta mudane Cabdullahi Shiekh Ali iyo Gudoomiyaha Bangiga Bashiir Ciise, Saraakiil sare oo ka tirsan XFS ayaa kulan la qaatay wafti ka socoday  Hay’ada Lacagta Aduunka “IMF”. kulanka oo noociisa markii ugu horaysay la qabtay mudo 25 sano ah ka…

    Read More

      Miyaad rummeysatay in soomaali oo dhan noqotay 12 milyan

      Marka  horre  waxaan  salaamaya  dhammaan ummada islaamka  gaar ahaan ummada afka-soomaliga ku hadasha meel kasta o’ ay joogan, sidoo kale waxaan salaamaya warbaahinta madaxa- banaan ee tebisay dhukmantigan (document) . Intaas ka dib documentigan ama maqaal kan waxaan ku eegi doona warbixin dhowaan ay tebisay hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan tiro koobka dadweynaha ee loo…

      Read More

        Warar Dheeraad ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Al-shabaab Saaka Ku Qaadday Xarumo Ciidan Oo Muqdisho Ku Yaalla

        Muqdisho:June,21,2015(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya wararka kasoo baxaya Qaraxyo ismiidaamin ah oo xubno kooxda Al-shabaab katirsani ku qaadeen Xarunta Dugsigii hore ee Degmada Shibis oo haatan ah Goob ay deggen yihiin Ciidamada Nabadsugidda Somaalia. Weerarka Shabaabka ayaa ku biloowday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxiyay afaafka hore ee Iskuulkan, kadibna waxaa xigay israsaaseyn…

        Read More

          Talyaaniga Oo Sii Daayey Muwaadin Soomaaliyeed Oo Muddo 16-Sano ah ay Xabsi Ku Hayeen Iyo Nuxurka Kiiskiisa

          Rome:June,21,2015(SDN/QJ)-Talyaaniga ayaa xorriyadiisii dib ugu celiyey Xaashi Cumar Xassan oo muddo ka badan 16 sanno  ka badan ay ku hayeen Xabsiyo dalkooda ku yaalla. Muwaadin Xaashi, ayaa lagu eedeeyey inuu ka qeybgalay dilkii 20-kii March 1994 lagu dilay Ilario Albi iyo Miran Krovatin oo ahaa 2 saxafi oo u dhashay Talyaaniga  laguna laayey Muqdisho. Xaashi…

          Read More

            Dakhligii Dalka Oo Hoos Usii Dhacaya Iyo Wasiir Samsam Oo Isku-shaandhayn Ku Samaysay Qaar Kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda

            Hargeysa:June,21,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa isku-beddel iyo magacaabis ku samaysay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Degreeto ay wasiirku soo saartay maalintii shalay  ayey qaar kamid ah Masuuliyiinta kastamyada iyo Isu duwidda ku samaysay isku hufid, iaydoo  tallaabadani noqonaysa tii labaad ee ay wasiirku qaaddo intii ay xilkaas haysay. Wasiirka Maaliyaddu waxay…

            Read More

              Barnaamijka xadiiska ramadaanta waxa soo jeedinayaa sheekh maxamed cismaan cayuun xafidahullaah {DHAGAYSO}

              Hargaysa 20.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaynu ku Guda Jirnaa Bishii Barakaysanayd ee Ramadaan oo Xambaarsan Fadaa’il iyo Xasanaad aan la Koobi karin isla markaana alle SWT uu ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan Muslimiintiisu. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XADIISKA BISHA RAMADAAN EE RADIO QURBEJOOG [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XadiiskaRamadaanta.mp3″]

              Read More

                Masuul Dowladeed oo ka Sheekeeyey Arrimo uu kala kulmay Laamaha Ammaanka Dalka Jabuuti oo lagu Xidhay iyo Su’aalo layaab leh oo la weydiiyey

                Saylac, 20 June, 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Degmada Saylac Bashiir Cilmi Waaberi Warsame oo dhowaan xadhig lagu xidhay gudaha magaalada Jabuuti oo uu safar ku tagay, ayaa ka sheekeeyey dhacdooyin uu kala kulmay saraakiisha sare-sare ee laamaha ammaanka dalkaas oo muddo 48 saacadood ah u haystay baadhis lagu samenayey xogo looga gudbiyey gudaha Somaliland.   Xoghaye…

                Read More

                  Puntland oo sheegtay dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe Inuu Sababayo Colaado sokeeye

                  Garoowe, 20,2015(SDN/QJ)-Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamul goboleedka soomaaliyeed ee puntland, ayaa lagu sheegay in Maamulkaasi uu kasoo horjeedo Dastuurka loo sameeyay Maamulka Gobolada Dhexe ee dhawaan ay ansixiyeen Ergada Shirka Cadaado. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Puntland ay kasoo horjeedo Dastuurkasi, sidoo kale Puntland waxa ay sheegtay Maamulka Gobolada Dhexe loo dhisaayo inuu yahay mid abuuri…

                  Read More

                    Tirada Askar Militeriga Somalia Katirsanaa Oo Al-shabaabtu Xalay ku Laayeen Weerar Ka Dhacay Afgooye

                    Afgooye:June,20,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Degmada Afgooye, ayaa sheegaya in Weerar gaadmo ah oo Al-shabaab habeenkii xalay halkaas ku qaadeen ay ku laayeen ugu yaraa 8-Askari oo katirsanaa Ciidamada Dawladda Somalia. Wararku waxa ay intaas ku dareen in dhaawacyo badani ay jiraan, isla-markaana halkaas lagu gubay gaadiid ay ciidamadu lahaayeen. Weerarka ayaa ka dhacay halka loo yaqaan…

