TAXANE:Qoyska Ismaciil Cumar Geelle iyo owoodahooda maamul iyo dhaqaale ee Jabuuti(qeybtii 1aad)
Paris June 22,2015(SDN/QJ)-Intii ka danbeysay kolkii uu madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle madaxweynaha ka noqday dalka Jamhuuriyada Jabuuti sanadii 1999kii waxa uu isku dubo ritay koox uu ka soo xushay reerka uu ka soo jeedo ee Ciise khaasatan jufada Mamaasan oo uu awooda dalka Gacanta u geliyay, sidaa waxa lagu sheegay warbixin dheer oo ay daabacday…
