DAAWO: Muxaadiro Dardaarankii Nebiga NNKH. Sh.Shacbaan
HALKAN KA DAAWO MUXAADIRADA DARDAAARANKII NEBIGA NNKH

qurbejoog
HALKAN KA DAAWO MUXAADIRADA DARDAAARANKII NEBIGA NNKH
Hargeysa:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay dibu dhaca ku yimi doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka ka dhici lahaa badhtamaha sanadkan aynu ku jirno, waxana uu saluug ka ka muujiyey muddo-kordhintii ay Guurtidu samaysay oo uu ku tilmaamay mid wakhti lumis ah. Prof. Samatar oo dalka maraykanka ku sugan, una warramay qaar kamid…
Hargeysa:-Jully,03,2015(SDN/QJ)-Khubaro cilmi-nafsiga ku xeel dheer oo kasoo kala jeedda Dalalka Britain, Shiinaha, Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa daraasad ay si wada jir ah u sameeyeen lagu ogaaday dadka adduunka ugu wahsiga badani dalalka ay ku nool yihiin, iyadoo soomaaliduna ka galeen meel hoosaysa. Daraasada ayaa waxaa lagu sheegay in inta badan shucuubta caalamka ay yihiin kuwo…
Hargeysa:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo katirsan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland, ayaa si kulul u cambaareeyey dhaawacyo iyo jidh-dil la sheegay inay ciidanka madaxtooyadu u geysteen Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo isla golaha wakiillada katirsan. Xildhibaanka oo Xalay warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay in xildhibaanka Madaxtooyada lagu weeraray u waxyeello aad ah qabo, waxana uu…
Muqdisho:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo ciidamada qalabka sida ee Somalia, waxa Bilaabmay qorshe ciidamadaasi ku iibinayaan Hubkii ay lahaayeen, iyagoo sidoo kale Rasaastii ay haysteen iibkeeda bilaabay. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadaasi sidaas u yeeleen kadib markii ay waayeen mushaharaadkoodii muddo lagu qiyaasay lix bilood, iyagoo hubkooda iyo rasaastoodaba…
New York:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa ka markhaati kacay awoodda soo kordhaysa ee Ururka Al-shabaab, waxana uu qiray inay wali leeyihiin awood ay dhibaatooyin badan ku geysan karaan. Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika General David Rodriguez oo arrintan ka Hadlay, ayaa warbaahinta u sheegay in Kooxda Al-shabaab tahay koox aan la dhayalsan Karin. Taliyaha, ayaa ku waramaaya…
Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Md. Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo askar la socotay ay ku dhex garaaceen qasriga Madaxtooyada, isla markaana goobta lagu dhibaateeyey uu joogay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancadde. Md. Xasan Cawaale Caynaan waxa uu tilmaamay in…
Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa in Labada Cisho ee fooda inagu soo haya midkood Safar Shaqo uu ugu Kicitimaan dalka Boqortooyada Sucuudiga taas oo ka dhigaysa Booqashadii 1aad ee Madaxweyne ka socda Somaliland ku tago Wadankaasi. In kasta oo si rasmi ah…
Washington 03.July 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoon yahanada Somaliland ee Ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa ka hadlay Fagaare uu ka Cadhooday oo lagaga hadlayay arrimaha Somaliland.
Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay shirkado laga leeyahay dalka Shiinaha oo danaynaya inay maalgashi ku sameeyaan Somaliland. Wasiir Biixi oo dib ugu soo laabtay Hargeysa shalay, kadib safar uu ugu maqnaa dalalka Jabuuti oo uu kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 38-aad ee ka soo wareegtay xorriyaddiisa…
Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku baaqay in dadka aqoonta u leh diinta islaamka xilal ka qabtaan xafiisyada dawladda iyo goobaha lagaga shaqeeyo danaha caamka ah. Garyaqaan Aadan oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey arday tartan qur’aanka ah uga socday Masaajidka Cali-mataan ee…
Hargeysa, 03.July 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland iyo Culimada magaalada Hargeysa qaarkood, ayaa si adag uga hadlay Mashruuc ay si wada-jir ah u fulinayaan hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan qaarkood iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshda, kaas oo dhiirigelinaya sidii looga hortagi lahaa sidii looga hortagi lahaa Guurka Xilliga hore ee…
London 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xubno Siyaasiyiin ah oo ka Tirsan Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa Sheegay inay Dacwad u Gudbiyeen Wasaarada Arrimaha Dibada ee Uk taas oo ka dhan ah Madax ka tirsan dawlada Somaliland oo haysta dhalashada dalka Ingiriiska. London SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Guumays 03.July 2015 (SDN/QJ)- Saddex nin ayaa ku nafwaayey gudaha magaalada Guumays kaddib markii xilligii Afurada ee xalay rag hubaysan oo ka soo jeeda degaanka Guumays ay rasaas la beegsadeen dhawr nin oo ka soo jeeda degaanka Oog oo sida la sheegay socoto ku galay halkaas. Raga rasaasta lala beegsaday ayaa la sheegay inay Sadex…
Riyad 03.July 2015 (SDN/QJ)- Maalqabeen oo ka tirsan qoyska Boqortooyada dalka Sucuudiga, ayaa ballanqaaday inuu hanti dhan $32 bilyan oo dollar u bixinayo sadaqo ahaan. Ninkan oo la yidhaa Amiir Al-waleed Bin Talal, ahna bilyaneer hanti badan haysta, ayaa sheegay in lacagta qaadhaanka ah ee uu bixinayo ugu talogalay in lagu maalgeliyo mashaariic kor loogu…
Qahira 03.July 2015 (SDN/QJ)- Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee waddanka Masar, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay sameeyaan kacdoon lagaga soo horjeedo dawladda millatari ee dalkaas, kadib markii ciidanka boolisku toogasho ku dileen 13 xubnood oo ka mid ah ururkaas. Qoraal ka soo baxay masuuliyiinta sare ee Ikhwaanul Muslimiin, ayaa lagu sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin khatar…
Gaza 03.July 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Khaliifada Islaamka ee loo yaqaano ISIS ayaa markii u horeysay fariin hanjabaad ah u dirtey Ururka Xamaas ee ka taliya marinka Gaza iyo qeybo kale oo kamid ah Falastiin. Dagaalyahano ka tirsan ISIS ayaa fariin muuqaal ah ay iska soo duubeen ugu hanjabeen Xamaas, isla markaana wacad ku marey in…
Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa in muddo ah waxay u jiiftay xanuun ay sheegtay in uu hayay 4sano, Cudurkaas oo ah mid burburinaya lafaha uu ku dhisan yahay Jidhku waxaana isku soo laabmaya Hilibka jidhka kadib markii ay ka dhamaadeen lafaha isu haya jidhka ibnu aadanka https://www.youtube.com/watch?v=pvxBTITd0zY
Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida…
Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida…