Magacyada Iyo Gobolada ay ka soo Jeedaan Arday Xufaad ah oo ku Guulaystay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan, Iyo Madaxweynaha oo Mid kale Qabanaya
Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Xaflad ballaadhan oo shalay galab lagu qabtay masaajidka Cali-Mataan ee badhtaamaha magaalada Hargeysa, ayaa lagu soo gebo-gabeeyey tartankii xifdiga Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadan oo loo qabtay arday ka socotay gobollada Somaliland. Tartankan xifdiga Qur’aanka kariimka oo sannad walba bisha barakaysan ee Ramadaan loo qabto arday ka kala socota dhamaan…
