Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay gudoonka baarlamaanka Uganda

    Kampala June 05,2015(SDN/QJ)-Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo tiro kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Kampala ee Caasimadda Uganda ayaa waxa uu la kulmay gudoonka sare ee baarlamaanka dalkaasi. Kahor inta aysan wada kulmay gudoomiyaasha baarlamaanada Soomaaliya iyo Uganda waxa uu gudoomiye Jawaari ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka…

    Read More

      AFP:dowladda kenya waxa ay awoodi weysay in ay ciidamadeeda la socdaan dhaq dhaqaaq waliba oo ay sameynayaa Al-Shabaab

      Muqdisho June 05,2015(SDN/QJ)-Wakaaladda wararka u fidisa dowladda faransiiska oo soo xiganeyso mas’uuliyiin katirsan sirdoonka reer galbeed ayaa waxa ay baahisay in aysan dowladda Kenya xiligaani awood buuxda u laheyn in ay wax ka qabato Al-Shabaabka kusii kordhaya gobolada waqooyi bari ee dalkaasi. Sirdoonka waxa ay sheegeen in gudaha Kenya ay kusoo badanayaan xubnaha ku biiraya…

      Read More

        Kenya Charges 5 in Garissa University Attack

        NAIROBI— Five men were charged on Thursday in connection with an attack by Somali Islamist gunmen on Garissa University College in northeast Kenya that killed 148 students, the worst militant attack in the east African nation in almost two decades. The assault on Garissa University on April 2, in which gunmen from Somalia’s al-Shabab group…

        Read More

          Arab League calls for providing aid to Somalia, Djibouti

          CAIRO, June 5 (KUNA) — Arab League Secretary General Nabil Al-Araby called Thursday on all governments, Arab and international organizations, to provide immediate humanitarian aid to Somalia and Djibouti, due to the increased burden and influx of local Somali and Yemeni refugees into the two countries. The remarks were made by Al-Araby during a meeting…

          Read More

            Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay Oo Lagu Gorfeeyey Mucaaridadda uu Guddoomiye Saleebaan Kala Horyimi Heshiiskii Dhawaan La Gaadhay iyo Nuxurka Xalal Dhawr ah Oo Lasoo Jeediyey

            Hargeysa:June,05,2015(SDN/QJ)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maalintii shalay, ayaa si weyn loogu lafo guray arrimo u badan xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan galay iyo waliba Muranka Guurtidu ka keentay Hannaankii xukuumaddu u turxaan saartay Khilaafkii ka dhashay Muddo-kordhinta. Sida Ilo Xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Hubaal, waxa Shirkaas Golaha Wasiirrada oo uu Shirguddoominayey Madaxweyne Siilaanyo lagaga Hadlay …

            Read More

              Solja Oo Soo Gunaanadday Kullan Saddex Maalmood Socday Oo Lagu Diyaariyey Qoshe-hawleedka Saddexda Sano ee Soo Socdo Ururku Yeelan Doono

              Hargeysa:June,05,2015(SDN/QJ)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maalintii shalay soo afmeeray Kulan saddex maalmood socday ay kaga arrinsanayeen Qorshe-hawleedka Saddexda sano ee soo socdu uu ururkaasi yeelan doono, kaas oo lagu qabtay Hutel Guled ee Magalada Hargeysa. Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan oo ka kala socday Hay’adaha ururrada Bulshada, daneeyayaasha Saxaafadda  somaliland, Hoggaanka…

              Read More

                Warbixin Daaha Ka Faydday Kala Sarraynta Meeqaamyada Baasaboorrada Caalamku Dunida ku Leeyihiin iyo Dalalka Geeska Afrika Oo Meelaha Ugu Hoosaysa la Dhigay

                Washington:June,05,2015(SDN/QJ)-Warbixin xiiso badan oo ay Maalintii shalay soo saartay Hay’adda Socdaalka Adduunku, isla-markaana lagu daabacay  wargayska socdaalada aduunka ayaa lagu sharraxay sida Baasaboorrada Dalalku ukala mudan yihiin, iyadoo la taxay sida ay tixgelinta ukala leeyihiin. Warbixintan, ayaa wax aka muuqda waxyaabo yaab badan, iyadoo dalal dunida awoodo iyo saamayn badan ku lihi kaga jiraan Meelo…

                Read More

                  Xildhibaan Buubaa Oo Beeniyey In Ciidamo Ethiopian ahi Garaacis iyo Jidh-dil u geysteen

                  Jig-jiga:June,05,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayey in Ciidamo Ethipian ahi jidh-dil u geysteen xilli uu ku sugnaa Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Xildhibaan Ibraahim Buubaa oo qoraal kooban oo uu kaga hadlaayey Arimahan ku baahiyey Bogiisa gaarka ah ee uu ku leeyahay Barta Facebook-ga ayaa…

                  Read More

                    Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgeeyay dood ku saabsan derbi Kenya ka dhiseyso xadka ay Soomaaliya la wadaagto

