Bulshada rayidka ah oo warbixin ku faahfaahiyey xaaladaha xuquuqal-insaanka,Xorriyatul-qawlka, caddaaladda iyo hannaanka garsoorka ee Somaliland
Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Ururrada bulshada rayidka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay u gudbiyey Qarammada Midoobay warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo la xidhiidha xaaladaha xuquuqal-insaanka ee Somaliland. Warbixinta bulshada rayidka oo ka kooban 15 bog, waxa si gaar ah loogu gudbiyey Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qarammada Midoobay taariikhdu markay ahayd 1 July…