                    Read More

                      “Arrinta qudha ee nasiib darrada ahi waxa weeye in iyada oo Distoorkii la jabiyey oo ay tahay danbi Qaran, waajibna ay ahayd in Madaxweynaha Maxkamad lagu soo oogo, in aan hadana cidina ka hadlin..”Xil. Rayte

                      Hargeysa:June,20,2015(SDN/QJ)-Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa ka dayriyey Tayada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu tilmaamay inay tahay Xukuumaddii ugu liidatay ee Somaliland soo marta. Waxa uu xildhibaanku sheegay in muddadii xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo talada Haysay ay lumisay Saaxiib badan oo dalku lahaan jirey, isla-markaana dalku galay Go’doon siyaasadeed oo…

                      Read More

                        Muslimiinta Dalka Norway Oo Afura Qorraxda Oo Soo Jeedda, Isla-markaana Suxuurta Isla Qorraxdii Oo Aan Dhicin

                        Oslo:June,20,2015(SDN/QJ)-Dalka Norway oo Haatan Galay xilli ay cadceeddu soo jeeddo 24-saacadoodba, ayaa Muslimiinta ku dhaqan oo Soomalidu kamid tahay waxa ay la afuraan, isla-markaana la suxuurtaan Muslimiinta ku dhaqan Waddanka Sucuudiga, iyagoo adeegsada Saacadda Makkah AL-Mukarramah. Muslimiinta ku nool dalka Norway gaar ahaana kuwa degan Waqooyiga dalkaas Norway oo xilliga kuleylaha ah aanay qorraxda ka…

                        Read More

                          Yuusuf Garaad Oo Faallo Garowshiiyo Xambaarsan Ka Diyaariyey Isbeddelkii Ku Yimi Mawqifka Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

                          Muqdisho:June,20,2015(SDN/QJ)-Madaxii hore ee BBC-da laanteeda Afka somaliga, haatan dhinaca siyaasadda u dego rogtay Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa faallo dheer ka diyaariyey isbeddelkii ku yimi mawqifkii uu hore u aaminsanaan jirey Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo haatan dhinaca somaliland usoo socda. Faalladdan oo nuxur badan xambaarsan, ayaa waxa uu diiradda ku saaray Marxalado dadka intiisa…

                          Read More

                            “Waxaan aad iyo aad uga xumahanay Tacaddiyada ay xukuumada Siilaanyo ku Hayso Bulsho-weynta Gabooye,iyadoo Ramadaantii uga dhigtay in ay ku afuriso Rasaas Hoosta ay ugu dhigayaaan Ciidamada amnigu.” Sul. Daakir

                            Hargeysa:June,20,2015(SDN/QJ)-Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah madax dhaqameedka somaliland, gaar ahaanna hoggaamiya Beelaha Gabooye, ayaa si adag u cambaareeyey Falal amniga ka dhan ah oo uu sheegay in Ciidanka Ammaanku ku hayaan Xaafadda Daammi ee Magaalada Hargeysa oo ay deggen yihiin Dadweyne Beelaha Gabooye kasoo jeedaa. Suldaaanka oo Maalintii shalay saxaafadda Kula Hadlay…

                            Read More

                              Kenya Oo Shaacisay Magacyo Iyo Xogo Dheeri ah Oo Ku Saabsan Al-shabaabka Dalkeeda Dagaalka Ka Wadda

                              Nairobi:June,20,2015(SDN/QJ)-Waaxda Dalka Kenya u qaabilsan dhinaca ammaanka ayaa warar dheeraad ah kasoo saartay Xubno katirsan Ururka Al-shabaab, kuwaas oo gudaha Dalkaas ka wado Weerarro joogto ah. Hadal kasoo baxey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa lagaga codsadey shacabka inay soo gudbiyaan xogta ku saabsan kooxdan la sheegey iney baxsanayaan iyadoo ay ku jiraan xubno  dhaawac ahi….

                              Read More

                                Obamaha Maraykanka Oo Dhawaan Booqan Doona Dalka Ethiopia

                                Washington:June,20,2015(SDN/QJ)-Sida lagu shaaciyey war laga soo saaray Aqalka Cad ee Dalka Maraykanka looga Arrimiyo, waxa Bisha soo socota ee Jully Magaalada Addis Ababa Booqan doona Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama. Xoghayaha Saxaafadda Aqalka Cad Mareykanka, Josh Earnest, ayaa Warbaahinta u sheegay Madaxweynaha in uu taggi doono Addis Ababa, ka dib marka uu booqdo Magaalada Nairobi…

                                Read More

                                  Taliye Sare Oo Katirsanaa Sirdoonka Somalia Oo Ciidamada Militerigu Toogasho Ku Dileen

                                  Muqdisho:June,20,2015(SDN/QJ)-Taliyihii Hay’adda Nabad-sugidda Somalia u qaabilsanaa Degmada Afgooye, ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaadhay Weerar jid-gal ahaa oo ciidamada militerigu ugu geysteen Gobolka Shabeelaha hoose. Liibaan Abuukar Yarow, ayaa habeenimadii xalay dhaawaca ka soo gaadhay weerarkaasi ugu geeriyooday Isbitaalka Degmada Afgooye, markii duhurnimadii shalay loola cararay, si wax looga qabto xaaladiisa caafimadaad. Kolonyada uu la…

                                  Read More