                    Muqdisho June 4, 2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Md Mahad Cawad ayaa saxaafada uga waramay Moshin ay xildhibaanada gollahaasi u soo gudbiyeen Shir Guddoonka. Mooshinka ayaa ah mid lagu gorfeynayo derbi ama gidaar ay dawlada Kenya ka dhiseyso xadka Soomalaiya ay la wadaagto, Md Mahada Cawad oo arinka sharaxayana waxa uu yiri “Moowshikaasi xildhaabanadu…

                    Read More

                      Wafdi ka socday dowladda mareykanka oo la kulmay madaxda sar-sare ee dowladda

                      Muqdisho June 04,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud, Ra’iizul wazaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waziirka arimaha dibadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliya ayaa si wadajir ah u qaabilay wafdi ka socdayd dowladda mareykanka oo muqdisho soo gaaray. Wafdigaani ka socday dowladda mareykanka waxaa hogaamineysay Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Argagixisada ee Wasaaradda…

                      Read More

                        Saxiixayaasha dastuurka uu yeelanayo maamulka Gobolada dhexe oo isaga baxay madashii shirka

                        Cadaado June 04,2015(SDNN/QJ)-Magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb oo muddo ka badan 3-bilood ka socdo shir maamul loogu sameynayo gobolada dhexe ee dalka ayaa maanta lagu balan sanaa in magaaladaasi lagu ansixiyo dastuurka maamulkaasi. Wararka aynu ka heleyno Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in odoyaashii lagu waday in ay Saxiixaan dastuurka maamulka Gobolada dhexe…

                        Read More

                          Nicholas Kay Oo Mar Kale Ka Hadlay Heshiiska Xisbiyada Iyo Muddo Kordhinta Guurtida

                          Nairobi 04.June 2015 (SDN/QJ)- Ergeyga QM ee Soomaaliya Mr. Kay oo shalay ka jawaabayey su’aalo lagu weydiinayey bartiisa Twitter ayaa sheegay in arrimaha ku saabsan doorashooyinka Somaliland lagu dhameeyo qaab dastuuri loo dhan yahay oo nidaamka dimoqraadiyada la raacay. Arrimaha doorashooyinka waa in lagu dhameeyo qaab dastuuri loo dhan yahay oo nidaamka dimoqraadiga la raacay.”…

                          Read More

                            Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ay Jidh dil u gaysteen Ciidamo ka Tirsan Ismaamulka Somalida Itoobiya

                            Wajaale 04.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiiilada Somaliland islamarkaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo shalay u kicitay Wadanka Itoobiya ayaa la sheegay inay garaacis iyo jidh dil ay u gaysteen Ciidan Itoobiyaan ah oo ka hawlgala tuulada Haroorayska loo yaqaan oo gudaha Itoobiya ku…

                            Read More

                              “Haddii Madaxweynaha Iyo Xisbiyadu Xal Isla Gaadheen, Waa In Sharciyadda La Is Waafajiya” Xildhibaan Waabeeye

                              Hargeysa, 04 June 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha 2-aad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay go’aanka guurtidu ku diiday heshiiskii dhexmaray Xukuumadda iyo Xisbiyadda, isla markaana wuxuu ku taliyay in la iswaafajiyo sharciga iyo xilliga xukuumadda iyo xisbiyadu isla gaadheen. Guddoomiye Waabeeye wuxuu sidaa ku tiraabay barnaamijka aragtida…

                              Read More

                                “Deegaanka waxa ku jira Xubin aan is-odhan karo Wasiirkaba way ka shilistahay” Aadan Dhoola Yare

                                Hargaysa 04.June 2015 (SDN/QJ)-Aadan Axmed Cilmi (Aadan-Dhoolayare) oo xil-wasiirnimo ka soo qabtay xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale tiraba laba jeer, xilliganna ka tirsan Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye, ayaa markii u horeysay si faahfaahsan u sharraxay sababtii uu ku kalliftay inuu isu-sharraxo Doorashadii Goleyaasha deegaanka ee dalka qabsoontay dabayaaqada sannadkii 2012-dii. Aadan Dhoola-yare, ayaa ka hor…

                                Read More

                                  Sucuudiga Oo Laba Milyan Oo Dollar U Ballan qaadday Cidda Xog Ka Bixisa Kooxo Dhawaan Dalkeeda Qaraxyo Ka Fuliyey

                                  Riyad:June,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Sucuudiga, ayaa Ballan qaadday inay Laba Milyan oo lacagta waddank Maraykanka ah siin doonto cid kasta oo gacan ka geysata soo qabashada Kooxo dhawaan Weerar ka geystay dalkeeda. Xukuumadda Sucuudiga ayaa ballan-qaadkaasi shaacisay kaddib markii ay soo bandhigtay magacyada 16 qof oo looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen weeraro is qarxin ahaa…

                                  Read More