Sidee ayay Warbaahinta Dunnidu uga hadashay Khilaafka Soohdimeed ee Somalia iyo Kenya? DAAWO
Nairobi 08.July 2015 (SDN/QJ)- Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa weli ku heshiin derbiga ay Kenya doonayso inay ka dhisto xadka labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waraysi uu goor here siiyay warbaahinta u sheegay in Kenya ay markii hore ku heshiiyeen inay xoojinayso oo ay dib u qalabayn ku suubinayso meelaha xadka ee la’isaga kala goosho…
