Akhri Magaca Sarkaal Al-shabaab Katirsanaa Oo Ciidamada Dawladdu Gacanta Ku Dhigeen
Xudur:Jully,27,2015(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo katirsan Maleeshiyada Ururka Al-shabaab, gaar ahaan Gobollada Bay iyo bakool, ayaa gacanta ciidamda Dawladda Galay, sida uu warbaahinta u sheegay Taliye-ku xigeenka Ciidanka Xoga dalka ee Gobolka Baay. Sargaalkan ayaa la sheegay in uu kasoo baxsaday dagaalada ka soo cusboonaaday gobolada baay iyo bakool iyadoo ujeeddadiisu ahayd inuu dhiimasho ku galo Magaalada…
