War Deg Deg Ah:Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Dhacay Caawa Suuq Ganacsi Oo Borama Ku Yaalla Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Rasaas Ay Suuqaasi Ku Fureen.

    Borama,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka caawa laga helaayo magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in dablay hubaysan  ay weerareen caawa suuq ganacsi oo ku yaalla badhtama Borma, iyaga oo halkaasi rasaas ooda kaga qaaday waxaana,ay galeen oo ay lacago badan ka dhaceen goob ganacsi oo wayn oo lagu magacaabo Muuse Caamir oo lagu safiro lacagaha kala duwan….

    Read More

      Wasiir Cukuse Oo Martiqaad Lagu Khatimay Casuumadihi Hore U Sameeyay Safiirka Jabuuti U Soo Magacawday Somaliland. +Sawiro+DAAWO

      Hargaysa 17.Aug 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradasi ayaa hadhimo Sharafeed lagu soo khatimay casuumadihii hore, wuxuu ku qaabilay Safiirka dalka Jabuuti u soo magacawday inu u fadhiyo Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cumar Xuseen. Hadhimo sharafeedkan oo ka qabsoomay Huteelka Hana, waxa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ay kamid ahayeen,…

      Read More

        Diyaarado Duqeeyay Gaadiid Ay WateeXoogaga Alshabaab oo Marayay Duleedka Masagawaa.

        Masagawaa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo degmada Masagawaa ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Xalay ay Diyaarado Dagaaal Duqeymo u geysteen Gaadiid ay wateen xoogag ka tirsan Al-shabaab, iyadoo aan illaa hadda la ogeyn khasaare ka dhashay duqeyntaas.   Goob-joogeyaal ku Sugan Degmadaas oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay Duqeyntu ahayd mid xooggan ay arkeen gaadiid…

        Read More

          MPs reject mediations, insist on president’s impeachment

          Monday, August 17, 2015—One of the leading legislators pushing the president’s impeachment campaign  over corruption allegations has ruled out talks to end the political bickering, calling the president to follow suit to the former Somali president Abdullahi Yusuf who resigned after parliament tried to impeach him in 2008. More than 93 legislators have lodged the…

          Read More

            Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Go,aanka Ay Ka Sugayaan Maxkamada Sare, Xaalada Gobolka Buuhoodle Iyo Dilalka Shacabka Iyo Ciidanka

            Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka.   Gudoomiye cirro  oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa golaha wakiilada ayaa waxa uu ka hadlay dilalka soo noq noqonaya ee ka dhex dhacaya ciidanka, dilalalka shacabka, xaalada gobolka Buuhoodle iyo go,aanka ay ka sugayaan…

            Read More

              Letter of Condemnaation of the Massacres in Merka, Hiiraan, Galgaduud

                                                              CONCERNED SOMALI CITIZENS   IN THE DIASPORA     (Page 1 of 7)   Contact Info: Abdulaziz Hagi Mohamed Hussein                                                                                                        somrights@gmail.com                                                                                                         Sh. Hassan Jamici                                                                                                        xasanjaamici@gmail.com                     …

              Read More

                Jabuuti oo Mareykanka ku wargelisay in xeradoodii ciidmada Obock ay ku wareejisay China

                Jabuuti Aug 17,2015(SDN/QJ)-Dalka Jabuuti oo ah dalka qura ee Africa xarun ciidan Mareykanku ku leeyahay ayaa waxa soo baxaya warar tibaaxaya in madaxweynaha dalkaasi uu haatan ka soo dhaweysanayo dalka China. Xukuumada Jabuuti ayaa dawlada Mareykanka ku wargelisay in xeradooda ciidan ee magaalada Obock lagu wareejiyay 10,000 oo ka mida ciidamada dalka China. Wargelintan ayaa…

                Read More

                DHAGAYSO: Wareysi Gaar Ah Canab Maxamed Daahir, Haweenaydii Ugu Horreysay Ee Isku Soo Taagta Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya.

                Minneapolis Aug 17,2015(SDN/QJ)-Canab Maxamed Daahir oo ah Haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka soomaaliya, ayaa iyadoo ku sugan magaalada  St. Cloud Minnesota ee dalka maraykanka ayaanu la yeelanay Wareysi gaar ah  oo ku saabsan siyaasadda soomaaliya guud ahaan. gaar ahaan Doorshada 2016ka lagu wado in ay ka qabsoonto…

                Read More

                  Taliyihii Hore Ee Ciidamada Kenya Oo Ku Baaqay In Militeriga Kenya Laga Saaro Gudaha Somalia

                  Nairobi:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Inkastoo ciidamada Waddanka Kenya ee Gudaha Somalia ku sugani wali kusiii adkaysanayaan inay Halkaas kasii dagaallamaan, ayuu Jeneraal sare oo katirsan ciidanka Kenya ku baaqay in ciidamada waddankiisa si degdeg ah looga soo saaro Soomaaliya. Jen.Julius Karangi oo ah taliyihii hore ee ciidamada melleteriga Kenya ayaa ugu baaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in uu si…

                  Read More

                    Xoogag Katirsan Al-shabaab Oo Saacado Ka Khudbadeeyey Goobo Ku Yaalla Gudaha Dalka Kenya

                    Lamu:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inay markale gudaha u galeen Gobolka Xeebta dalka Kenya, isla-markaana ay dadweynaha Halkaas ku nool Khudbado u akhriyeen. Afhayeenka Al-shabab ee u hadla Marka ay Dagaalka qaadaan Sheikh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Al-shabaab ee Al-andulus ayaa sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay Mudo Saacado ah la…

                    Read More

                      Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka gobolka dadka badan Pakistan ee Punjab Oo Lagu Dilay Weerar Ismiidaamin

                      Punjab,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka gobolka dadka badan ay ku noolyihiin Pakistan ee Punjab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah, waxaana lala dilay 14 qof oo kale. Shuja Khanzada ayaa Axadii shalay lagu dilay xilli uu ku sugnaa gurigiisa oo ku yaala degmada la yirahdo Attock, oo qiyaastii 100 KM dhinaca waqooyig galbeed ka xigta…

                      Read More

                        Nuxurka Erayo Uu Wasiir Xirsi Ka Jeediyey Shirnabadeed Laba Beeleed Uga Socda Magaalada Caynabo

                        Caynaba:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Mudane Xirsi Cali Xaaaji Xasan, Wasiirka madaxtooyada Somaliland, ayaa ammaanay shir nabadeed laba beelood uga furmay magaalada Caynaba, kaas oo salka ku haya sidii loosoo afjari lahaa Dilal dhawaan labadaas beelood dhexdooda uga dhacay. Bilawgii bishii July ayaa degaanka Guumeys waxaa lagu dilay laba nin, waxaana ku dhaawacmay 6 ruux. Ragga dhintay ayaa ka soo…

                        Read More

                          Xarun Lagu Tababarayo Dadka Xajka Soo Gudanaya Oo Muqdisho Dhexdeeda Laga Hirgeliyey

                          Muqdisho:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Xarunta loo yaqaanno maqaamu ibraahim ee Gudaha Magaalada Muqdisho, ayaa laga hirgeliyey goob loo ekaysiiyey xaramka, waxana halkaas lagu tababarayaa Boqolaal qof oo sanadkan gudashada waajibaadka xajka diyaar u ah. Xaruntan oo laga dhex dhisay dhismaha Maqaamu Ibraahiim ayaa lagu magacaabaa Safaa, iyadoo dadka tababarka qaadanaya ay si ficil ah u sameynayaan qaababka loo xajiyo….

                          Read More

                            ‘AU troops killed Somali wedding guests’

                            African Union soldiers allegedly killed six people at a wedding in Somalia’s port town of Merca, Human Rights Watch (HRW) has said. The AU has already said it is investigating allegations that its soldiers were involved in killing civilians in the town in July. But this is the first detailed account of this alleged incident,…

                            Read More

                            ‘’Walaalaheen Somaliland Godob baa Laga Galay, Godobtii Laga Galayna Nin Soomaali ah Oo Soomaaliya Madaxweyne Kasoo Noqday Oo Yidhi….” MS.Canab Maxamed Daahir

                            Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-  Canab Maxamed daahir oo ah Haweenay u sharraxan xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay shakabaddan Qurbejoog.com ku sheegtay in dadka reer Somaliland la dulmiyay oo godobo laga galay, iyadoo canab sheegtay in aan weli laga garaabin godob ay sheegtay in laga galay shacabka Somaliland, ‘’Walaalaheen Somaliland godob baa…

                            Read More