Hargeysa: Nin Batrool iyo Dab Isugu Daray Qoys ay Guri Ku Wada Jireen Oo ay is Afdhaafeen Iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay

    Hargeysa:June,27,2015(SDN/QJ)-nin kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa maalintii shalay khasaare gaadhsiiyey qoys  ay guri ku wada noolaayeen, kadib markii uu Batrool ku shubay, isla-markaana Dab qabadsiiyey Ninkii kale ee ay aqalka ku wada jireen. Dhaawac daran ayaa gaadhay Nin iyo Haweenay katirsanaa Qoyska kale, waxana dabku ku wada dhammaaday jidhka ninkaas, iyadoo Haweenay…

    Read More

      Muqdisho Oo Aan Xalay Lagu Qayilin Iyo Diyaaradihii Qaadka Siday Oo Garoonka Aadan Cadde Lagu Xannibay

      Muqdisho:June,27,2015(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho, ayaa habeenkii xalay ahaa aan wax qaad ahi gudaha usoo gelin, waxana Garoonka Aadan-cadde lagu xannibay12-diyaaradood oo qaad ka keenay dalka Kenya. Axmed Macalin Maxamed oo ka mid ah ganacsatada qaadka keenta Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay arrin foolxun inay Jimcihii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde, markii la diiday in laga soo saaro qaadka….

      Read More

        Xasan Sheekh Oo Sheegay inay Dawladiisu Gacan ka Geysanayso Xallinta Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland Gudaheeda Ka Taagan.

        Muqdisho:June,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekha Muqdisho, ayaa markale hadallo deelqaaf iyo gef ku ah shacabka somaliland iyo qarannimadooda kaga tiraabay munaasibad loogu dabbaal degayey 55-guuradii kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii somaliland ay xorriyadeeda ka qaadatay dalka ingriiska. Xasan Sheekh, ayaa somaliland hawada  usoo marayey hadallo beer-laxawsi ah, kuwaas  oo uu ku muujinayo jacayl…

        Read More

          Tiro Kamid ah Ciidamada Bururdi Oo Hubkii iyo Tuutihii Daadiyey Iyo Militeriga Soomalia Oo Soo Badbaadiyey Xilli ay Hal-ku-dhegyo Laableh ku Qaylinayeen

          Yaaq-bariweyne:June,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan 13-kamid ahaa ciidamada Burundi eek u sugnaa xeradii leego ee shalay shabaabku gumaadka ka geysteen, ayaa iyagoo jaahwareersan laga helay deegaanka yaaqbari-weyne oo ku taalla deegaanada leego iyo Wanla-weyn dhexdooda. Ciidankan, ayaa ahaa qaar firka naxsan, isla-markaana hubkii ay siteen iyo Dirayskii iska tuuray, waxana ay gacanta u galeen Ciidamo militeriga Somalia katirsan…

          Read More

            Ethiopia Oo Difaacday Maxbuus Dhalashada Britain Haysta Oo Muddo Xabsiga ugu jira

            Addis Ababa:June,27,2015(SDN/QJ)-Dawladda waddanka Ethiopia, ayaa si weyn u difaacday gacan-ku-haynta maxbuus dalka Britain u dhashay oo xabsigeeda ku jira, waxana ay ku adkaysatay inay si waafaqsan shuruucda caalamiga ah ula dhaqantay. Warbixinta Itoobiya ayaa ku soo beegantay xili dawlada Ingiriisku sheegtay in xaalada maxbuusku dhaawici karto cilaaqaadka labada dhan. Itoobiya ayaa Andargechew Tsige ku xukuntay…

            Read More

              “Ninka Kursiga doonaya ee Mucaaridka ahi, yuu noqonin oo walaaqin oo carruur iyo naago soo kicin oo shacabka wareer geline…..”Cabdi-waraabe.

              Hargeysa:June,27,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (cabdi-waraabe)oo kamid ah odayaasha ugu da’da weyn somaliland, isla-markaana talo-qabeennada ah, ayaa  si kooban uga Hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxana waanooyin u jeediyey  ragga hoggaanka dalka uu hungurigu ka hayo. Xaaji Cabdi oo shalay ka hadlayey munaasibad loo qabtay xuska 55-guurada kasoo wareegtay markii somaliland ay xorriyadda ka qaadatay ingiriiska, ayaa…

              Read More

                Akhri Nuxurka Dood Adag Oo Ay Jilbaha Isku Dareen Hoggaamiyayaasha Saddexda Xisbi ee Somaliland Iyo Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ku Adkaystay In Guurtidu Go’aankoodii ku Adkaysteen

                Hargeysa:June,26,2016(SDN/QJ)-Dood xiiso badan oo aad u adag, ayaa Habeenkii xalay ahaa ay foodda isku dareen Hoggaamiyahaasha saddexda Xisbi ee Somaliland, waxana siyaabo kala fogfog loo cabiray aragtiyo is haya oo dalka lagaga saari karo xaaladda uu haatan ku jiro. Dooddan oo uu Telefishanka Star TV isku dubo ridday, ayaa Saddexda Guddoomiye afkaartooda ku muujiyeen, waxana…

                Read More

                  Shan Kamid ah Wariyayaashii Idaacadaha SKY FM Iyo Shabelle Oo Magangelyo Laga Siiyey Talyaaniga

