Urur Samafal oo Shaaciyay in Xisbiga Waddani uu kala Noqday Gaadhi Landcruiser ah oo ay Hore ugu Deeqeen
Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Ururka samo-falka Midnimo oo ka hawl-gala gobolada bariga Somaliland ayaa eedayn culus u soo jeediyay Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, kadib markii uu ururkaasi ku qaanabay dibna uga ceshaday gaadhi Lancruiser ah oo hogaanka xisbigu hore ugu deeqay ururka. Tallaabadan ayaa ka dambsay markii ururka Midnimo uu doortay hogaan cusub, isla…
