Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Gilgishay Anshax Marinta Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

    Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Mudane Axmed Muuse Obsiiye oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ee Guddoomiye Saleebaan Maxamud Aadan uu dalbaday in la anshax mariyo maadama ay ka soo hor jeesteen Go’aankii Golahoodu uu Mudo kordhinta ugu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada. . Gudoomiyaha ayaa Mudanayaashan ku eedeeyay inay ka hor yimaadeen go’aankii Guurtida…

    Read More

      Xogwaran Lala Yeeshay Oradyahanka Caanka ah ee Mo Faarax Oo Su’aalo Badan La Waydiyay Iyo Jawaabaha uu ka Bixiyay DAAWO

      London 07.June 2015 (SDN/QJ)- Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax “Mo Faarax” oo u dhashay Somaliland balse qaatay dhalashada Ingiriiska ayaa Xog waran uu Bixiyay waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku taxaluqa Noloshiisa Caruurnimo iyo tan Orodyahan . Xogwarankan oo uu Mo Faarax siiyay Telefishanka HCTV ayaa isagoo dhamaystiran waxa uu u dhacay…

      Read More

        Mudane Daahir Rayaale Madaxweynihii Hore ee Somaliland oo Dalka ku soo Fool leh

        Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu maalmahan soo gaadho magaalada Hargeysa, ka dib safar uu muddo laba sanno ku siman kaga maqnaa wadanka. Madaxweynihii hore oo degen dalka Faransiiska ayaa la sheegay inuu ku suganyahay wadanka Imaaraadka Carabta, waxaana safarkiisa ku wehelisa xaaskiisa Hud Barkhad….

        Read More

          “Waxaan Idiin Soo Jeedinayaa in la Anshax Mariyo Sadexdaas Xildhibaan Maadaama ay ka Hor yimaadeen Go’aan gole” Gudoomiye Saleebaan Gaal

          Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa saddex mudane oo golahaasi ka tirsan dalbaday in la anshax mariyo, kadib markii ay saxaafadda ka sheegeen innaan muddo kordhinta guurtidu samaysay ahayn mid aan haboonayn, kana hor-yimaadeen go;aankii muddo kordhinta ee Golaha Guurtida ee ay sheegeen in saddexda xisbi iyo xukuumaddu…

          Read More

            Telefishanka Channel4 oo Warbixin dhiilo Sid ah Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka Dhalinyarada Somaliland DAAWO

            Hargeisa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Talefishanka Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay aafada tahriibka ee idlaysay dayarta Somaliland. Tahriibkan ayaa loo arkaa Ganacsi Cusub oo Sanooyinkii u danbeeyay Suuq Fiican ka helay Degsiimooyinka ay degaan Dhallinyarada Somalida iyadoo qaar badani ay naftooda ku waayaan iyagoon ka midho dhalin riyada naxdintu ku lamaan tahay ee…

            Read More

              Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Markii U Horeysay Ka Jawaabay Riwaayad Ay Dhigeen Oo Warbaahintu Ku Qoonsatay Iyo Xaal Ay Bixiyeen

              Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Labadda Majaajiliistayaal ee Caanka ah ee Sooraan iyo Kabtan Jawaan, ayaa markii u horeysay ka hadlay eedeymo warbaahintu ugu eedisay Riwaayad ay dhawaan ku soo bandhigeen magaaladda Berbera, Rawaayadaasi oo ay dhibaatooyin bulshaddu Saxaafadda kala kulanto warbaahinta maxaliga ah kaga hadlaayeen. Majaajiliistaha Jawaan, ayaa isaga oo magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco…

              Read More

                Madaxweynayaasha Ugu Mushaharka badan Qaaradda Afrika iyo Soomaaliya iyo Kenya oo Kaalmaha hore ka jira Iyo Warbixin laga soo saaray

                London, 07June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu yahay madaxweynaha ugu musharaka badan qaaradda Afrika, isla markaana sannadkii uu helo lacag gaadhaysa milyan shan boqol mushahar ahaan.   Sida lagu baahiyey wargeyska AfricaAnswers oo warbixin ka diyaarisay labaatanka madaxweyne ee Qaarada Afrika ugu mushaharka badan, ayaa lagu sheegay in Madaxweynayaasha…

                Read More

                  Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland oo Saaka ka Bilaabmi doona Dalka,Guud ahaan ardayda u fadhiisan doona imtixaankaas Iyo Dardaaranka Wasaarada Waxbarashada

                  Hargeysa 07.June 2015  (SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dardaaran adag siiyey hawlwadeennada imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2015-ka oo dalka ka bilaabmi doona Saaka oo Axad ah. Xaflad la isugu yeedhay kormeerayaasha iyo hawlwadeennada imtixaanka shahaadiga ah oo Xafiiska Imtixanaadka Guud ee Qaranku soo agaasimay maanta, ayaa masuuliyiinta waxbarashadu…

                  Read More

                    Xogta 4 Milyan oo Shaqaale ah oo laga Xaday Dalka Maraykanka iyo Tuhuno soo baxaya oo Muujinaya Cida Tuuganimadaas ku Kacday

                    Washington 07.June 2015 (SDN/QJ)- Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Xafiiska Maamulka Shaqaalaha ee Maraykanku uu maalinta Isniinta ee soo socota uu bilaabi doono inay ogaysiiyaan shakhsiyaadka uu saamaynta ku yeeshay weerar ballaadhan oo lagu qaaday Shaqaalaha Dawladda Maraykanka. Xafiiskan ayaa ururiya macluumaadka gaar ah ee Malaayiin ka mida shaqaalaha Federaalka ee dawladda Maraykanka…

                    Read More

                      Magaalada Jigjiga oo lagaga wada hadlayo dagaalka xuduudda Soomaaliya-Itoobiya

                      Jigjiga 07.June 2015 (SDN/QJ)- Wada-hadallo u dhexeeyo wafdi dowladda Soomaaliya oo shalay tagay magaalada Jigjiga iyo xubno ka tirsan Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ka furmay magaaladaas. Wada-hadallada ayaa ku aaddan xal u raadint dagaallo  xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhexmaray ciidamada Liyuu booliis iyo dad deegaanka ah. Guddoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud, Xuseen Cali…

                      Read More

                        Hargeysa Shahaadooyin la guddoonsiiyey 25 hablood oo dhammaystay duruus ku saabsan arrimaha qoyska

                        Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhan tahay 25 hablood, ayaa markii ugu horraysay ka qallin-jebiyey culuumta arrimaha qoyska oo ay ku barteen dugsiga Qoys-kaab oo dhawaan laga aasaasay Somaliland. Xaflada qallin-jebinta hablahan oo lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa , waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Xoghayaha Warfaafinta…

                        Read More

                          Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa kulan-diimeed u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada reer Hargeysa

                          Hargeysa 7, Juune, 2015 (SDN/QJ )Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa siminaar diini ah u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Reer Hargaysa. Kulankaas oo ku saabsanaa sidii da’yarta looga wacyi gelin lahaa wixii lid ku ah diinta islaamka, isla markaasna ka soo horjeedka dhaqanka islaamka, waxaana lagu qabtay hotel Shiraaqle ee magaalada Hargeysa. Kulan-diimeedkaas waxaa ka…

                          Read More

                            Amisom iyo Ciidanka Dawlada oo Hawl gal ku qabqabtay 150 Qof oo Ku eedaysan Alshabaab Deegaanka Ceelasha Biyaha

                            Muqdisho  07.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidammada dowladda federaalka ah oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo xalay howgallo ka sameeyay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa kusoo qabtay in kabadan 150 qof oo qaarkood lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegay in howlgalku uu…

                            Read More

                              Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ku Guulaysatay inuu Boosaaso ka soo daayo Abwaan C.waaxid Gamadiid

                              Garowe 07.June 2015 (SDN/QJ)– Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland ayaa Ku Guulaystay Inuu Xabsiga Maamul Goboleedka Punthland Ka Sii Daayo Abwaan Hargeysa Ku Noolaa Oo Arga Gixiso Lagu Eedeeyey. Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Guulaystay Inuu Xabsiga Maamul Goboleedka Punthland Ka Sii Daayo Abwaan Hargeysa Ku Noolaa Oo Arga Gixiso Lagu Eedeeyey ,Sidaana…

                              Read More

                                Kenya Cancels Somali Flights

                                Kenya government has cancelled daily flights to Somalia for undisclosed time, a source in Kenyan capital Nairobi has confirmed to Radio Dalsan. It is not immediately clear the main reason behind the decision but the relationship between two neighboring countries have been previously affected by security issues related to increasing cross border Al Shabaab attacks…

                                Read More

                                  Somali farmers grow new life in Maine

                                  NEW GLOUCESTER, Maine (NEWS CENTER) — A group of immigrants from Somalia is growing a new life in Maine. The Somali Bantu Community Association of Lewiston is leasing about 3.5 acres from the owners of Intervale Farm in New Gloucester for the growing season. The association is paying through grants. Last fall, Carl and Jan…

                                  Read More