Dagaal Laba Beelood u dhexeeya oo Saaka ka dhacay Deegaanka Qoriley ee Gobolka Sool
Qoriley,30Aug,2015(QJ/SDN)-Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa lagu soo Warramayaa inuu Saaka ka dhacay Tuulada Qoriley oo 86-KM Koonfur-bari kaga Aaddan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalkan oo u dhaxeeya laba dhinac oo Sannado badan colaado dhexmarayeen inkastoo dhowr jeer oo hore lasoo afjaray, dagaalkan oo la sheegaey inay lix qof ku naf-waayeen; halka ay…
