“Somaliland Waa waddankii ugu horreeyey ee Somaaliyi leedahay ee Geeska Afrika ka qaatay Xornimo, kala tagguna waa wixii aanu halkaas keenay ayaanu haddana qaadannay oo la noqonay.” Axmed Ismaaciil Samatar.

    Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahannada Somaliland u dhashay ee caalamka uga ololeeya sidii ay ictiraaf u heli lahayd, ayaa Dood adag oo uu ka qaybgalay si weyn uga difaacay Karaamamada iyo Xuquuqda Dawladnimada Somaliland. Professor-ka oo dooddaas afkiisa iyo aqoontiisaba kaga difaacay Somaliland, ayaa ku adkaystay inay Somaliland qaran Madax Bannaan, isla-markaana…

    Read More

      Sawirrada Meydad iyo Gawaadhi Laga Gubay Ciidamada Ethiopia Oo Shabaabku Soo Bandhigeen

      Baardheere:June,19,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Al-shabaaab, ayaa Markii ugu horraysay soo bandhigtay Sawirro ay kasoo qaadeen Dagaal ay dhawaan Ciidamo Ethiopian ah oo AMISOM katirsan kula galeen  inta u dhexeysa Leego iyo Buur-hakaba kaasi oo khasaaro adag lagu gaadhsiiyay Ciidamada Ethiopia oo qeybta ka ah kuwa AMISOM. Bayaan kasoo baxay Maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Dagaalkaasi uu…

      Read More

        Al-qaacidada Yemen Oo Hannaan Laga Argagaxay Qudha uga Jartay Muwaadinii Sucuudiga u Dhalatay

        Mukallah:June,19,2015(SDN/QJ)-Al-qaacidada Dalka Yemen ka dagaallanta, ayaa Fagaare kuyaal magaalada Al-mukalla ee xarunta gobolka Xadra-muud ee Koonfur Bari Yemen kusoo bandhigtay Laba Nin oo ay basaasnimo ku eedaysay, kuwaas oo kasoo jeeda Dalka Sucuudia. Labadan nin, ayaa mid kamid ah lagu sheegay inuu sarkaal Al-qaacida katirsan oo si hoose Maraykanka ula shaqaynayey, isla-markaana la ogaaday haatan…

        Read More

          Qaramada Midoobay Oo Somalia usoo Magacowday Danjire Ku-xigeen Cusub

          New York:June,19,2015(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay, ayaa Xafiiskeeda Somalia ee UNSOM usoo magacowday Danjire-ku-xigeen cusub oo lagu magacaabo  Peter De Clercp, iyadoo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon  uu qalinka ku duugay Magacaabistaas. Mr Ban ayaa warbixintiisa ku sheegay in Sidoo kale de Clercq,uu u shaqeyn doono isu- duwaha Qaramada Midoobay, ahna Xidhiidhiyaha Arrimaha Bani’aadamnimada ee Qaramada…

          Read More

            Deegaannada Kooxaha Ahlu Sunna Gacanta Ku Hayaan Oo Maanta Soonku Kaw Ka Tahay

            Dhuuso-marreeb:June,19,2015(SDN/QJ)-Dhammaanba Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo deegaanada kale ee Ahlu Sunna ka joogto Gobolka Galgaduud, ayaa Jimcaha maanta waxaa ka bilowday soonka Bisha Ramadaan, iyadoo aan deegaannadaas laga soomin maalintii shalay oo Bisha Ramadaan ay Kaw ahayd. Madaxda Ahlu Sunna, ayaa iyagu ku andacoonaaya inaan dhalashada bisha habeenkii Khamiista soo galeysay laga arag dhulka ay ka…

            Read More

              “Haddii Arrintu sidaas kusii socoto waxanu u qaadanaynaa innaanu madaxweynuhu doorasho doonaynin guurtidana ay wax isla ogaayeen Xisbiyada qarankana la khiyaameeyey.” Jamaal Cali Xuseen

              Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maalintii shalay dalka lagu soo dhaweeyey, waxana uu ka Hadlay Xaaladda haatan dalku ku jiro iyo sida looga Bixi karo. Aqoonyahan Jamaal oo soo dhaweyntiisa ay ka qaybgaleen Saraakiisha sare ee Xisbiga Ucid, Taageerayaasha Xisbiga, Xildhibaanno iyo Saaxiibo kale oo uu leeyahay, ayaa…

              Read More

                Madaxweyne Kenyata Oo Amar Ku Bixiyey In La Qaado Xayiraaddii Saarnayd Xawaaladaha Soomaalida

                Nairobi:June,19,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  Khamiistii shalay ahayd ka codsaday Bangiga Dhexe ee Dalkiisa inuu sameeyo sharciyo la xidhiidha xawilaadda lacagta, kadibna la qaado xayiraadda saaran lacagaha xawaaladaha ee Soomaaliya. Bishii Abril 2015 ayaa Xukuumadda Kenya xannibtay dhammaan shirkadaha xawaaldaha ee Soomaalidu leedahay, iyadoo ku eedeysay shirkadahaas in Al-Shabaab ay isticmaalaan, kadib xasuuqii ka…

