Go’aanka maxkamada sare ee dastuuriga ihi wuxuu badka soo dhigay aqoon darida sharciyeed ee siyaasiyiinteena mucaaridka ah
Maansha allah marka hore go’aanka maxkamada sare waxaan leeyahay hanbalyo gudoomiye waad asiibtay xaqa iyo sharciga aad u hiilisay,ummadu ku geli mayso qof raba inuu u taliyo sharcigana doonaya in uu ku tunto,waxaan leeyahay waxaad u hiilisay qaranimada iyo dastuurka somaliland,waxaad dhigtay halkii ay ahayd,waxaanad siisay cidii awooda u lahayd ee lagaga murmayey,mahadsanid gudoomiye waxaad…
