Federal agents raid local Somali grocery

    A grocery store that specializes in Somali foods was the site of what appeared to be a federal raid Wednesday morning. Officials from the FBI and the United States Department of Agriculture were at Towfiq Grocery Store, 517 12th St. SE, from about 9:30 a.m. until well into the afternoon. Several bankers’ boxes — apparently…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka kusoo laabtay – DAAWO SAWIRRADA

      Muqdisho,16july,2015(QJ/SDN)-Waxaa shalay dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu ka soo qeybgaley u shirkii 3aad ee Maalgelinta & Horumarinta Qaaradda Afrika…   Shirkan ayaa ajendayaasha ugu weyn ee looga hadley waxaa ka mid ahaa qorsheynta barnaamijyo cusub oo lagu xaqiijinayo horumarka caalamka, sida iskaashiga waddamada,…

      Read More

        Dagaal culus oo dhex maray Ciidamada Huwanta ee ku sii siqaaya Degmada Baardheere iyo Al Shabaab

        Baardheere,16july2015,(QJ/SDN)-Ciidamada Huwanta, ayaa waxay dhowr jiho kaga sii siqayaan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, si gacanta Degmadaasi looga saaro Ururka Al Shabaab, oo ka arriminaayay sideedii sano ee la soo dhaafay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faaxdhuun oo qiyaastii 80km u jirta Degmada Baardheere, ayaa waxay gelinkii dambe ee Arbacadii ay Al…

        Read More

          Al Shabaab oo soo Bandhigtay Sawirrada,Magacyada iyo Aqoonsiyada in kabadan 50 Kamid ah Saraakiisha Ciidanka Burundi Ee Leego Lagu Dilay.

          Baardheere,16july,2015(QJ/SDN)-Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay magacayada iyo aqoonsiyada  gaarka ah ee in kabadan 50 askari iyo saraakiil katirsan ciidanka Burundi ee lagu laayay weerarkii Leego ee dhacay bilaawgii bisha Ramadaan. Xafiiska Warbaahinta ee Xarakada Alshabaab ayaa baahiyay dukumiintiyo muhiim ah iyo aqoonsiyada saraakiisha Burundi oo kabadan 50 iyadoona wadarta guud ee ciidamada Burundi looga dilay…

          Read More

            Three Somaliland opposition party officials resign

            Hargeysa,16july,2015(QJ/SDN)-Three top opposition party leaders in the breakaway Somaliland enclave have unexpectedly resigned amid leadership row, further unsettling the party which battles the government following a controversial term extension for the president. The three officials announced their resignation from Wadani party on Wednesday, citing leadership dispute within the party which has challenged the government led…

            Read More

              ‘’Suldaanka Waan Hambalyaynayaa Xilbuu Dhamaanteen inaka furtay Abwaankeenii Qaaliga ahaa Oo Dulmi Ku Xidhan Ayuu Gurmad Ugu Baxay Kuna Soo Guuleystay’’ Boqor Buur-madow.

              Hargeysa,16july,2105(QJ/SDN)- Boqor Cismaan Buur-madow ayaa markii ugu horraysay ka hadlay soo dayntii Abwaan Cabdiwaaxid cali gamadiid iyo hadalo horay uga soo yeedhay Suldaanka Guud ee Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir. Boqor buurmadow oo goordhoweyd Qoraal ku baahiyay Bartiisa Xidhiidhka bulshada ee Facebook ayaa ugu horreyn suldaan Maxamed ugu Hambalyeeyay sii dayntii uu kusoo guulaystay Abwaan Cabdiwaaxid Cali…

              Read More

                “Maxaa keenay inuu Isaaq Cadhoodo oo Dagaalamo,Runtii Somaliland waxay u baahan tahay Dhulbahante oo Noqda Somaliland,Cid kale oo ay wax la leeyihiin Ma Jirto” Dardaaran uu ka Tegay Marxuun Fu’aad Aadan Cade DAAWO

                Ankara 16.July 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa Dalka Turkiga ku Geeriyooday La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Gobolada Bari Marxuun Fu’aad Aadan Cade. Marxuunka ayaa dalkaasi u joogay Xaalad caafimaad oo ka dhalatay dhaawac ka soo gaadhay Jabniin lafeed iyo Qaliino dhinaca Wadnaha lagaga sameeyay . Dhanka kale Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Wararku…

                Read More

                  Waddamo Somaliland ku Jirto oo Markii u horaysay laga Fulinayo Mashruuc Biyaha Bada looga faa’iidaysanayo Wax soo saarka dalaga beeraha Iyo Dhaqaalaha ku Baxaya.