                Read More

                  Muslimiinta Dalka Chine Oo Loo Diidaay Inay Bisha Ramadaan Soomaan, Amarna Lagu Siiyey Inaanay Xidhin Goobaha Cuntooyinka Bisil Lagu Iibiyo

                  Beijing::June,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Chine, ayaa kor u qaadday caddaadiska iyo dhibaatada ay ku hayso Muslimiinta Dalkeedaa ku nool, waxana ay ka Mamnuucday inay Gutaan Waajibaadka Soomka Bishan Barakaysan ee Ramadaan. Soonka Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa ah mid kamid ah tiirar ka Islaamka, waxaana qof kasta oo Muslim ah laga doonayaa in uu guto waajibka saaran…

                  Read More

                    Jaamacadda Hargeysa Oo Go’aamo Adag Kasoo Saartay Arday Lagu Eedeeyey Rabshad Dhawaan Lagu Waxyeelleeyey Tiro Kamid ah Board-ka Jaamacadda

                    Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Jaamacadda Hargeysa, ayaa Go’aamo adag kasoo saartay Arday lagu eedeeyey inay ku lug lahaaayeen Rabshado dhawaan Xarunta Jaamacadda ka dhacay oo lagu waxyeeleeyey qaar kamid ah Guddida Hoggaamisa Jaamacadda. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr Cabdi Xuseen Gaas oo soo Gaadhay Shabakadda Qurbejoog.com, ayaa lagu sheegay Tallaabooyin Jaamacaddu Go’aansaday in lagu waajaho…

                    Read More

                      Time to provide all newcomers equal education access

                      Many new immigrant and refugee families say they are being left behind — especially when it comes to education. There’s a lot of attention focused on new arrivals to Seattle these days. As our region booms they are equally welcomed for their economic contribution and blamed for pushing up the cost of living. But whether…

                      Read More

                        Mo Farah Oo Ka Baaqday Baadhitaano Caafimaad Oo Orodkiisa Dani Ugu Jirtay

                        London, 18,6,2015(QJ/SDN): Oradyahan Mo Faarax, ayaa seegay laba baadhitaan oo lagu sameyn lahaa oo ah inuu isticmaalay dawooyin awoodda jirka xoojiya iyo inkale ka hor ciyaarihii Olimbikada ee London 2012-kii, wargays ayaa sidaa ku dooday. Warkan ayaa ku soo beegmaya kaddib markii baadhitaan ay BBC samaysay lagu eedeeyay tababarihiisa Maraykanka ah in uu dawooyin noocaas ah…

                        Read More

                        Kaniisad lagu dilay sagaal ruux Dalka Maraykanka

                         South Carolina 18,6,2015(QJ/SDN): Sagaal ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday kaniisad dadka madow ay leeyihiin ee gobolka South Carolina ee Maraykanka. Kaanisaddan ayaa ah mid taariikhi ah oo ay ku cibaadeystaan dadka madow ee Maraykanka. Boliisku waxay ku raadjoogaan nin caddaan ah oo weerarka gaystay. Madaxda boliiska ee gobolkaasi, Gregory Mullen, ayaa sheegay inuu aaminsan…

                        Read More

                          Deg Deg: Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Masuuliyada Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Shirka Magaalada Cadaado.

                          Cadaado:June,18,2015(SDN/QJ) Warar isasoo taraya ayaa kasoo baxaya qaraxii ka dhacay magaalada cadaado ee xarunta maamul u sameynta gobolada dhexe, waxaana wararku sheegayaan in xarakada alshabaab  ay sheegatay masuuliyada weerarkaasi, waxaana ay sheegeen in ciidamadoodu ay xoog ku galeen xarunta uu shirku ka socdo, iyadoo halkaasi ay ku sugnaayeen ciidamada itoobiya. Sarkaal katirsan xarakada Al Shabaab ayaa…

                          Read More

                            Dhawaaqa Dhuxul Wuxuu Ka Dhigan Yahay Marmarsiiyo Aan Meel Haysan!

                            Axmed Saleebaan Dhuxul Jawaabta uu ka bixiyay maxaa Madaxweynaha Su’aalaha loogu diidaa? May Noqon mid u cuntanta bulshada baahida u qabta inay ogaato hawlaha Madaxweynahoogu u hayo. Waxaynu si cad uga wada dharagsanahay in Siilaanyo waaguu mucaaridkaa ahaa meel adag ka istaagi jiray Safarada Riyaale. Waxaanan ka xasuustaa weedho ay ka mid ahaayeen Madaxweyne Riyaale loogama fadhiyo…

                            Read More

                              Ismaciil Buubaa:“Waxaan Garawsaday In Dawlad Soomaaliyeed Aanay Iman Karin Haddii Aan La Aqbalin Somaliland oo Leh Awoodihii Dawladi Ay Lahaan Jirtay”DHEGEYSO/AKHRISO

                              Dubai June 18,2015(SDN/QJ)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre [Buubaa] oo kamid ah siyaasiyiinta dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda balse aaminsan wixii laysku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in hadda wixii ka dembeeya uu aaminsan yahay qaddiyada gooni isu taagga Somaliland, kadib markii ay waxba kama jiraan noqotay fikradii uu inta…

                              Read More

                                Waxaa soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska

                                Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Waxaa badhtamaha bishan June ee sannadka aynu ku jirno 2015 soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska. Waftigaas…

                                Read More