                  Rome:June,26,2015(SDN/QJ)-ugu yaraan shank amid ah wariyayaashii iyo maamulkii   idaacadaha xanniban ee Sky FM, iyo Radio Shabele ee magaalada Muqdisho ayaa  loo qaaday dalka talyaaniga kadib markii ay halkaasi ka heleen magangayo siyaasadeed. Tallaabadan, ayaa timi markii idaacadahan iyo dawladdu isku dhaceen, isla-markaana la joojiyey baahintii idaacadahani Magaalada Muqdisho ka hayeen. Qaadista wariyayaashaas, ayaa la sheegayaa…

                  Read More

                    Xoogagga Al-shabaab Oo Saaka Weerar Qorshaysa kula Wareegay Saldhig AMISOM Ku lahayd Deegaanka Leego

                    Leego:June,26,2015(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helay deegaanka leego ee Gobolka Sh/Hoose, ayaa sheegaya in Xarakada Ururka Al Shabaab ay weerar saf ballaadhan ah ku qaadeen xarunta ay AMISOM ku lahaayeen halkaas. Weerarka, ayaa ku bilowday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay afaafka hore ee Xeradaasi, waxaana xigay ciidan xoogan oo dagaal toos ah ku…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Barnaamijkii Xadiiska iyo xalqadii 3aad

                      Hargeysa June 26,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha diiniga ee aad inooga barateen iyo xalqadiisii 3aad fadiilatu Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Barnaamijka waxa isku soo dubo rida soona saara wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis3.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKA MAANTA  

                      Read More

                        In search of recognition

                        With some outside help, the self-declared independent state of Somaliland is slowly making progress The self-declared independent state of Somaliland, located in the Horn of Africa, is normally off the radar of mainstream media — you mostly hear about this corner of the world when al-Shabaab Islamic militants carry out a bloody terror attack, or…

                        Read More

                          World must condemn attack on UAE officials

                          The dastardly attack on a UAE relief convoy in the Somali capital of Mogadishu illustrates the sheer cowardice of Al Shabab terrorists. The act should be condemned internationally, given the UAE’s status as a country that promotes peaceful and humanitarian policies and its spotless reputation as a respected member of the global community of nations….

                          Read More

                            Dadaalkii Daahir Rayaale ee Aqoonsi raadista Somaliland,Codsi uu Maraykanka u Gudbiyay oo Wikileaks ay soo Bandhigtay

                            Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida ay faafisay shabakadda siraha faafisa ee Wikileaks wuxuu wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa Maraykanka ka dalbaday inay taageeraan hawlgal aqoonsi raadis oo uu Midowga Afrika ka dhex waday. Daahir Rayaale Kaahin oo wakhtigaas la kulmay masuuliyiinta Maraykan ah, wuxuu sheegay in dadka reer…

                            Read More

                              Ayaamaha Idlaaday,Hanjabaada Mucaaridka ee soo saarista Go’aan Xukuumada ka dhan ah iyo Aamusnaanta Qiil weyday ee Dawlada

                              Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada mucaaradka Somaliland, ayaa ku hanjabay inay go’aan midaysan ka soo saari doonaan sharcinimada xukuumadda KULMIYE, haddii aan wax heshiis ah la gaadhin inta ka horreysa waqtiga xilku ka dhammaanayo Madaxweynaha oo ku eeg 27 July 2015. Hoggaamiyayaasha labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI oo ay wehelinayeen siyaasiyiinta ku bahoobay…

                              Read More

                                Wasiir Warancade oo Qiray inaanu Shacbigu Jeclayn Mudo kordhinta Iyo Dhibka ka dhasha oo uu asteeyay DAAWO

                                Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Cadeeyay in Shacabka Somaliland aanay Jeclayn Mudo Kordhimaha la sameeyo Waxaanu xusay inay inta badan ka dhalato dhibaatooyin aan markii hore lagu xisaabtamin. Wasiir Warancade Waxa uu intaas ku daray in Xisbigii Udub ee uu ka tirsanaa Waxyeelo weyn ay gaadhsiisay…

                                Read More

                                  Qorshe Shirqool oo ay isku bahaysteen Sirdoonka dalalka Sudan iyo Masar oo ay Faafisay Shabakada Afka dheer Wikileaks

                                  Washington, 25 June, 2015 (SDN/QJ)- Sirdoonka Dalalka Masar iyo Suudaan, ayaa isku-dayey Qorshe ay doonayeen inay ku khaarajiyaan Madaxweynaha waddanka Koonfurta Suudan Salva Kiir iyo Sarkaal ka tirsan shaqaale hoosaadkiisa, iyada oo haya’daha Sirdoonka labada waddanka taageero ka helaya dowladda Boqortooyada Sucuudiga. Sida ay todobaadkan faafisay shabakadda Wikileaks oo gacanta ku dhigtay in ka badan…

                                  Read More

                                    Qaxoonti ka soo Cararay dagaalada Yemen oo ku Sugan Magaalada Laascaanood oo Noloshooda laga dayriyay DAAWO

                                    Laascaanood 26.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood Ku Sugan Qaxoonti Tiro badan oo ka soo cararay Qalalaasaha ka oogan dalka Yemen,Kuwaas oo laga dayriyay Xaaladooda Nololeed. Maamulka heer Gobol ayaa Baaq u diray Xukuumadda dhexe ee Somaliland, Hay’adaha Qaramada Midoobay kuwa Maxaliga ah,Ganacsatada iyo Cid kasta oo wax haysaa inay Gargaar…

                                    Read More