                  Birmingham, 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Mashruuc lagu kobcinayo dalagyada Beeraleydka ku nool dhulka lama-degaan-u-ekaha ah ee Geeska Qaaradda Afrika isla markaana ay ku baxayso malaayiin Dollar, ayaa lagu wadaa in laga fuliyo deegaanno ka tirsan Somaliland, iyadoo khubaro ka socota jaamacad ku taala dalka Ingiriisku dhowaan dalka u iman doonaan daraasaynta mashruucan. Mashruucan oo ujeeddadiisu…

                  Read More

                    “Wikileaks waa Website caalami ah,waxaas uu soo saaray dee horta lama beenin karo” La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Dr Dixood

                    Hargaysa 16.July 2015 (SDN/QJ)-Dr. Cumar Cilmi Dixood, lataliyaha madaxweynaha Somaliland ee dhinaca siyaasadda, ayaa sheegay inaan la dafiri karrin xogta shabakadda siraha dunida faafisa ee Wikileaks soo bandhigtay kuna sheegtay in 18-02-2012 xukumadda Siilaanyo heshiis lagu samaynayo Federal la saxeexatay Somalia. Dr. Dixood oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in Wasiirkii arrimaha dibadda ee…

                    Read More

                      “Midowga Yurub wuxuu doonayaa inuu 20% ka jaro dhaqaalaha uu siiyo AMISOM.” Iyo Halista soo wajahaysa Madaxweyne Xasan Sheekh.

                      Nairobi 16.July 2015 (SDN/QJ)- Midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee ciidamada AMISOM ee Somaliya ku sugan ayaa la sheegayaa inuu qorshaynayo sidii uu 20% uga jari lahaa dhaqaalaha uu siiyo ciidamada AMISOM. Wargeyska Sunday Nation ee ka soo baxa wadanka Kenya ayaa dhawaan qoraywarbixin uu  ilo diblomaasiyadeed ka soo xigtay oo u sheegaysay…

                      Read More

                        Maxaa ka Jira in Xukuumadda Masar Maalinta Ciidul Fidri ay Dal-dalayso Madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi?

                        Qaahira 16.July 2015 (SDN/QJ)- Dawlada Masar ayaa la sheegaya inay dil dal-dalaad ah ku fulin doonto Madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursil kadib markii dil lagu xukumay. Wararkan sheegaya in dilkan dal-dalaalad ah lagu fulin doono Maxamed Mursi, ayaa waxa lagu baahiyey Shabakadaha Bulshadu ku xidhiidho, waxaana sidoo kale baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta…

                        Read More

                          Wefti Sare oo Xukuumadda Somaliland ka socda oo Ceerigaabo gaadhay, Saluug laga Muujiyay isu dheeli tirkooda DAAWO

                          Ceerigaabo 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Xilli muddooyinkii ugu danbeeyey ay jiraan khilaafaadyo beeleed oo sababay dilal iyo arrimo kale oo ka dhex aloosan qaar ka mid ah beelaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo,ayaa waxa Shalay galab magaalada Ceerigaabo Soo gaadhey Wefti uu hor kacayey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed X. Cali (Cadami) oo ay weheliyeen Wasiirka Khayraadka…

                          Read More

                            Wada Xaajoodyadii Puntland iyo Dawlada Federaalka oo Guul daro ku dhamaaday iyo arimaha la isku mari waayay

                            Garowe 16.July 2015 (SDN/QJ)- Wadahadalkii magaalada Garowe uga socdey dowlada federaalka, Puntland iyo Jubaland ayaa guuldaro kusoo dhamaadey kadib markii qodobadii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid la diidey. Kulankii shalay oo dib la isugu soo noqdey ayaa guddiyadii ka socdey maamulka Puntland, Jubaland iyo Federaalka waxaa mid walba ku adkeysay qodobada ay soo bandhigeen. Waftiga Ra’isal…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Sheegay in aanu Aqbalayn In Gudoomiyaha Awdal uu ku soo Farogeliyo Shaqadiisa DAAWO

                              Berbera 16 July, 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa sheegay inaanu Gudoomiye Maxamud Cali Saleebaan Ramaax oo ka Mas’uul ah Gobolka Awdal aanu ka Yeelayn inuu Farogeliyo hawsha uu Gobolka Mas’uulka uga Yahay, Waxaanu Intaas ku daray in Gudoomiye Ramaax marka uu Yimaado Gobolka Saaxil uu si sharaf leh. https://www.youtube.com/watch?v=HMOXRBZe_XI

                              Read More

                                Janaraal Ciidan oo ka Caasiyoobay Maamulka Madaxweyne Gaas oo Ladqabe loogu Celiyay Garowe Iyo Shakiga Taagan

                                Garowe 16.July 2015 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenkii hore ee booliska Puntland Gen. Muxiyaddiin Axmed Muuse iyo Taliyihii Hore ee Ciidamada Sirdoonka Puntland (PIA) Cabdi-yare ayaa shalay galab dib ugu laabtay magaalada Garowe oo ay Cadho kaga Maqnaayeen. Boqollaal dadweyne ah ayaa saraakiishan kusoo dhoweeyey tuulada 22aad, waxaana intaas kadib loo soo gudbiyey labada guri ee ay…

                                Read More