Shaqaalihii Ka Hawlgeli Jirey Jaamacadda Hargeysa Oo Shaqo-joojin Ku Dhawaaqay Iyo Sababaha ay Cuskadeen
Hargeysa:Jully,28,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar dheeri ah oo laga helayo shaqaaqada ka taagan jaamacadda Hargeysa, waxana gebi ahaanba shaqo joojin ku dhawaaqay shaqaalaha ka Hawlgala jaamacaddaas, kadib markii ay ka cawdeen dhibaatooyin naftooda lagu halis gelinayo oo soo noqnoqday. Sida uu idaacadda VOA-da u xaqiijiyey Madaxa shaqaalaha Jaamacadda Hargeysa Md Cabdirisaaq Maxamed Muuse, waxa ay shaqaaluhu…
