Marwo Go’aansatay inay Aqalka Madaxtooyada Japan ku dhex dhaqdo Shini, Si ay u Barbarayso Marwada Madaxweyne Obama
Tokyo 16.July 2015 (SDN/QJ)- Haweenayda uu qabo Ra’iisul wasaaraha dalka Japan ayaa sheegtay inay doonayso inay shini ku dhaqato gudaha aqalka madaxtooyada. Haweenayda ayaa intaa ku dartay inay aad u jeceshahay dhaqashada shinida iyo waliba malabka Haweenaydan oo lagu magacaabo Akie Abe ayaa doonayso in shini gaadhaysa 10.000 ay ugu horayntii abuurto Shinidan ayaa la…
