Hooyo Hargaysa ku Umushay Sadex Caruur ah oo Mataano ah oo Caawimaad dalbatay DAAWO
Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Mataano Caruur ah oo Sadex ah oo Mar qudha Wada dhashay iyagoo Caafimaad qaba Waa dhacdooyin ku naadir ah Somaliland. Waxaa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Habeen hore ku umushay Hooyo lagu magacaabo Nimco Miyir Xaaji Ujeedadu ma ahaa in arrintani tahay wax aan hore u dhicin balse waxay Hooyadan sadexda…
